Hassan Sheikh Mohamud (@hassansmohamud) 's Twitter Profile
Hassan Sheikh Mohamud

@hassansmohamud

The President of The Federal Republic of Somalia

ID: 753709234831917056

linkhttps://hassansheikh.so/ calendar_today14-07-2016 21:54:19

750 Tweet

382,382K Followers

1 Following

Hassan Sheikh Mohamud (@hassansmohamud) 's Twitter Profile Photo

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka iyo umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Marxuum Maxamed Sh Cusmaan Jawaari oo muddo dheer u soo shaqeynayey qarankeenna.