Hassan Awad (@hassancawed) 's Twitter Profile
Hassan Awad

@hassancawed

Former Managing Director of Dahabshiil Group South and Central Somalia||Executive Board Member Dahabshiil Group.

ID: 907089680935608320

calendar_today11-09-2017 03:53:27

135 Tweet

868 Followers

19 Following

Hassan Awad (@hassancawed) 's Twitter Profile Photo

Maanta waxa Madaxweyne Ismail O. Gelle iyo Madaxweyne Hassan Sh. Mohamud si wadajir ah u soo xidheen madal ay qabatay HERITAGE oo lagaga arrinsanayey dhibaatada isbedelka cimilada oo ah arrin aanay weli ka heshiin kuwii dhibka geystay (Polluter) iyo kuwii loo geystay oo innaga ah

Hassan Awad (@hassancawed) 's Twitter Profile Photo

Waa ka xumahay dhiigga ku daatay Baydhabo. Gacan ka hadal xal uma aha khilaafyada siyaasadeed. Reer Baydhabo wada hadal ha ku dhammaysteen khilaafka siyaasadeed nabadgelayadana ha la ilaaliyo.

Hassan Awad (@hassancawed) 's Twitter Profile Photo

Oh Allah, Lord of people, heal, you are the healer, there is no cure except your recovery, a cure that leaves no disease. Ilaahay idamkii xanuun danbe lagu arki maayo.

Hassan Awad (@hassancawed) 's Twitter Profile Photo

Dhacdo ama qof midna ha ku mashquulin ee nolosha aragti ka yeelo. Aragtida ayaa waxa jooga iyo waxa soo socdaba lagu maareeyaa.

Hassan Awad (@hassancawed) 's Twitter Profile Photo

Ciid Mubarak Ummadda Muslimiinta meelkasta oo ay joogaan. تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال. كل عام وانتم الف خير.

Ciid Mubarak Ummadda Muslimiinta meelkasta oo ay joogaan. تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال. كل عام وانتم الف خير.
Hassan Awad (@hassancawed) 's Twitter Profile Photo

Many Somali politicians, scholars, and commentators misrepresent how states break apart, often portraying separation as entirely peaceful or voluntary. History tells a different story. Since 1971, many countries have split under various circumstances. Some splits occurred