Golaha Shacabka BJFS (@golaha_shac_jfs) 's Twitter Profile
Golaha Shacabka BJFS

@golaha_shac_jfs

The Official Twitter Account of the House Of the People Somali Federal Parliament

ID: 873848104658796544

linkhttps://parliament.gov.so calendar_today11-06-2017 10:23:18

1,1K Tweet

4,4K Followers

5 Following

Golaha Shacabka BJFS (@golaha_shac_jfs) 's Twitter Profile Photo

XUBNAHA CUSUB EE XUKUUMADDA OO LAGU HORDHAARIYEY GUDDIGA JOOGTADA EE GOLAHA SHACABKA BJFS Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goobjoog ahaa dhaarinta labada xubnood ee ka mid noqanaya Golaha Wasiiradda XFS.

XUBNAHA CUSUB EE XUKUUMADDA OO LAGU HORDHAARIYEY GUDDIGA JOOGTADA EE GOLAHA SHACABKA BJFS 

Guddoomiyaha <a href="/Golaha_shac_JFS/">Golaha Shacabka BJFS</a> Mudane Sheekh <a href="/AadanMadobe/">Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe</a> Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa goobjoog ahaa dhaarinta labada xubnood ee ka mid noqanaya Golaha Wasiiradda XFS.