Hon Abderrezaق (@galadgmt2) 's Twitter Profile
Hon Abderrezaق

@galadgmt2

## The Best Evidence Of Our Culture Is The Language Of Our Conversation. 🇸🇴 Much love ..and God bless you

ID: 3139934830

calendar_today06-04-2015 09:53:21

156 Tweet

326 Followers

2,2K Following

Hon Abderrezaق (@galadgmt2) 's Twitter Profile Photo

من قرأ سورةَ الكهفِ في يومِ الجمعةِ أضاء له من النورِ ما بين الجمُعتَين❤️

Dawlada kenya ayaa mamnuucday calamada qabiilada Soomaalida Ee xafladaha ku dhigta dalkaasi kenya .waxa kaliyah Ee la ogolyahay ayaa ah maalinta Calanka Soomaaliyeed .

Madaxweyne Xassan Sheikh ayaa xeradii Gen, Gordan magacii Jeneraalka Soomaaliyeed ka tiray, isagoo amray in loo bixiyo magaca Korneyl Shisheeye Imaaraati ah. Xassan Sheikh ayaa todobaadkan usocda Imaaraatka Carabta, isagoo dhinaca Abu Dhabi u gudbinaya in uu sarkaalkoodii lagu 1

Madaxweyne Xassan Sheikh ayaa xeradii Gen, Gordan  magacii Jeneraalka Soomaaliyeed ka tiray, isagoo amray in loo bixiyo magaca Korneyl Shisheeye Imaaraati ah.
Xassan Sheikh ayaa todobaadkan usocda Imaaraatka Carabta, isagoo dhinaca Abu Dhabi u gudbinaya in uu sarkaalkoodii lagu 1
Hon Abderrezaق (@galadgmt2) 's Twitter Profile Photo

Dowladda Somaliya ayaa si rasmi ah u diray warqad looga reebayo cidamada Burundi kaqeybgalka howlgalka #AUSSOM“Somaliya waxay Burundi uga mahadcelineysaa dadaalkii ay 17-kii sano ee la soo dhaafay sameeyeen”. Waxaa cad in Masar ay bedeli doonto Burundi howlgalka cusub ee #AUSSOM.

Dowladda Somaliya aya 35-sano ka dib ku guulaysatay inay ka baxdo liiska dowladaha lagu leeyahay qaaranka Golaha Ammanka ee Qaramada Midobay.Dowladda aanan bixin qaranka ayanan wax cod ah ku yeelan doonin fadhiyada goalaha loo dhanyahay ee Qaramada Midobay, sida ku cad liiskan

NUQUL: Heshiiska Shidaalka ee Turkiga iyo Somaaliyo Heshiiska PSA ( production sharing agreement).ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga waxa uu qeexayaa dhowr hannaan oo maaliyadeed oo lagu maamulo sida dakhliga shidaalka loo qaybsanayo. Sadax ka mid ah hannaanadan ayaa kala ah

Hon Abderrezaق (@galadgmt2) 's Twitter Profile Photo

NUQUL: Heshiiska Shidaalka ee Turkiga iyo Somaaliyo.. 1. Royalty( Saamiga ay Qeyb ahaan u heleesa Soomaaaliye) 2. Cost Recovery( celinta Qaraska galay Qandaraaslaha) 3. Profit split( Qeybsiga Faaiidada Shidaalka la soo saray)

Hon Abderrezaق (@galadgmt2) 's Twitter Profile Photo

Maanta waa ra,iisal wasaarayashii soo maray Dalka ,Hadaba waa midkee midka Dalka iyo Dadka soomaliyeed wax uqabtay Mudadii uu xilka hayey , Nala wadaag Fikirkaaga iyo waxa Aad ka xasuusato .