Feysal Saney (@feysal_saney) 's Twitter Profile
Feysal Saney

@feysal_saney

Public Figure | Political analyst | author of Social Affairs | Activist of Community development and Founder of Astaanso Youth Association

ID: 988635674332065793

calendar_today24-04-2018 04:28:07

126 Tweet

143 Followers

1,1K Following

Somalia Live Update (@hassanistiila) 's Twitter Profile Photo

The bodies of seven “very young” health workers and a shop owner were found Thursday in Gololey village in middle Shabeelle region. It was not clear who was responsible for the killing. Tonight Somali army chief Brig Gen. Odowaa Yusuf denies that SNA was involved in the killings.

The bodies of seven “very young” health workers and a shop owner were found Thursday in Gololey village in middle Shabeelle region. It was not clear who was responsible for the killing. Tonight Somali army chief Brig Gen. Odowaa Yusuf denies that SNA was involved in the killings.
The Washington Post (@washingtonpost) 's Twitter Profile Photo

Minnesota governor says Friday night’s unrest was "reminiscent of Mogadishu and Baghdad" during faith leaders gathering wapo.st/2XHQsha

Somalia Live Update (@hassanistiila) 's Twitter Profile Photo

Somali govt set to reopen the National Theatre in the capital of Mogadishu soon. Two years ago the President of Federal Republic of #Somalia, Mohamed Abdullahi (Farmaajo) has laid a foundation stone to re-build the National Theatre.

Somali govt set to reopen the National Theatre in the capital of Mogadishu soon. Two years ago the President of Federal Republic of #Somalia, Mohamed Abdullahi (Farmaajo) has laid a foundation stone to re-build the National Theatre.
Investigative Dossier (@i_dossier) 's Twitter Profile Photo

Jubbaland officials say regional admins in Gedo have collapsed after the federal govt replaced commissioners for 6 of region’s 7 districts. Jubbaland argues move unconstitutional. Pro-federal govt officials blame Jubbaland for the intervention by Fed govt voasomali.com/a/5445895.html

Amina Mussa Wehelie (@aminawehelie) 's Twitter Profile Photo

Curadkeeyga ayaa curtay! Waa darajo la gaaro iyo mansab aan sannooyin sugaayey. (sawirka). Aniga iyo Ayuub, intiinii ii soo hambalyeeysayna, waa mahadsan tihiin, alxamdulillaah. #AyeeyoAmina

Curadkeeyga ayaa curtay! Waa darajo la gaaro iyo mansab aan sannooyin sugaayey. (sawirka).
Aniga iyo Ayuub, intiinii ii soo hambalyeeysayna, waa mahadsan tihiin, alxamdulillaah.
#AyeeyoAmina
Ilhan Omar (@ilhanmn) 's Twitter Profile Photo

Aato Our meeting changed my life. How could I write a book and not talk about how instrumental you were in my journey 😊 I will forever be grateful for your friendship and trust. It meant a lot to me. Thank you for your dedication to Somalia and our community.

Aato (@abdisalamaato) 's Twitter Profile Photo

If you do good without seeking acknowledgement, one day it will pay off. This tweet and the mention in the book is something I wasn't expecting but I'm humbled. I sent it to my daughters and they're so proud of their papa ❤️, that's all I ever wanted.

If you do good without seeking acknowledgement, one day it will pay off.
This tweet and the mention in the book is something I wasn't expecting but I'm humbled.
I sent it to my daughters and they're so proud of their papa ❤️, that's all I ever wanted.
Nasra Bashir Ali (@nasrabashiir) 's Twitter Profile Photo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka.
Dr. Nur Dirie Hersi “Fuursade” (@engfuursade) 's Twitter Profile Photo

#Technology is one of the key factors to solve developmental problems But #Africa suffers a huge tech gap which hampers its development. Some in the continent are now building their tech base. Could #Somalia one day be a tech hotspot like #Estonia? Refer below for more info

#Technology is one of the key factors to solve developmental problems

But #Africa suffers a huge tech gap which hampers its development. Some in the continent are now building their tech base.

Could #Somalia one day be a tech hotspot like #Estonia?

Refer below for more info
Dr. Nur Dirie Hersi “Fuursade” (@engfuursade) 's Twitter Profile Photo

Dagaalkii sookeeye wuxuu dalka ku reebay burbur saami wayn oo lagu waayey naf, maal, & kala dambayn. Tusaale eeg liiska 36 warshad oo qiimo weyn oo ay Dawladda lahayd uu dagaalkii galaaftay Nasiib wanaag waxaa soo ifbaxaya jiil cusub Maxaase ka baran karnaa taariikhdaas madoow?

Dagaalkii sookeeye wuxuu dalka ku reebay burbur saami wayn oo lagu waayey naf, maal, & kala dambayn. Tusaale eeg liiska 36 warshad oo qiimo weyn oo ay Dawladda lahayd uu dagaalkii galaaftay

Nasiib wanaag waxaa soo ifbaxaya jiil cusub

Maxaase ka baran karnaa taariikhdaas madoow?
Dr. Nur Dirie Hersi “Fuursade” (@engfuursade) 's Twitter Profile Photo

Dawlad la’aantii dalka ka jirtay 1991 ilaa 2000 & dawladihii awoodda yaraa ee ka dambeeyey waxay qasbeen in shacbiga Soomaaliyeed isku tashto Nasiib wanaag, taa waxay dhalisay in uu “PRIVATE SECTOR”-ka xoogeysto; waana jihada maanta caalamka u socdo fursadna u ah dhallinyarada

Dawlad la’aantii dalka ka jirtay 1991 ilaa 2000 & dawladihii awoodda yaraa ee ka dambeeyey waxay qasbeen in shacbiga Soomaaliyeed isku tashto

Nasiib wanaag, taa waxay dhalisay in uu “PRIVATE SECTOR”-ka xoogeysto; waana jihada maanta caalamka u socdo fursadna u ah dhallinyarada
Dr. Nur Dirie Hersi “Fuursade” (@engfuursade) 's Twitter Profile Photo

1960kii waxaa loo yaqaanaa SANADKII AFRIKA. Waxaa xoroobay 17 dal ay #Somalia ka mid tahay Waxaa la filayey in ay Somalia noqoto tusaalaha dawladnimo ee #Afrika maaddaama ay yihiin dad firfircoon ee isku luqad, #diin, #dhaqan & #qowmiyad ah Maxaa qaldamay? Eeg liiska 17kii dal

1960kii waxaa loo yaqaanaa SANADKII AFRIKA. Waxaa xoroobay 17 dal ay #Somalia ka mid tahay

Waxaa la filayey in ay Somalia noqoto tusaalaha dawladnimo ee #Afrika maaddaama ay yihiin dad firfircoon ee isku luqad, #diin, #dhaqan & #qowmiyad ah

Maxaa qaldamay?

Eeg liiska 17kii dal
Dr. Nur Dirie Hersi “Fuursade” (@engfuursade) 's Twitter Profile Photo

Mid ka mid ah hantida salka u ah kobaca dhaqaale ee dunida maanta waa “Human Capital” Hantidaa ma’ahan qalab ama dhismo ee waa aqoonta, xirfadda & kartida dadka Waa lama huraan in hay’adaha dawliga & shirkadaha gaarka ee dalka maalgeliyaan hantidaas si dalka & iyaguba u kobcaan

Mid ka mid ah hantida salka u ah kobaca dhaqaale ee dunida maanta waa “Human Capital”

Hantidaa ma’ahan qalab ama dhismo ee waa aqoonta, xirfadda & kartida dadka

Waa lama huraan in hay’adaha dawliga & shirkadaha gaarka ee dalka maalgeliyaan hantidaas si dalka & iyaguba u kobcaan
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Fikir iyo talo wadaag dheer, kaddib waxaan halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba #AmmaanoIyoAdeeg

Fikir iyo talo wadaag dheer, kaddib waxaan halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba
#AmmaanoIyoAdeeg
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u hambalyaynayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Maxamed Xuseen Rooble. Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo mas’uuliyadda, kuna guuleeyo howlaha loo idmaday. Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inaan garab istaagno #AmmaanoIyoAdeeg

Waxaan u hambalyaynayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Maxamed Xuseen Rooble. Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo mas’uuliyadda, kuna guuleeyo howlaha loo idmaday. Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inaan garab istaagno
#AmmaanoIyoAdeeg