Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile
Universal TV

@tvuniversal

Universal Somali TV is the 1st Digital Online Live TV Station in Somalia

ID: 132645790

linkhttp://universaltvsomali.net calendar_today13-04-2010 20:18:10

42,42K Tweet

13,13K Followers

36 Following

Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

Xildhibaan Sanyare" Dowlada waa looga adkaaday aadan yabaal ee xeelad dagaal loogama bixin waana lagu fashilmayaa. #Somalia youtube.com/watch?v=ONH5m-…

Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

Wareysi Gaar ah Heshiiska Shidaalka ee Soomaaliya iyo Turkiga. Agaasimihii hore ee Wasaarada Batroolka ee XFS Karar Doomey ayaan weydiinay Su'aalaha ku xeeran Heshiiskan.

Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

DEG DEG:Ciidamada Ilaalada Golaha ee Baarlamaanka oo Wariyaasha Xoog iyo Jirdil u Adeegaaday. #Somalia #Mogadishu #Somalia

Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

Axmad Ciise Cawad" Wasiirka warqada uqoraaya C6+ xalane ma gali karo iyadoon Askari Ugaandheys ah uusan baarin. #Somalia Amb Ahmed Isse Awad youtu.be/5bHss34UTK0

Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

Dr Xasan Sheekh Cali" Nidaamka hada jira waa in uu meesha ka baxaa oo Soomaali ay markale dagaashaa si koox xoog leh oo Dalka qabsata" #Somalia

Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

🇸🇴🤝🇺🇸 ICA Somalia, in partnership with the U.S. Embassy Mogadishu, Somalia U.S. Embassy, has commenced a 4-day PISCES training in Mogadishu aimed at strengthening border security. The program, led by U.S. experts, focuses on enhancing officer skills in identity verification, monitoring movements,

🇸🇴🤝🇺🇸 ICA Somalia, in partnership with the U.S. Embassy Mogadishu, Somalia  U.S. Embassy, has commenced a 4-day PISCES training in Mogadishu aimed at strengthening border security.

The program, led by U.S. experts, focuses on enhancing officer skills in identity verification, monitoring movements,
Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

The rollout of the PISCES system by @icasomalia, in partnership with Department of State & U.S. Embassy Mogadishu, Somalia, marks a leap in Somalia’s capacity to detect ID fraud, tackle transnational crimes, and improve intelligence sharing. Ties with INTERPOL bolster national security.

Garoonka Boosaaso wuxuu noqday xero millatri oo ay dowladda Imaaraadku ka daabusho Ciidamo Calooshood-ushaqaystayaal ah" Cabdiwahaab Shiekh Cabdisamad

Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

Arinta Somaliland waa gaar laakiin Puntland xaqiiqada ayey imaaneysaa,Dadka Soomaaliyeed inay xornimo Hargeysa iyo Garoowe uga dagaan baan rabnaa" Ra'iisulwasaare Xamse oo ka hadlay muranka E-Visa. #Somalia #somaliland

Universal TV (@tvuniversal) 's Twitter Profile Photo

Teendho ku laabasho ma aanan aqbalin doorasho dadban way dhimatay,Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Qabiil laguma fadhin-doono ee Xisbiyo ayaa lagu dooran-doonaa"