Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile
Naima dagan

@sunsaal

Instagram( naima1_dagan)

ID: 1052274615207321600

calendar_today16-10-2018 19:06:33

861 Tweet

1,1K Followers

704 Following

Abdisalam Yusuf (@abdisalamisma1) 's Twitter Profile Photo

Dawladii ⁦Omar Sharmarke⁩ waxa la dhaariyey 2/22/2009, 16 beri ka dib #Nairobi waxa ka socday shir looga hadlayo #MoU horay #AbdullahiYusuf u diiday. Haddaba, marka ⁦Sharif Sheikh Ahmed⁩ leeyahay waxba kama ogayn ee mar danbe bay ii sheegeen sow run ma noqon karto?

Dawladii ⁦<a href="/OmarSharmarke/">Omar Sharmarke</a>⁩ waxa la dhaariyey 2/22/2009, 16 beri ka dib #Nairobi waxa ka socday shir looga hadlayo #MoU horay #AbdullahiYusuf u diiday.

Haddaba, marka ⁦<a href="/HESharifShAhmed/">Sharif Sheikh Ahmed</a>⁩ leeyahay waxba kama ogayn ee mar danbe bay ii sheegeen sow run ma noqon karto?
Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Sufyan ibn 'cuyayna ( Allaah ha u naxariisto) wuxuu yiri: " Caaqilku ma aha qofka og wanaaga iyo xumaanta, laakiin qofka caaqilka waa qofka haddii uu arko wanaaga raaco, hadd ii uu xumaanta arko ka fogaada.

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Ax iyo way soomaaliyeey kharanimo waxeey tahay ama lagu gartaa dal jiro iyo calan🇸🇴 jiro i Umad yahay Qabiil kiyo Qaranimadu waa laba Aan isqaadi karinoo Waligood is qabaneeyn Waa Qori dab iyo gaas hadii aan lakala qarin iya geeys Qarxinayee😭😭

Dalbile (@dalbile05) 's Twitter Profile Photo

Cairo R Ninkaa ilmada iska masaxaya waa Gen. MaxamedCali Al-Sharmaani oo ah Aabaha dhalay qareenkeenii dacwadii badda inoo qaabaysay Mona Al Sharmaan. Janaraal Sharmaan ayaa ilmeeyay maanta mar uu booqday Safaarada Som ee magaalada Qaahira halkaas oo uu horay ahaa safiir ugu ahaa

Cairo R
Ninkaa ilmada iska masaxaya waa Gen. MaxamedCali Al-Sharmaani oo ah Aabaha dhalay qareenkeenii dacwadii badda inoo qaabaysay Mona Al Sharmaan. Janaraal Sharmaan ayaa ilmeeyay maanta mar uu booqday Safaarada Som ee magaalada Qaahira halkaas oo uu horay ahaa safiir ugu ahaa
Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Waa in ay jiraan wax 'nolosha' kaaga muhiimsan oo ah 'hadaf' kuu gaar ah in aad leedahay, kaas oo hirgala geeridaada ka hor ama ka dib.

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Somalida dhamaantood Hal dhag baa dalooshooy Ku maqlaan dhawaaqee Dhagta kalena yaw fura Dhaayaha laftooduna Dhawaan aragga mooye Ma dheehdaan fagaantee Yaa dhaha u fiirsada

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Qofkaan wadne lahayn waxaa ka taga raxmada Qofkaan caqli lahayna waxaa ka taga xigmada Qofkaan damiir lahayna waxaa kataga wax walba 😎

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Hooyooyinka somaliyeed sharaf u daa Hooyooyinka soomaaliyeed howl karnimo u daa Hooyooyinka soomaaliyeed daacadnimo u daa Hooyooyinka soomaaliyeed hibonimo u daa Hooyooyinka soomaaliyeed adeeg iyo gacan furan u daa ( allow cizi iyo sharaf sii hooyooyinkeena qiimaha baddan

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Sabarka isdhiibid Maaha... Habsaamiduna Wahsi Maaha... Aamusnaantana Tanaasul Maaha... Garaadka ee Lagu Faanaa Yididiilo Maaha!

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Kacab al-Axbarr wuxuu yiri: " Ilaahay nimcada uu addoonka ugu deeqo adduunka dhexdiisa isago uga mahad naqaya Allaah, isuna Duleynaya Allaah, mahad celintaasi wax tarkeeda adduunka ayuu illaahay kusiinaya , aakhirana wuu kor yeelaya..

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Sekenkii dhacaba Ruux aad sugtoo Kali kuu sawiran Marka uu siyaar Subaxdii timaad Surinkaad degtiyo Sabadaa ku tago, Isagoo sed iyo Ubax kuu sidoo Aan sacab marneyn Laabtiyo sadriga Kaa galay sawiro.. .

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

Hasan al-Basri (Alle ha u naxariisto) wuxuu yiri: Maalintaada waa martidaada ee wanaaji , haddii aad wanaajiso waxay latagi mahad celintaada , haddii aad xumayso waxay latagi ceebtaada, habeenkaaga waa sidoo kale.

Naima dagan (@sunsaal) 's Twitter Profile Photo

masha allaah HAMBALYO wiilasheena guusha nosoo hoyiseen kasokw waxaan kufaraxsanahay soomaali iney midowday cawaalihii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 la ilaaway maanata caalamka kamuudo maasha allaah calankeygow ha dhicin weligaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍