Sadaam cabeeye (@sadaam_2) 's Twitter Profile
Sadaam cabeeye

@sadaam_2

somali journalist And Activist Social Media.

ID: 1524805860140122112

linkhttps://www.facebook.com/sadaamcabeeye calendar_today12-05-2022 17:38:46

436 Tweet

277 Followers

553 Following

Sadaam cabeeye (@sadaam_2) 's Twitter Profile Photo

Waxan Ugu hambalyeynaa Shacabka Deegaanka Somalida Xuska Maalintii Aas aaska Deegaanka Somalida 23Jan 1993 Oo Ku Beegan 23/ 1/2025 oo ah maalintii la yagleelay dawladnimada Shacabka Deeganka. Abdijaliil Osman Bashiir-Wabax Muna-Layla Hers MP. Omer-Ziad Ibrahim Ahmed πŸ‡ͺπŸ‡Ή Mustafe M. Omer

Wafti ka socda dalka somalia ayaa lagu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Garaad wiil waal ee Magalada jigjiga, wakhtigan ayaa ka qaybgali doona xuska 32sano guurada munaasibada Aas aaska DDS.Bashiir-Wabax @FrauSchwarz3 Muna-Layla Hers MP. Omer-Ziad Ibrahim Ahmed πŸ‡ͺπŸ‡Ή Mukhtar Alaska

Waxa manta xadhiga laga jaray guryo wadared dhan 13 guri oo laga dhisay degmada shabelay e gobolka masuuliyiin hogaminayo wasirka wasarada warabka iyo Dh/joogisu hoseyo Dr Abraham Belay iyo wasirka mdx toyada DDS Dr Xusen qasim.Bashiir-Wabax Ahmed Mowlid Hassan MP. Omer-Ziad Ibrahim Ahmed πŸ‡ͺπŸ‡Ή

Shieaynaha 2aad ee xisbiga barwaaqo ayaa maanta ka furmay magalada adis ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Kulanka shirwaynaha xisbiga ayaa lagu go,aamin doona qoddobo la xidhiidha masiirka dalka. Ahmed hussein Abdijaliil Osman Ahmed Mowlid Hassan Bashiir-Wabax

Raysal Wasaaraha Somalia Mudane xamse Cabdi Bare oo Ku dhawaaqay Aqoonsiga SSC Khaatumk State, khaatumo waadeegan iyo Maamul Goboleed Ka Tirsan Dawlada Federalka Somalia. Bashiir-Wabax Jibril Qoobey Muna-Layla Hers

Bashiir-Wabax (@bashiirwabax) 's Twitter Profile Photo

Hogaan hadaad maqashay waa Mw Mohamed Farmaajo waana haybadii tusaale nool oo ku suntan haybadii dawladnimo. Kafog qabyaalad iyo musuq xataa ay cadeeyeen mucaaradkiisu. Aduunka waa loo istagaa meesha uu maraba wuxuuna kor uqaaday qiyamkii dalkiisa iyo dadkiisa oo guyaal badan hoos

Bashiir-Wabax (@bashiirwabax) 's Twitter Profile Photo

Xabiibul Mallaayiin Madaxweyne Mohamed Farmaajo Mahasanidβœ”οΈwaxaad noqotay Siyaasiga keliya ee ka soojawabay Codsigii dhalinyarada Hogaamiye La dareen markasta Shacabkiisa waxaan kuu rajaynayaa markale inaad Soo celiso rajada shacabka iyo dawladnimadii umadda Soomaaliyeed 2026 πŸ€πŸ«‚πŸ‡ΈπŸ‡΄

Xabiibul Mallaayiin Madaxweyne Mohamed Farmaajo Mahasanidβœ”οΈwaxaad noqotay Siyaasiga keliya ee ka soojawabay Codsigii dhalinyarada Hogaamiye La dareen markasta Shacabkiisa
waxaan kuu rajaynayaa markale inaad Soo celiso rajada shacabka iyo dawladnimadii umadda Soomaaliyeed 2026 πŸ€πŸ«‚πŸ‡ΈπŸ‡΄
Bashiir-Wabax (@bashiirwabax) 's Twitter Profile Photo

Intii isbadalku dhacay kadib waxaa iskuulo,isbitaalo iyo wadooyin faro badan lagu magacaabay dad loo asteeyey inay u dhinteen qadiyada deegaankan..... Mustafe M. Omer madaxwaynaha DDS.

Mustafe M. Omer (@mustafe_m_omer) 's Twitter Profile Photo

Once the epicenter of long wars, the recovery of Degahbour town is uplifting. Nothing symbolizes the peace and tranquility that replaced the tension and trauma that used to define this town more than the new Degahbour Public Park, where families nowadays spend their

Abiy Ahmed Ali πŸ‡ͺπŸ‡Ή (@abiyahmedali) 's Twitter Profile Photo

The development of the Anbesa Garage - Jukrose - Goro Square corridor has brought transformative changes to a once congested area. The addition of walkways, parking facilities, children’s playgrounds, shops, public plazas, public toilets, and designated taxi and bus bays has

Sadaam cabeeye (@sadaam_2) 's Twitter Profile Photo

Jigjiga: Madaxwayne Mustafe Muxummed Cumar ayaa maanta qaabilay orodyahanno u dhashay Deeganka Soomaalida,balse dalal kala duwan oo Yurub ah ku matala tartannada orodka ee caalamiga ah. Madaxweynaha aya kala hadlay sidii ay u baraarujin lahaayeen dhallinyar Mustafe M. Omer

Jigjiga: Madaxwayne Mustafe Muxummed Cumar ayaa maanta qaabilay orodyahanno u dhashay Deeganka Soomaalida,balse dalal kala duwan oo Yurub ah ku matala tartannada orodka ee caalamiga ah.
Madaxweynaha aya kala hadlay sidii ay u baraarujin lahaayeen dhallinyar Mustafe M. Omer
Sadaam cabeeye (@sadaam_2) 's Twitter Profile Photo

Xarunta Dalxiiska Shabeelay Ee Gobolka Faafan Dawlad Deegaanka Somalida, Waa mashruuc ahmiyad wayn u leh, shacabka deegaanka iyo dalka,Korna u qaadi dona dhaqalaha shcabka shaqo abur badana samayndoona, waa midkamid ah hindisaha R/W Abiy. Abiy Ahmed Ali πŸ‡ͺπŸ‡Ή Mustafe M. Omer