๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ…

@real________g

ID: 1772590420498726912

calendar_today26-03-2024 11:44:41

133 Tweet

65 Followers

76 Following

Ahmed E. Osman Karaash (@ahmedkaraash) 's Twitter Profile Photo

Galabta waxaa booqasho iigu yimi Col Yuusuf Cabdi Cali(Tuke) oo kamid ahaa Saraakiishii dowladii dhexe ee Soomaaliya. Col Tuke wuxuu ka mida ahaa Saraakiishii Sare ee kasoo jeeday deegaanada SSC-Khaatumo doorka muuqdana kulahaa dhismihii iyo hogaaminti Ciidankii Xooga dalk

Galabta waxaa booqasho  iigu yimi  Col Yuusuf Cabdi Cali(Tuke) oo kamid ahaa Saraakiishii dowladii dhexe ee Soomaaliya.

Col Tuke wuxuu ka mida ahaa Saraakiishii  Sare ee kasoo jeeday deegaanada SSC-Khaatumo doorka muuqdana kulahaa  dhismihii iyo hogaaminti Ciidankii Xooga dalk
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

-Gadh hunguriya habaryonis iyo herer nin joga leh -Wixi habar xabusheda iyo holif dacawa leh -Hadal gaaban hiil aan waxtarin habar awal baaleh -Haduu awarka heeryada ka rido hoogay arab baaleh -Hilba qudhuna gadabursigi hursan jiray baa leh -๐’๐š๐ฒ๐ข๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐.!

-Gadh hunguriya habaryonis iyo herer nin joga leh

-Wixi habar xabusheda iyo holif dacawa leh 

-Hadal gaaban hiil aan waxtarin habar awal baaleh  

-Haduu awarka heeryada ka rido hoogay arab baaleh 

-Hilba qudhuna gadabursigi hursan jiray baa leh 

-๐’๐š๐ฒ๐ข๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐.!
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

Labiyo toban kii jannaay Ayaan talo loo dhan yahay Taleex kaga baaqnayoo Calanka taagnaye miyaan Tiriigii Dawladnimo Awood lagu taabbo gelin 12ka January baa inoo balan ah"๐Ÿ”ฅ๐ŸŽ

Labiyo toban kii jannaay 
Ayaan talo loo dhan yahay 
Taleex kaga baaqnayoo
Calanka taagnaye miyaan 
Tiriigii Dawladnimo 
Awood lagu taabbo gelin 

12ka January baa inoo balan ah"๐Ÿ”ฅ๐ŸŽ
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ugu hambalyaynayaa dhammaan shacabka iyo maamulka SSC-Khatumo munaasabadda 13aad ee aasaaska SSC-Khaatumo Calan .Ciid.Shacab. iyo Ciidan ba waxaan idiin leeyahay Eeb sanadakn sanadkiisa nabdagalyo barwaaqo caafimada ha inagu gaarsiyo 12-1-2025 ๐Ÿ’™๐ŸŽ

Waxaan ugu hambalyaynayaa dhammaan shacabka iyo maamulka SSC-Khatumo munaasabadda 13aad ee  aasaaska SSC-Khaatumo

Calan .Ciid.Shacab. iyo Ciidan ba waxaan idiin leeyahay Eeb sanadakn sanadkiisa nabdagalyo barwaaqo caafimada ha inagu gaarsiyo 

12-1-2025 ๐Ÿ’™๐ŸŽ
Supreme Garaad JR. (@supreme_garaad) 's Twitter Profile Photo

A high level delegation from SSC-Khaatumo State of Somalia led by former president Ahmed Karaash whoโ€™s accompanied by Garaad Abdillahi Garaad Saleebaan, Ugaas Mohamud Ugaas Abdullahi and Garaad Abdikarin Ali Nuur have been welcomed in Badhan by Suldaan Siciid Suldaan Abdisalam.

Ahmed E. Osman Karaash (@ahmedkaraash) 's Twitter Profile Photo

Galabta waxaan magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag kaga qayb galay xidhitaanka Shirweynaha Beelaha Maxamuud Harti, Siciid Harti iyo Bahwadaagtooda oo uu gogoshiisa dhigay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan.

Galabta waxaan magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag kaga qayb galay xidhitaanka Shirweynaha Beelaha Maxamuud Harti, Siciid Harti iyo Bahwadaagtooda oo uu gogoshiisa dhigay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan.
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

Kumaan helin sabaalee Ragbaan siisaytay keligii Sigashiyo dhararan umaray suluf colaadeed Seben iyo waxaan kala dhexbaxay kaare siliskii ๐Ÿซก๐ŸŽ

Kumaan helin sabaalee Ragbaan siisaytay keligii 
 
Sigashiyo dhararan umaray suluf colaadeed 

Seben  iyo waxaan kala dhexbaxay kaare siliskii

๐Ÿซก๐ŸŽ
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

Alla yaa raxma adeer Axmed Saleebaan Dafle๐Ÿคฒ - Mid kamida kubaartii dunida Afrikaanka iyo ta soomaalidaba kusoo jaastay Gaylame aan garabkiisa xiddigaha, calamada, liidadka, Astaanta qaranka iyo garaaddaduba ka degi jirin, xilka iyo darajaduna haybadda uu ku xaragoodo ahayd.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Alla yaa raxma 
adeer Axmed Saleebaan Dafle๐Ÿคฒ

- Mid kamida kubaartii dunida Afrikaanka iyo ta soomaalidaba kusoo jaastay Gaylame aan garabkiisa xiddigaha, calamada, liidadka, Astaanta qaranka iyo garaaddaduba ka degi jirin, xilka iyo darajaduna haybadda uu ku xaragoodo ahayd.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

Balaaqi Hadalka Heli Og, Aftahan Ah, Siyaasi Aan Gaban Dareenka Dadkiisana Ixtiraama abdirizak khalif Ahmed Haddii Eebe idimo Axada innoo balan ah iyo Laascaanood. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ #KhalifforSSCK2025

Balaaqi Hadalka Heli Og, Aftahan Ah, Siyaasi Aan Gaban Dareenka Dadkiisana Ixtiraama abdirizak khalif Ahmed 

Haddii Eebe idimo Axada innoo balan ah iyo Laascaanood. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ

#KhalifforSSCK2025
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

Kuwo berigii Axmed karaash Laascanood ku dagalamayay Xamar joogay oo aan xataa hablaha dhaawaca lahayn jirin baa leh saaka waa Horgal Karaash. Adduunaw Caaryaale.

Kuwo berigii Axmed karaash Laascanood ku dagalamayay Xamar joogay oo aan xataa hablaha dhaawaca lahayn jirin baa leh saaka waa Horgal Karaash.

Adduunaw Caaryaale.
Ahmed E. Osman Karaash (@ahmedkaraash) 's Twitter Profile Photo

Waxaan soo dhoweynayaa islamarkaana hambalyaynayaa dhismaha Dowladda cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya. Dhismaha maamulkan oo soo maray heerar kala duwan waa himilo ay in badan ku taamayeen bulshada deegaanku, waa iftiin iyo yididiilo cusub oo horseed u noqon karta midnimo.

Waxaan soo dhoweynayaa islamarkaana hambalyaynayaa dhismaha Dowladda cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya.

Dhismaha maamulkan oo soo maray heerar kala duwan waa himilo ay in badan ku taamayeen bulshada deegaanku, waa iftiin iyo yididiilo cusub oo horseed u noqon karta midnimo.
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐ก๐š๐œ๐›๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐Ž๐ ๐š๐๐ž๐ง๐ข๐š ๐’๐š๐ง๐š๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐š ๐Ÿ’๐Ÿ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐›๐ก๐š๐๐๐š ๐–๐š๐๐š๐ง๐ข๐ ๐š ๐—๐จ๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Ž๐ ๐š๐š๐๐ž๐ž๐ง๐ข๐ฒ๐š! ๐จ๐ ๐š๐๐ž๐ง๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฑ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š! ๐Ž๐๐‹๐…๐Ÿซก๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฒ

๐‚๐จ๐ง๐ ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐ก๐š๐œ๐›๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐Ž๐ ๐š๐๐ž๐ง๐ข๐š ๐’๐š๐ง๐š๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐š ๐Ÿ’๐Ÿ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐›๐ก๐š๐๐๐š ๐–๐š๐๐š๐ง๐ข๐ ๐š ๐—๐จ๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Ž๐ ๐š๐š๐๐ž๐ž๐ง๐ข๐ฒ๐š!

๐จ๐ ๐š๐๐ž๐ง๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐๐ก๐ฎ๐ฑ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š!

๐Ž๐๐‹๐…๐Ÿซก๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ฒ
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

A better city doesnโ€™t happen on its own โ€” itโ€™s built by its people. Your vote is the voice of change! Cast your vote on November 4th so we can have real leadership that works for the people. #Vote4Change ๐Ÿ—ณ๏ธ #YourVoteIsPower #November4 โ€” donโ€™t miss it!โ€ Omar Fateh Ilhan Omar

A better city doesnโ€™t happen on its own โ€” itโ€™s built by its people.
Your vote is the voice of change!
Cast your vote on November 4th so we can have real leadership that works for the people.

#Vote4Change ๐Ÿ—ณ๏ธ
#YourVoteIsPower
#November4 โ€” donโ€™t miss it!โ€

<a href="/OmarFatehMN/">Omar Fateh</a> 
<a href="/IlhanMN/">Ilhan Omar</a>
๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

Today, President Prof. Hassan Sheikh Mohamudโ€™s visit to Las Anod brought joy and excitement. The community welcomed him warmly, inspiring hope and progress in the region. Maa niin loo tuuran ahay any tayda nooqtaye .!? Hassan Sheikh Mohamud ๐Ÿซก๐ŸŽ

๐‡๐š๐ณ๐š๐ฆ ๐Ÿฆ… (@real________g) 's Twitter Profile Photo

โ€ขMarka firdhiye Xamar tago waa horgal hawiye Xamarโ€™na waa Magaalo Hawiye oo aan mudnayn in qof daarood ah tago โ€ขMarka deni tagoโ€™na Waa Halyey Daarood oo Caasimadii Soomaaliyeed u socdaโ€™ Gabaygii Dhagadheere wuxuu ahaaโ€™ Ma munaafaq baa tahay sidiiโ€ฆ!๐Ÿคฃ๐Ÿค”

โ€ขMarka firdhiye Xamar tago waa horgal hawiye Xamarโ€™na waa Magaalo Hawiye oo aan mudnayn in qof daarood ah tago

โ€ขMarka deni tagoโ€™na Waa Halyey Daarood oo Caasimadii Soomaaliyeed u socdaโ€™

Gabaygii Dhagadheere wuxuu ahaaโ€™ Ma munaafaq baa tahay sidiiโ€ฆ!๐Ÿคฃ๐Ÿค”