Ibrahim Omer (@ibra_omar101) 's Twitter Profile
Ibrahim Omer

@ibra_omar101

Software Developer | Team Lead @GoraSomalia | Exploring the future with Blockchain & Web3

t.me/IbrahimHajiOmar

ID: 1694951317733552128

linkhttp://Ibrahimomar.com calendar_today25-08-2023 05:54:44

692 Tweet

6,6K Followers

537 Following

Ibrahim Omer (@ibra_omar101) 's Twitter Profile Photo

Egypt waa dalka ugu horreeya Afrika marka ay beerashada noqoto. Waa dalka u badan ee dibadda u dhoofiya khudaarta. Waa wadanka ugu horreeya Afrika ee qamadiga ugu badan soo saara. Hadana sidaas oo ay tahay kaliya 2milyan oo hektar oo dhulkooda ah ayaa beerasho ku wacan oo ay

Alphajournal! Waxaan dabka soo saaran Alphajournal – madal si gaar ah loogu talagalay dadka ku jira crypto iyo forex trading. 🚀💹 La soco trade-yadaada, qiimee go’aannadaada, oo kor u qaad fahamkaaga suuqa. Garaadka macmalka ah (AI) ayaa kaa caawinaya inaad si caqli leh u

Hunter (@100xhunter25) 's Twitter Profile Photo

We’re building Alpha Journal – Smart Trading Journal Powered by AI Log trade faster. Learn from your mistakes. Trade with discipline. Launching at the end of June. 🔁 RT to support

We’re building Alpha Journal – Smart Trading Journal Powered by AI

Log trade faster. Learn from your mistakes. Trade with discipline.

Launching at the end of June.

🔁 RT to support
Ibrahim Omer (@ibra_omar101) 's Twitter Profile Photo

Maan waa maalintii carafo, waa maalinta kaliya ee uu Alle samada koowaad u soo dago, waa maalint uu Alle adoomadiisa naarta ka xoreeyo, aynu maanta ka faa'idaysano, dikriga iyo ducada aan badino. Dhammaanteena aan isku soo wada ducayno. قال صلى الله عليه وسلم خير الدعاء دعاء يوم

Ibrahim Omer (@ibra_omar101) 's Twitter Profile Photo

CRISPR iyo Dagaalka ka dhanka ah HIV: Horumar Taariikhi ah oo Xagga Daaweynta loo qaaday Markii ugu horreysay abid, saynisyahannadu waxay isticmaaleen farsamada wax ka beddelka hidde-sidaha ee CRISPR (Clustered Regularly Interspaced Short Palindromic Repeats) si ay gebi ahaanba

CRISPR iyo Dagaalka ka dhanka ah HIV: Horumar Taariikhi ah oo Xagga Daaweynta loo qaaday

Markii ugu horreysay abid, saynisyahannadu waxay isticmaaleen farsamada wax ka beddelka hidde-sidaha ee CRISPR (Clustered Regularly Interspaced Short Palindromic Repeats) si ay gebi ahaanba
Ibrahim Omer (@ibra_omar101) 's Twitter Profile Photo

The biggest benefit AI has brought to my daily life is time. From automating repetitive tasks to helping me learn faster, AI has become like a silent assistant that keeps me focused, sharp, and ahead of the game.

Ibrahim Omer (@ibra_omar101) 's Twitter Profile Photo

📣 The wait is over — Alpha Journal is here! Track smarter 📋, trade better 📉➡️📈, win consistently 🏆 Kudos to Yasin Ahmed for this brilliant launch! 💡🚀

Ibrahim Omer (@ibra_omar101) 's Twitter Profile Photo

Maadama barnaamijka caawa uu xiiso gaar ah yeeshay, una muuqdo inuu yahay barnaamij baahi wayn loo qabo, waxaan ku fikirnay inaan magac u bixino, marka ani ahaan magacyadaan baa igu soo dhacay:- • Horumar Talks • Sahan Talks • Innovate Horn Midka kula habboon qaybta