Hodan Darood (@hodaandarood) 's Twitter Profile
Hodan Darood

@hodaandarood

Embrace the journey, cherish the moments, and let your light shine bright wherever life takes you ✨

ID: 1868214946825482240

calendar_today15-12-2024 08:42:22

217 Tweet

343 Followers

340 Following

Hodan Darood (@hodaandarood) 's Twitter Profile Photo

Garoonka Aden Adde hormar fiican ayaa ka muuqda keliya waxaa rajaynaa irdaha laga galo la qurxiyo madaama wajiga Magaalada laga soo galo yahay.

Ali Adan (@aliade34120) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Hassan Sheikh “dalkaan dowlad ayuu leeyahay dibad loo noqonaayana majirto, gooshana qofkii holiya ayaa helo.” Warku waa cad yahay.💯✍️

Ali Adan (@aliade34120) 's Twitter Profile Photo

Somali citizens worldwide, including the youth—who account for 70% of the population—have waited 56 years for the chance to vote for their chosen candidates and for leaders who will shape their future. President Hassan Sheikh commended Northern Somalia (Somaliland) and Puntland

Hodan Darood (@hodaandarood) 's Twitter Profile Photo

Xeebta liido iyo ardaydii itaxaanka Dugsiga sare maanta u soo dhamaaday. Somalia 🇸🇴 has a bright future by God's Grace

Hodan Darood (@hodaandarood) 's Twitter Profile Photo

🇸🇴✨ Maanta oo kale 65 sano kahor, calanka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay laga taagay dhul xor ah! #26Juun1960 #XorriyaddaSoomaaliya 🇸🇴❤️

Amina Yusuf (@aminayusuf0) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Koofiyad-Casta ee ilaaliya Madaxtooyada Qaranka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay tuulada Muryaale ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo qayb ka ah dadaallada lagu sugayo amniga iyo ciribtirka cadowga. #Somalia #Amniga