Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile
Dhaxalreeb

@dhaxalreeb_cfld

Dhaxalreeb center is a place for hungry and generous minds to come together socially. intellectually and professionally in the pursuit of a common good, save an

ID: 1442064341633671168

linkhttps://dhaxalreeb.org.so/ calendar_today26-09-2021 09:52:05

332 Tweet

169 Followers

4 Following

Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

Tababar: Maalinta 2-aad. Xarunta Dhaxalreeb, waxay markale qabatay tababar cinwaankiisu yahay โ€œ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š: ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง, ๐–๐š๐ฑ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐š๐š๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง" #Dhaxalreeb

Tababar: Maalinta 2-aad.
Xarunta Dhaxalreeb, waxay markale qabatay tababar cinwaankiisu yahay  โ€œ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š: ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง, ๐–๐š๐ฑ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐š๐š๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง"
#Dhaxalreeb
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

Tababar: Maalinta 3-aad. Xarunta Dhaxalreeb, waxay markale qabatay tababar cinwaankiisu yahay โ€œ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š: ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง, ๐–๐š๐ฑ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐š๐š๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง" #Dhaxalreeb

Tababar: Maalinta 3-aad.
Xarunta Dhaxalreeb, waxay markale qabatay tababar cinwaankiisu yahay  โ€œ๐Š๐ก๐ž๐ฒ๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š: ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง, ๐–๐š๐ฑ๐ฌ๐จ๐จ๐ฌ๐š๐š๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง"

#Dhaxalreeb
NCRI (@ncrisom) 's Twitter Profile Photo

Dhaxalreeb Director, Prof. Abdi Ahmed Mohamed (Baffo), emphasized the importance of collaborating with forcibly displaced peoples to better understand their experiences. These insights should inform and guide NCRI strategies effectively.

<a href="/dhaxalreeb_cfld/">Dhaxalreeb</a> Director, Prof. Abdi Ahmed Mohamed (Baffo), emphasized the importance of collaborating with forcibly displaced peoples to better understand their experiences. These insights should inform and guide NCRI strategies effectively.
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

Koox ka mid ah Howlwadeenanada Xarunta Dhaxalreeb oo uu hoggaaminaayo Agaasimaha Xarunta, ayaa Booqasho ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Warsiir Cabdullaahi Xaaji Xasan. #Dhaxalreeb

Koox ka mid ah Howlwadeenanada Xarunta Dhaxalreeb oo uu hoggaaminaayo Agaasimaha Xarunta, ayaa Booqasho ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS waxaa halkaas ku soo dhaweeyay Warsiir Cabdullaahi Xaaji Xasan.

#Dhaxalreeb
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

Waraysi: Dhaxalreeb ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ญ๐ข ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐†๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž | la soco Khamiis 12-12-2024 | 9:00 Subaxnimo. #Dhaxalreeb #Djibouti #shirkii_carta

Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ waxaa Goordhow Hall-ka Afrik Hotel ka Bilaabandoono โ€œ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ž๐—”๐—ช๐—”๐——๐—”๐—›๐—”๐——๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—”๐—ฅ๐—ฅ๐—œ๐— ๐—”๐—›๐—” ๐—›๐—ข๐—š๐—š๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐— ๐—”๐—”๐— ๐—จ๐—Ÿ ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—š๐—” ๐—˜๐—˜ ๐——๐—”๐—ก๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ฆ๐—›๐—” ๐—ž๐—”๐—Ÿ๐—” ๐——๐—จ๐—ช๐—”๐—กโ€ #shkahmw2025 #Dhaxalreeb

๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ
waxaa Goordhow Hall-ka Afrik Hotel ka Bilaabandoono โ€œ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ž๐—”๐—ช๐—”๐——๐—”๐—›๐—”๐——๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—”๐—ฅ๐—ฅ๐—œ๐— ๐—”๐—›๐—” ๐—›๐—ข๐—š๐—š๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐— ๐—”๐—”๐— ๐—จ๐—Ÿ ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—š๐—”
๐—˜๐—˜ ๐——๐—”๐—ก๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ฆ๐—›๐—” ๐—ž๐—”๐—Ÿ๐—” ๐——๐—จ๐—ช๐—”๐—กโ€ 
#shkahmw2025
#Dhaxalreeb
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ—ฃ๏ธ Ganacsatada waxay la wadaageen: Caqabadaha maamulka: musuq, marin habaabin, hufnaan laโ€™aan Baahida tababarro sharciyeed si ay si sharci ah u kobciyaan ganacsigooda Ganacsadaha wacyi leh = Maamul wanaag oo sugan โœ… #KawadahadalkaGanacsiga #Shirweyne2025 #MaamulWanaag

๐Ÿ—ฃ๏ธ Ganacsatada waxay la wadaageen:
Caqabadaha maamulka: musuq, marin habaabin, hufnaan laโ€™aan
Baahida tababarro sharciyeed si ay si sharci ah u kobciyaan ganacsigooda
Ganacsadaha wacyi leh = Maamul wanaag oo sugan โœ…
#KawadahadalkaGanacsiga #Shirweyne2025 #MaamulWanaag
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ’ฌ ๐—ž๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ: ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ & ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น-๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ด๐—ฎ #KawadahadalkaGanacsiga #MaamulWanaag #HantiileHufan #Shirweyne2025 #SomaliaBusiness #FahamSharciyeed

๐Ÿ’ฌ ๐—ž๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ: ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ &amp; ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น-๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ด๐—ฎ
#KawadahadalkaGanacsiga #MaamulWanaag #HantiileHufan #Shirweyne2025 #SomaliaBusiness #FahamSharciyeed
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

๐—ž๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: Siyaasadda iyo Maamulka โ€“ Kaalinta Wasiirka & Agaasimaha Guud. #Shirweyne2025 #KawadahadalkaHoggaaminta #SiyaasaddaIyoMaamulka #MasuuliyaddaDowladeed #SomaliaLeadership

๐—ž๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: Siyaasadda iyo Maamulka โ€“ Kaalinta Wasiirka &amp; Agaasimaha Guud.
#Shirweyne2025 #KawadahadalkaHoggaaminta #SiyaasaddaIyoMaamulka #MasuuliyaddaDowladeed #SomaliaLeadership
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

Wajiga Labaad ee Kawadahalka 2aad โ€“ Siyaasadda & Maamulka #Shirweyne2025 #HoggaanIyoMaamul #IslaXisaabtan #SiyaasaddaIyoMaamulka #KawadahadalkaHoggaaminta

Wajiga Labaad ee Kawadahalka 2aad โ€“ Siyaasadda &amp; Maamulka
#Shirweyne2025 #HoggaanIyoMaamul #IslaXisaabtan #SiyaasaddaIyoMaamulka #KawadahadalkaHoggaaminta
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ: "๐—ž๐—”๐—ช๐—”๐——๐—”๐—›๐—”๐——๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—”๐—ฅ๐—ฅ๐—œ๐— ๐—”๐—›๐—” ๐—›๐—ข๐—š๐—š๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐— ๐—”๐—”๐— ๐—จ๐—Ÿ ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—š๐—” ๐—˜๐—˜ ๐——๐—”๐—ก๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ฆ๐—›๐—” ๐—ž๐—”๐—Ÿ๐—” ๐——๐—จ๐—ช๐—”๐—ก" #KawadahadalkaHoggaaminta

๐—š๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:
"๐—ž๐—”๐—ช๐—”๐——๐—”๐—›๐—”๐——๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—” ๐—”๐—ฅ๐—ฅ๐—œ๐— ๐—”๐—›๐—” ๐—›๐—ข๐—š๐—š๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐— ๐—”๐—”๐— ๐—จ๐—Ÿ ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—š๐—” ๐—˜๐—˜ ๐——๐—”๐—ก๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—”๐—ฌ๐—”๐—”๐—ฆ๐—›๐—” ๐—ž๐—”๐—Ÿ๐—” ๐——๐—จ๐—ช๐—”๐—ก" #KawadahadalkaHoggaaminta
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

Saabir Cabdi Yuusuf, oo kamid ah Qoreyaasha Soomaaliyeed, ayaa maanta oo taariikdu tahay 19/7/2025 Maktabadda Dhaxalreeb buugaag ugu deeqay Maktabadda Dhaxalreeb waxay uga mahadcelinaysaa Saabir Cabdi Yuusuf dhaxalka aqooneed ee uu ku biiriyey maktabadda Dhaxalreeb. #Dhaxalreeb

Saabir Cabdi Yuusuf, oo kamid ah Qoreyaasha Soomaaliyeed, ayaa maanta oo taariikdu tahay 19/7/2025 Maktabadda Dhaxalreeb buugaag ugu deeqay

Maktabadda Dhaxalreeb waxay uga mahadcelinaysaa Saabir Cabdi Yuusuf dhaxalka aqooneed ee uu ku biiriyey maktabadda Dhaxalreeb.

#Dhaxalreeb
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

Cabdirisaaq Nuur Jimcaale, Cabdulqaadir Axmed Faarax iyo Cali Cilmi Ibraahim oo kamid ah Maamulka sare ee Machadka Nabadda iyo wadahadalka (IPD) , ayaa Xarunta Dhaxalreeb booqasho ku yiid maanta oo ay Taariikhdu tahay, 2 Agoosto, 2025. #Dhaxalreeb

Cabdirisaaq Nuur Jimcaale,  Cabdulqaadir Axmed Faarax iyo Cali Cilmi Ibraahim oo kamid ah Maamulka sare ee Machadka Nabadda iyo wadahadalka (IPD) , ayaa Xarunta  Dhaxalreeb booqasho ku yiid maanta oo ay Taariikhdu tahay, 2 Agoosto, 2025.

#Dhaxalreeb
Dhaxalreeb (@dhaxalreeb_cfld) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Guud ee Wasaradda arrimaha Gudaha XFS, Mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa Xarunta Dhaxalreeb Boqasho ku yimid maanta oo ay taariikhdu tahay; 02 Agoosto, 2025. Soodhoweyn & Isbarasho ka dib, howlwaneennada Xarunta ayaa uga warbixyay Xarunta iyo Howlaha ay qabato,

Agaasimaha Guud ee Wasaradda arrimaha Gudaha XFS, Mudane  Caydaruus Macallin Xasan  ayaa  Xarunta Dhaxalreeb Boqasho ku yimid maanta oo ay taariikhdu tahay;  02 Agoosto, 2025.
Soodhoweyn &amp; Isbarasho ka dib, howlwaneennada Xarunta ayaa uga warbixyay Xarunta iyo Howlaha ay qabato,