Awkombe Mohamed
@drawkombe
Senior health advisor. MSc Medical diagnostic ultrasound specialist, former (Lecturer) at #NUuniversity-Sudan.
ID: 1005310590804545537
09-06-2018 04:48:17
6,6K Tweet
5,5K Followers
276 Following
madaxweyne Elham Ishmael ✍︎ Guuleyso👏🏻
wasiir Hon. Ahmed FIQI wuxuu adkeeyey bixinta basaboorka diplomacy, kan shaqaalaha isago sido kalena adkeyey qoristii shaqaale aan wasaaradda habraceeda buuxin, intaas bay ka dhalatay mooshinka xildhibaanadu. wasiirku shaqada wuxu ku mudnaa amaan e kuma mudnayn mooshin!.
agaasime Mohamed Abdirashid iyo @SSCKH_KISA waasoo dhoweynaya.
congratulations senior defense advisor Mrs Jihan Abdullahi Hassan wishing you all the best👏🏻. your experience, knowledge and commitment will make this country better and more secure.
I would like to take this opportunity to thank H.E Hassan Sheikh Mohamud for appointing me as his Senior Defense Advisor; I am humbled to continue serving my nation in this new role. I have tirelessly worked over the past decade to ensure we build the necessary capabilities of our
Meeshii hargaysa ahayd waxa beesha caalamka ku metela Rashid Abdi hadhowna isago soomaaliya wanaag baan la raba leh baa la arkaya, waana ninka kala goynta u ololaynaya.
Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴 should nominate President Donald J. Trump for nobel peace prize for making the world safer and better for everyone. Ali Omar ✅
walaalkay Farhan Jimale wuxu kuso shaqeeyey weriye madax banaan u dooda xuquuqda dadka soomaaliyeed isagona garanaya xeerarka caalamiga iyo habraacyada laga rabo hogaamiyaha gudi madaxbanaan. Guuleyso boowe👏🏻