Dalmar Diri'E πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡· (Ari Jirow) (@dalmar_dirie) 's Twitter Profile
Dalmar Diri'E πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡· (Ari Jirow)

@dalmar_dirie

Students who love peace and stability and who are active in literacy in the country,manager of Bella Mini-market And Shopping Center,manager Bella Baber And Ele

ID: 1218773892686368768

linkhttps://www.facebook.com/cabdinaasir.daahir.3 calendar_today19-01-2020 05:55:30

9,9K Tweet

3,3K Followers

852 Following

Dalmar Diri'E πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡· (Ari Jirow) (@dalmar_dirie) 's Twitter Profile Photo

SPORTS: Nouhaila Benzina oo u dhalatay Marooko ayaa noqotey gabadhii u horreysey ee ka qayb-gasha koobka Adduunka ee FIFA ee haweenka, iyada oo xijaaban - ciyaar dhexmaray dalkeeda Morooko iyo Kuuriyada Koonfureed oo ku idlaatay 1-0.

SPORTS: Nouhaila Benzina oo u dhalatay Marooko ayaa noqotey gabadhii u horreysey ee ka qayb-gasha koobka Adduunka ee FIFA ee haweenka, iyada oo xijaaban - ciyaar dhexmaray dalkeeda Morooko iyo Kuuriyada Koonfureed oo ku idlaatay 1-0.
Dalmar Diri'E πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡· (Ari Jirow) (@dalmar_dirie) 's Twitter Profile Photo

Dhalasho wacan dadkii aan ka beermoow β€οΈπŸ™ Maalin wanaagsan Daweeyey 1August.πŸ’™πŸ€πŸ’š πŸ“Έ Abdirahman Bulshaawi #Puntland #bulshaawi

Dhalasho wacan dadkii aan ka beermoow β€οΈπŸ™

Maalin wanaagsan Daweeyey 1August.πŸ’™πŸ€πŸ’š
πŸ“Έ Abdirahman Bulshaawi
#Puntland #bulshaawi
Faduma Sunni (@nimcayar) 's Twitter Profile Photo

#MyTwitterAnniversary Way way way dhulka man Isla dhaca yaqeyoπŸ«£πŸ˜‚ 3sano oo qurux bdn Ayan halka jogayπŸ’―πŸ™ Saxibo aan lawada helina wan ka helay jahπŸ™ˆ Sanado bdn Inan wada joogno Rabbi ha ino rumeyo dhamantenba πŸ™β™₯️ #Nafyar #DarenkaAamusan

#MyTwitterAnniversary

Way way way dhulka man Isla dhaca yaqeyoπŸ«£πŸ˜‚ 3sano oo qurux bdn Ayan halka jogayπŸ’―πŸ™
Saxibo aan lawada helina wan ka helay jahπŸ™ˆ 
Sanado bdn Inan wada joogno Rabbi ha ino rumeyo dhamantenba πŸ™β™₯️
#Nafyar
#DarenkaAamusan
Amiin Maxamed Aw Cali (@profamirmoali) 's Twitter Profile Photo

Saamiya Eebe ha kuu naxariisto. Waxay ahayd gabadh da.yar oo han sare ka kalahayd ciyaaraha Olympickada Ka qaybgalkeedii ugu horeeyay ma xumayn teeramkii dambe laga wadin badalkeeda qof kale oo reer lagu xulay ayaa la waday Ugu dambayn waxay la dhimatay Riyadeedii iyadoo

Saamiya Eebe ha kuu naxariisto. 
Waxay ahayd gabadh da.yar oo han sare ka kalahayd ciyaaraha Olympickada 

Ka qaybgalkeedii ugu horeeyay ma xumayn teeramkii dambe laga wadin badalkeeda qof kale oo reer lagu xulay ayaa la waday 

Ugu dambayn waxay la dhimatay Riyadeedii iyadoo
Farxiyo Lama-filaan (@lamafarxiyo) 's Twitter Profile Photo

Magaca, maalka, muunadda iyo mansab kuba waxba ma taraan mar haddaan lagaa helin ixtiraam, daacadnimo, caawin, is dhuldhig iyo u ogolaanshaha qofka kale horumarkiisa. Dadkaaga dhinac ka raac.

Amiin Maxamed Aw Cali (@profamirmoali) 's Twitter Profile Photo

Waayaha noloshu waa garangar dadka ku dul wareegeysa iyadoo sida maalmo barwaaqo, cidhiidhi, murugo iyo farxad mana jirto cid ay seegto. Ayaan darro, inta baran waxaan dareenka qofka ku hara kuna weynaado baaxadda maalinta murugada leh ee soo marta ilaa u arki waayo wax kale,

Waayaha noloshu waa garangar dadka ku dul wareegeysa  iyadoo sida maalmo barwaaqo, cidhiidhi, murugo iyo farxad mana jirto cid ay seegto.

Ayaan darro, inta baran waxaan dareenka qofka ku hara kuna weynaado baaxadda maalinta murugada leh ee soo marta ilaa u arki waayo wax kale,
Dalmar Diri'E πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡· (Ari Jirow) (@dalmar_dirie) 's Twitter Profile Photo

Shantaan wiil ee idiin muuqda waxa ay saaka u jarmaadeen dugsi ay quraanka ka dhigan jireen oo ku yaal tuulo gobolka Galgaduud ah balse nasiib xumo waxaa loo wada laayey aano qabiil. Waan ka xumahay in aynu heerkaa marayno2023😒.

Shantaan wiil ee idiin muuqda waxa ay saaka u jarmaadeen dugsi ay quraanka ka dhigan jireen oo ku yaal tuulo gobolka Galgaduud ah balse nasiib xumo waxaa loo wada laayey aano qabiil.

Waan ka xumahay in aynu heerkaa marayno2023😒.
Ali H. Warsame (@alihwarsame) 's Twitter Profile Photo

#BAAQ GAAR AH Sawirada wareegaya #baraha #bulshada ee ku saabsan dadka meydka ee ixtiraamka, dhaqanka toosan & diinta ka hor imanaya, dumarka mindiyaha wata ee dagaalka & dhiiga ku baaqaya, kulli waa dhaqan-xumo cusub oo ugub ah. Waxaan codsanayaa in dhaqankaas laga hortago

Dalmar Diri'E πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡· (Ari Jirow) (@dalmar_dirie) 's Twitter Profile Photo

Sawiro:- Garoonka kubadda cagta Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee uu barri ka furmidoono koobka Gobollada Puntland β€οΈπŸ‘ πŸ“Έ Abdirahman Bulshaawi #bulshaawi #Gaalkacyo #Puntland

Sawiro:- Garoonka kubadda cagta Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee uu barri ka furmidoono koobka Gobollada Puntland β€οΈπŸ‘

πŸ“Έ Abdirahman Bulshaawi
#bulshaawi #Gaalkacyo #Puntland
Abdirahman Bulshaawi (@realbulshawi) 's Twitter Profile Photo

Gaalkacyo oo isku diyaarinaysa martigelinta koobka Gobollada Puntland Sawirada hoose waa garoonka kubadda cagta Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee uu barri ka furmidoono koobka Gobollada Puntland β€οΈπŸ‘ πŸ“Έ@AB_Bulshaawi #bulshaawi #Gaalkacyo #Puntland

Gaalkacyo oo isku diyaarinaysa martigelinta koobka Gobollada Puntland 

Sawirada hoose waa garoonka kubadda cagta Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee uu barri ka furmidoono koobka Gobollada Puntland β€οΈπŸ‘

πŸ“Έ@AB_Bulshaawi 
#bulshaawi #Gaalkacyo #Puntland
Amiin Maxamed Aw Cali (@profamirmoali) 's Twitter Profile Photo

Qiso la yaab leh oo ka dhacday Hindia: Oday Aabbe ah oo laga keenay Somalia ayaa kalyuhu fadhiisten dhakhaatirtii markuu la kulmayna waxay ku dhaheen waa in kalida lagaa badalaa odaygu wuxuu dhalay awlaad 5 qof oo kala ah 4wiil iyo gabadh sadex Somalia ayay joogan midna waa

Qiso la yaab leh oo ka dhacday Hindia:

Oday Aabbe ah oo laga keenay Somalia ayaa kalyuhu fadhiisten dhakhaatirtii markuu la kulmayna waxay ku dhaheen waa in kalida lagaa badalaa odaygu wuxuu dhalay awlaad 5 qof oo kala ah 4wiil iyo gabadh sadex Somalia ayay joogan midna waa