Dahir Mohamud Gelle (@dahirmgelle) 's Twitter Profile
Dahir Mohamud Gelle

@dahirmgelle

The Leader of @danqaranparty. Ambassador, former TFG, FGS Minister of @MOISOMALIA, former MP.

ID: 981260867017891840

linkhttps://dahirgelle.so calendar_today03-04-2018 20:03:16

509 Tweet

46,46K Followers

224 Following

GAROWE ONLINE (@garoweonline) 's Twitter Profile Photo

Our @TwitterSpaces discussion with presidential candidate Dahir Mohamud Gelle wraps up. We thank Dahir for his precious insights and time and the co-host Ismail Osman and Dr. Hodan Ali, and as well the participants. #Somalia x.com/i/spaces/1LyxB…

Dahir Mohamud Gelle (@dahirmgelle) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u hanbalyaynayaa ummadda Soomaaliyeed, Madaxweynaha la doortay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Baarlamaanka JFS oo u hiilliyey isbedelka gutayna waajibkooda dastuuriga ah. #Geelle22 #Geelle21

Waxaan u hanbalyaynayaa ummadda Soomaaliyeed, Madaxweynaha la doortay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Baarlamaanka JFS oo u hiilliyey isbedelka gutayna waajibkooda dastuuriga ah. 

#Geelle22
#Geelle21
Dahir Mohamud Gelle (@dahirmgelle) 's Twitter Profile Photo

Oraahdayda ku aaddan munaasabadda xil la wareegidda Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud.

Ahmed Abdihadi (@ahmedabdihadi) 's Twitter Profile Photo

Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya: Xisaab Xir siyaasadeed ayuu Daahir Geelle u bixiyay. Waa cinwaanka hadal jeedin uu maanta Ambassodor Dahir Mohamud Gelle u sameeyay ardayda dhigata kasmada culuumta bulshada ee jaamacadda Somali International University - SIU #Somalia

Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya: Xisaab Xir siyaasadeed ayuu Daahir Geelle u bixiyay.

Waa cinwaanka hadal jeedin uu maanta Ambassodor <a href="/DahirMGelle/">Dahir Mohamud Gelle</a> u sameeyay ardayda dhigata kasmada culuumta bulshada ee jaamacadda <a href="/SIU_UNIVERSITY/">Somali International University - SIU</a> 
#Somalia
Dahir Mohamud Gelle (@dahirmgelle) 's Twitter Profile Photo

Horudhac hadaljeedintaydi 'Sooyaalka Siyaasadda Soomaaliya' ee aan ujeediyay ardayda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU. Link-ga hoose ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran. youtube.com/watch?v=VcALBs…

Dahir Mohamud Gelle (@dahirmgelle) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u hambalyaynayaa Ra'iisulwasaaraha magacaaban ee Jamhuuriyadda FS walaalkeey Xamsa Barre oo Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud u xushay xilka Ra'iisulwasaaraha. Xamsa waxaan ku aqaannaa waddaniyad, daacadnimo iyo karti, waxaana u rajaynayaa inuu masuuliyadda culus Alle u fududeeyo

Waxaan u hambalyaynayaa Ra'iisulwasaaraha magacaaban ee Jamhuuriyadda FS walaalkeey Xamsa Barre oo Madaxweyne <a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a> u xushay xilka Ra'iisulwasaaraha. Xamsa waxaan ku aqaannaa waddaniyad, daacadnimo iyo karti, waxaana u rajaynayaa inuu masuuliyadda culus Alle u fududeeyo
Dahir Mohamud Gelle (@dahirmgelle) 's Twitter Profile Photo

Waxaan dhammaan ummadaha muslimka ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu tahniyadaynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa, sannadka 1443H. Alle dalkeenna nabad ha innooga dhigo, sannadka sannadkiisa ha nagu gaarsiiyo nabad iyo baraare.

Waxaan dhammaan ummadaha muslimka ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu tahniyadaynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa, sannadka 1443H. 

Alle dalkeenna nabad ha innooga dhigo, sannadka sannadkiisa ha nagu gaarsiiyo nabad iyo baraare.