Avv. Cali somali
@calisomali11
Frm Legal Adviser #MOjustice. Human rights Defender and somali Advocate. Re-tweet not Endorsements. Views are my own.
ID: 1080208603263438849
01-01-2019 21:06:15
999 Tweet
5,5K Followers
4,4K Following
๐๐ก๐ข๐ซ ๐๐๐ง๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ 29๐ฌ๐ข ๐๐ข๐ฏ๐ถ๐ข๐ณ๐บ, 2024 ayaan ka jeedin doonaa Cilmi-baaris la xiriirta hannaanka baarista dambiyada maaliyadeed (financial crimes investigation). #๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐๐๐ง๐๐๐ ๐
Waxaan ka jeediyey Shir sanadeedka Garsoorka Soomaaliya Cilmi-baaris ku saabsan โ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฆ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐โ. #๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐ #๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐ง๐ค๐๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ช๐ฆ๐๐๐ฌ๐ฎ๐ช๐
Waxaan dood ku saabsan Denbiyada Maaliyadda iyo baaristooda kala qayb-galay, Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Hantidhowraha guud iyo Khabiir FRC. Dooda waxaa xariirinayey Avv. Maxamad Cabdi Dahir. #๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ ๐ #๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐ง๐ค๐๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ช๐ฆ๐๐๐ฌ๐ฎ๐ช๐
Wasiirka Ministry of Justice and Constitutional Affairs๐ธ๐ด ayaan ku booqday Wasaaradda, waxaana ka sheekeysay qorshayaasha dib u habaynta Cadaaladda iyo talinta sharciga. Shaqo wacan, Wasiir.
Sixid: Nidaamka Siyaasadeed ee lagu qorey wax-kabeddelka Dastuurka waa Semi-presidential ( Hannaanka isku dhafan ) waana mid aad uga duwan Nidamka Madax-tooyo . Villa Somalia OPM Somalia ๐ธ๐ด Harun Maruf BBC News Somali