Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile
Borama Book Fair -BBF

@borama_bookfair

The official account for the Borama Book Fair.

ID: 1340957948827357185

calendar_today21-12-2020 09:51:39

368 Tweet

498 Followers

2 Following

Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile Photo

Akhris Wadareed iyo Maaweelo - Bandhigga Buugaagta Boorama Kalkiisii 6-aad. #BBF2024 #BoramaBookFair2024 #BandhiggaBuugaagtaBoorama

Akhris Wadareed iyo Maaweelo - Bandhigga Buugaagta Boorama Kalkiisii 6-aad.

#BBF2024
#BoramaBookFair2024
#BandhiggaBuugaagtaBoorama
Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile Photo

Saamaynta Siyaasadda iyo Dhalinyarada - Falanqayn, Bandhigga Buugaagta Boorama Kalkiisii 6-aad. #BBF2024 #BoramaBookFair2024 #BandhiggaBuugaagtaBoorama

Saamaynta Siyaasadda iyo Dhalinyarada - Falanqayn, Bandhigga Buugaagta Boorama Kalkiisii 6-aad.

#BBF2024
#BoramaBookFair2024
#BandhiggaBuugaagtaBoorama
Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile Photo

Dr. Mohamed Madar, director of Hikma Center for Research & Training, inaugurated the Borama Book Fair on its 6th term. He emphasised the importance of this year's theme #Ceelalyo, a quest for a transformative journey of discovery. #Ceelalyo #BBF2024 Borama Book Fair

Dr. Mohamed Madar, director of <a href="/hcfrt2020/">Hikma Center for Research & Training</a>, inaugurated the <a href="/BoramaBookFair/">Borama Book Fair</a> on its 6th term. He emphasised the importance of this year's theme #Ceelalyo, a quest for a transformative journey of discovery. 

#Ceelalyo
#BBF2024
<a href="/BoramaBookFair/">Borama Book Fair</a>
Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile Photo

إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك Bahda Xikma Foundation Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan umadda soomaliyeed gaar ahaan shacabka Somaliland iyo qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Marxuum Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil.

إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك
 Bahda Xikma Foundation Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan umadda soomaliyeed gaar ahaan shacabka Somaliland iyo qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Marxuum Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil.
Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile Photo

Dr. Cabdirahman Ducaale Bayle ayaa sharraxaad ka bixiyay baahida loo qabo in wakhti la geliyo waxqabadka loona istaago sidii bulshadeena wax loo tari lahaa. #BBF2024 #Boramabookfair2024 #BandhiggaBuugaagtaBorama

Dr. Cabdirahman Ducaale Bayle ayaa sharraxaad ka bixiyay baahida loo qabo in wakhti la geliyo waxqabadka loona istaago sidii bulshadeena wax loo tari lahaa. 

#BBF2024
#Boramabookfair2024
#BandhiggaBuugaagtaBorama
Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile Photo

Kullanka Awooda Qarsoon , ayaa gallabta qabsoomay. Kullankan waxa marti ku ahaa Asma Ahmed , Abdifatah Farhan iyo Ahmed Abdi , oo bulshada la wadaagay caqabadihii ay bulshada kala kulmeen muddadii ay wadeen waxbarashada. #BBF2024 #Boramabookfair2024 #BandhiggaBuugaagtaBorama

Kullanka Awooda Qarsoon , ayaa gallabta qabsoomay. Kullankan waxa marti ku ahaa Asma Ahmed , Abdifatah Farhan iyo Ahmed Abdi , oo bulshada la wadaagay caqabadihii ay bulshada kala kulmeen muddadii ay wadeen waxbarashada.

#BBF2024
#Boramabookfair2024
#BandhiggaBuugaagtaBorama
Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile Photo

Waxa socota Dood lagu falaqaynayo " Xagay Somaliland u Socotaa?". Dooddan waxa marti ku ah Xil. Mukhtar Hassan Maydhane , Hasan Suudi, Muna Wacays iyo Mahamed Haruun, oo lafa guray jihada cusub ee Somaliland u tisqaaday. #BBF2024 #boramabookfair2024 #bandhiggabuugaagtaborama

Waxa socota Dood lagu falaqaynayo " Xagay Somaliland u Socotaa?". Dooddan waxa marti ku ah Xil. Mukhtar Hassan Maydhane , Hasan Suudi, Muna Wacays iyo Mahamed Haruun, oo lafa guray jihada cusub ee Somaliland u tisqaaday.
#BBF2024
#boramabookfair2024
#bandhiggabuugaagtaborama
Borama Book Fair -BBF (@borama_bookfair) 's Twitter Profile Photo

Hakin! Waxa la hakiyay Barnaamijka Bandhigga Buugaagta Boorama inta uu socdo Aaska marxuum Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil (AUN), barnaamijku waxa uu dib u furmi doona 4:30 Galabnimo Arbaca. #BBF2024 #Ceelalyo

Hakin!

Waxa la hakiyay Barnaamijka Bandhigga Buugaagta Boorama inta uu socdo Aaska marxuum Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil (AUN), barnaamijku waxa uu dib u furmi doona 4:30 Galabnimo Arbaca.

#BBF2024 
#Ceelalyo