B.IbrahimJ
@bibrahimj
Policy analyst advancing democratic governance and citizen engagement in East Africa through research and strategic partnerships.
ID: 1412777491115171846
07-07-2021 14:16:36
3,3K Tweet
737 Followers
1,1K Following
Dhulkii hore intee gaysay? Ma dan guud baad waxa ugu qabatay mise gonacsataa ka iibsatay? Hassan Sheikh Mohamud. Malaha danta guud taan naqaanay ma aha !!
Meel ma dhaafin Hassan Sheikh Mohamud. Maxay tahay sababta ninkaan masaakiinta iyo dalkaba loogu daawanayo ?! Ma waddan dhan walba ka dhintay oo macalaa qalfoofkiisii la xaraashay baa la rabaa in hadhow lagala wareego?
This speech was undoubtedly written by Abiy Ahmed. Villa Somalia
Waxaa saas loo jirdalayo waa muwaadin Somaliyeed. Wuxuu ka mudaaharaaday barakacin lagu sameeyey. Waxaa falkaa arxan darada ah samaynaya waa Maxaxwaynihii u dhaartay daryeelka umadda. Xasbunallahu waa nimcal wakiil. Hassan Sheikh Mohamud Villa Somalia Hassan Ali Khaire
Waxaan beeso ahayn kama hadlo , goor walba goob walba. Villa Somalia Hassan Sheikh Mohamud