Abdifatah Bashir (@basheerson) 's Twitter Profile
Abdifatah Bashir

@basheerson

SAMO Manager | Certified Project Management | Certified Digital Marketing | Business Expert & Consultant | Organizational development | Data Analytic & Research

ID: 978917815

linkhttps://www.linkedin.com/in/abdifatah-bashir-hassan/ calendar_today29-11-2012 18:35:57

2,2K Tweet

574 Takipçi

928 Takip Edilen

Abdifatah Bashir (@basheerson) 's Twitter Profile Photo

Haye kuwani waa wadamo muslim ah, markay Israaiiil xidhiidh iyo waxaas oo lacag maalgelin ah ma diinta israaiiil bay qaateen, mise diinta islaamkay ka baxeen?!!! Maxaa u diidaya Somaliland inay xidhiidh siyaasadeed wada sameeyaan?

Haye kuwani waa wadamo muslim ah, markay Israaiiil xidhiidh iyo waxaas oo lacag maalgelin ah ma diinta israaiiil bay qaateen, mise diinta islaamkay ka baxeen?!!!

Maxaa u diidaya Somaliland inay xidhiidh siyaasadeed wada sameeyaan?
Abdifatah Bashir (@basheerson) 's Twitter Profile Photo

At the UNSC, #Somaliland’s genocide under Siad Barre’s dictatorship was raised before the world. While #Somalia’s Amb denied the genocide, both the current and former Presidents of Somalia have publicly acknowledged it. History and official admissions speak for themselves.

Abdifatah Bashir (@basheerson) 's Twitter Profile Photo

Deeply regrettable that the African Union file written or prepared in 2005 about Somaliland, which reported that the 1960 union between Somaliland and Somalia was never legally ratified has been removed from the archives.Responsibility for this act lies with the Chairperson AU.

Waxaad Shar moodaa Khayr kuu noda,waxaad Khayr moodaa Shar kuu ah. Sheekadu markay halkan marayso miyaan Somaliland macaash siyaasadeed taagnayd. Somali baa hore ugu tiraabtay "Nin Magaalo ka dudow siigo yare" Mogadishu waxaanu la ciyaaraynaa "Vise versa Diplomcy"

Waxaad Shar moodaa Khayr kuu noda,waxaad Khayr moodaa Shar kuu ah. 

Sheekadu markay halkan marayso miyaan Somaliland macaash siyaasadeed taagnayd. Somali baa hore ugu tiraabtay "Nin Magaalo ka dudow siigo yare"

Mogadishu waxaanu la ciyaaraynaa "Vise versa Diplomcy"
Abdifatah Bashir (@basheerson) 's Twitter Profile Photo

Horaa loo yidhi "𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐚𝐚 𝐉𝐞𝐜𝐞𝐥" Madaxweynihii Dalka Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa saf loo galay. Somaliland ha guulaysato

Abdifatah Bashir (@basheerson) 's Twitter Profile Photo

Kalsoonida wajigiisa waxaa u dheer Qab iyo Qaranimo uu ku dhashay. 19 Jir garbihiisa lagu taxayo astaamaha qarankiisa ayay doonayaan inay wax kale kala hadlaan, Somalida kale iyo cid kasta oo qarankan Somaliland aan raali ka ahayn way daalayaan, wakhtina wuu ka lumayaa! Hanbalyo

Kalsoonida wajigiisa waxaa u dheer Qab iyo Qaranimo uu ku dhashay.
19 Jir garbihiisa lagu taxayo astaamaha qarankiisa ayay doonayaan inay wax kale kala hadlaan, Somalida kale iyo cid kasta oo qarankan Somaliland aan raali ka ahayn way daalayaan, wakhtina wuu ka lumayaa!

Hanbalyo
Abdifatah Bashir (@basheerson) 's Twitter Profile Photo

Hanbalyo Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta u dabbaal degay 32 Guuradii aasaaskooda, Ilaahay ha idin xafido, ha idinka yeelo kuwii dalkooda, diintooda iyo jiritaankooda difaaca, qoysaskiina iyo caruurtiina alla ha idin barakeeyo.

CIID MUBARAK: Magaalada Burco waa Magaalada ugu dad badan Somaliland, halkani waa Alamzey Stadium, waxaa kale oo Salaada lagu oogay in ka badan 10 Goobood oo kale. Ciid wanaagsan Burcooy, alla ha idin barakeeyo