Hon. Bashe Y. Ahmed (@bashe_ahmed) 's Twitter Profile
Hon. Bashe Y. Ahmed

@bashe_ahmed

Chief Justice/President of the Supreme Court of the Federal Republic of Somalia.

ID: 1544235007

linkhttp://www.supremecourt.gov.so calendar_today24-06-2013 22:06:13

280 Tweet

8,8K Takipçi

146 Takip Edilen

Hon. Bashe Y. Ahmed (@bashe_ahmed) 's Twitter Profile Photo

C𝘪𝘪𝘥 𝘸𝘢𝘯𝘢𝘢𝘨𝘴𝘢𝘯, Waxaan ugu horayn Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Fidriga. Waxaan Alle uga baryayaa in uu naga aqbalo soonkeenii, cibaadadeenna, iyo acmaasheeni suubanaa, aynu kusoo qaadanay Maalmihii khayrka badnaa ee bisha Ramadaan.