Ayaan shullac (@ayanshullac) 's Twitter Profile
Ayaan shullac

@ayanshullac

#Presenter, #Journalist, #ProgramHost #Moderator, #ScripWriter #SocialActivist my YouTube youtube.com/@ayaanshullac1…

ID: 1637769783130091521

calendar_today20-03-2023 10:55:35

373 Tweet

2,2K Takipçi

88 Takip Edilen

Ayaan shullac (@ayanshullac) 's Twitter Profile Photo

“Waan ognahay in Isra!!L ay tahay waddan xubin ka ah Qaramada Midoobay, xidhiidh lama lihin hadda, laakiin waxaa laga yaabaa inaan Barri xidhiidh la yeelano” Madaxweynaha Soomaaliya, oo Waraysi siiyay AlJazeera ayaa sidaas sheegay.

“Waan ognahay in Isra!!L ay tahay waddan xubin ka ah Qaramada Midoobay, xidhiidh lama lihin hadda, laakiin waxaa laga yaabaa inaan Barri xidhiidh la yeelano”

Madaxweynaha Soomaaliya, oo Waraysi siiyay AlJazeera ayaa sidaas sheegay.
Ayaan shullac (@ayanshullac) 's Twitter Profile Photo

Daah furka wajiga koowaad ee Mashruuca Dalxiiska Shabeeleey. Xaruntani oo ay ku baxday lacag ku dhaw 8 Bilyan oo Birr ayaa dhismaheeda si hal-abuur leh loogu qaabeeyay Buulka dhaqanka Soomaalida, oo astaan u ah bulshada deegaanka, gaar ahaan reer-guuraaga.

Daah furka wajiga koowaad ee Mashruuca Dalxiiska Shabeeleey. 

Xaruntani oo ay ku baxday lacag ku dhaw 8 Bilyan oo Birr ayaa dhismaheeda si hal-abuur leh loogu qaabeeyay Buulka dhaqanka Soomaalida, oo astaan u ah bulshada deegaanka, gaar ahaan reer-guuraaga.
Ayaan shullac (@ayanshullac) 's Twitter Profile Photo

“Mudnaanta Haweenku Waa Horumarka Qaranka.” Haweenka Reer Somaliland oo ka arrinsanaya ictiraafka, kuna baaqaya in la xoojiyo mudnaanta ay ka helaan xukuumadda.

“Mudnaanta Haweenku Waa Horumarka Qaranka.”
Haweenka Reer Somaliland oo ka arrinsanaya ictiraafka, kuna baaqaya in la xoojiyo mudnaanta ay ka helaan xukuumadda.
Ayaan shullac (@ayanshullac) 's Twitter Profile Photo

Waa safiirka ugu sarreeya ee dal u magacaabo dal kale, isagoo leh awood sharci oo buuxda oo uu ku matalo dalkiisa, uguna saxiixo heshiisyo ama go’aamo rasmi ah.

Israil ayaa aqbashay Dr Maxamed Xaji inuu noqdo safiirka Somaliland ufadhiyo Tel Aviv. Tani ayaa kusoo beegmaysa kahor booqashada Cirro uu kutagi doono IsraIl dhamaadka bisha Maarso.

MOFA ISRAIL Dowladda Israa’iil ayaa soo dhaweysay Danjiraha cusub ee Somaliland u magacowday, Dr. Maxamed Xaaji Israa’iil ayaa dhankeeda sheegtay inay dhawaan soo magacaabi doonto Danjirehoodii ugu horreeyay ee Somaliland.

MOFA ISRAIL

Dowladda Israa’iil ayaa soo dhaweysay Danjiraha cusub ee Somaliland u magacowday, Dr. Maxamed Xaaji 

Israa’iil ayaa dhankeeda sheegtay inay dhawaan soo magacaabi doonto Danjirehoodii ugu horreeyay ee Somaliland.
Ayaan shullac (@ayanshullac) 's Twitter Profile Photo

Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii Ir*n ku qaaday waddamada Carabta, waxanaa ay sheegtay in ay si buuxda u garab taagantay waddamada khaliijka. Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa warkan ku daabacday barteeda X.

Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay weerarkii Ir*n ku qaaday waddamada Carabta, waxanaa ay sheegtay in ay si buuxda u garab taagantay waddamada khaliijka.

Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa warkan ku daabacday barteeda X.