Ahmednur Mohamed (@axmednuur) 's Twitter Profile
Ahmednur Mohamed

@axmednuur

Senior Som Journalist | Press Officer for SomaliPM| Patriotic with Interest in Politics. retweets, like/links not endorsement, views are my own.

ID: 111567841

linkhttp://opm.gov.so calendar_today05-02-2010 11:28:44

6,6K Tweet

4,4K Followers

1,1K Following

Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Attended the 93rd INTERPOL General Assembly in Marrakech, highlighting Somalia’s commitment to global security, stronger border-crime cooperation, and enhanced information sharing.

OPM Somalia 🇸🇴 (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda UK Muqdisho, Talaado, 02 Diseembar 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda UK oo ay hoggaaminaysay

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda UK 

Muqdisho, Talaado, 02 Diseembar 2025:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda UK oo ay hoggaaminaysay
Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Today, I answered questions from Members of the Somali Federal Parliament on the proposed Somali Police Force Bill, which prioritizes the rule of law and aims to ensure a professional, law-guided police service for the Somali people.

Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Waxaan soo gaaray Kismaayo oo aan uga qeybgalayo wadatashiyo ay yeelanayaan xubnaha Madasha Mustaqbalka. Waxaan uga mahadcelinayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, Goleyaashiisa iyo shacabka reer Jubaland sida diirran ee ay noo soo dhaweeyeen Garoonka Sayid Maxamed. 1/1

Waxaan soo gaaray Kismaayo oo aan uga qeybgalayo wadatashiyo ay yeelanayaan xubnaha Madasha Mustaqbalka. Waxaan uga mahadcelinayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, Goleyaashiisa  iyo shacabka reer Jubaland sida diirran ee ay noo soo dhaweeyeen Garoonka Sayid Maxamed. 1/1
Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Honored to take part in the 1st Dialogue on Integrated Border Security Management, highlighting the importance of strong coordination, modern strategies, and collaboration to safeguard Somalia’s borders and national security.

Today, I officiated the graduation of female officers of the Somali Police Force who completed a 90-day specialized security training. I urged them to serve our nation with integrity and reaffirmed the vital role of women in strengthening Somalia’s security institutions.

120 officers from the Somali Police Force, including the Dervish Police Unit, successfully completed their training today. The Government of Somalia remains committed to strengthening and professionalizing the police to safeguard national security and stability.

120 officers from the Somali Police Force, including the Dervish Police Unit, successfully completed their training today. The Government of Somalia remains committed to strengthening and professionalizing the police to safeguard national security and stability.
Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Alifleeyda iyo Dableeyda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda oo maanta u dabbaal dagaya sanad guuradii 82aad ee aasaaska hay’addan. Waxaad muujiseen dhabar adayg, feejignaan iyo ka warqab bulsho. Guuleysta.

Hambalyo Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Alifleeyda iyo Dableeyda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda oo maanta u dabbaal dagaya sanad guuradii 82aad ee aasaaska hay’addan. Waxaad muujiseen dhabar adayg, feejignaan iyo ka warqab bulsho. Guuleysta.
Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

As we commemorate the 82nd anniversary of the Somali Police Force, this occasion comes at a time of progress and positive security transformation in our country. I extend my congratulations and appreciation to all members of the force for their dedication and service.

Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Dhallinyaro, waxaad tihiin mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed, maadaama amniga dalka uu soo hagaagayo, dadaalkaasna ay hormuud ka tahay Xukuumadda DanQaran iyo Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa la idinka rajaynayaa in aad codkiinna siisaan Xisbiga.

Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

افتتح اليوم في الرياض بالمملكة العربية السعودية معرض الدفاع العالمي 2026، بمشاركة وفود دولية وشركات متخصصة. يركز المعرض على تعزيز التعاون الدفاعي وتبادل الخبرات ومتابعة أحدث تقنيات الأمن والصناعات العسكرية.

Waxaan maanta safar shaqo ku tagay dalka Tanzania, halkaas oo aan u tagnay xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo socdaalka.

Somalia and Tanzania signed an MoU on immigration cooperation, easing travel through visa waivers for diplomatic and official passports and faster visa processing, strengthening regional integration.

Waxaan kulan muhiim ah la yeeshay Danjire El Hadji Ibraahima Diene, Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya. Waxaana ka wada hadalnay xoojinta iskaashiga amniga, taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu xasilinayo amniga.

Abdi Aynte (@aynte) 's Twitter Profile Photo

Today, my dear friend and senior MP Abdurahman Odowaa resigned from his position as a Secretary General of the ruling party JSP, citing fundamental disagreements with President Hassan Sheikh Mohamud on key policy issues, including federalism, elections, constitutional review and civil rights.

Today, my dear friend and senior MP <a href="/Odowaa/">Abdurahman Odowaa</a> resigned from his position as a Secretary General of the ruling party JSP, citing fundamental disagreements with President <a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a> on key policy issues, including federalism, elections, constitutional review and civil rights.
Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Attended the closing of the National Security Architecture Strengthening Program—marking a decade of progress in unifying policies, strengthening institutions, and enhancing the capacity of Somalia’s security forces.

Abdikadir Ali Dini (@abdulkadirdiini) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda 12-ka Abriil awgeed, waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo u taagan difaaca dalka, dadkooda iyo diintooda.

Hambalyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Munaasabadda 12-ka Abriil awgeed, waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo u taagan difaaca dalka, dadkooda iyo diintooda.
Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, ayaan maanta Xafiiska ku qaabilay, waxaana ka wada-hadalnay xoojinta iskaashiga amni ee ka dhaxeeya labada dal, gaar ahaan xoojinya taageerada Dowladda Shiinaha ay siiso Soomaaliya.

Ahmednur Mohamed (@axmednuur) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to His Excellency Ali Eid, Vice President of Galmudug State of Somalia, on this well-deserved leadership award—your dedication continues to inspire, and we proudly support another five years of your leadership.

Congratulations to His Excellency Ali Eid, Vice President of Galmudug State of Somalia, on this well-deserved leadership award—your dedication continues to inspire, and we proudly support another five years of your leadership.
Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Waxaan salaan iyo is-xogwaraysi ugu tagay Ugaas Maxamed Ugaas Axmed. Waxaan uga mahadcelinayaa dadaalkiisa nafhurnimo ee ka shaqeynta nabadda deegaanka, annaga oo isla xoojinnay sida ay muhiim u tahay horumarinta arrimaha bulshada.