Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile
Caano Cadeeye

@axmed_caano

Wariye Somaliyeed soo gudbiye xaqiiqoyinka iyo bilicda dalka Hoyo.
#Fallow me si aan ukala Faa'idaysano.
#Member The Fedaration of the Somali Journalist(FESOJ)

ID: 1153944214692139008

calendar_today24-07-2019 08:25:14

1,1K Tweet

5,5K Followers

3,3K Following

Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Gaas’’waxaan Hambalyo leeyahay Dadka Reer SSC khaatumo guusha miradhalka ah iyo Halgankoodii dheeraa ee ay soo galeen’’.

DEGDEG: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka SSC-Khaatumo ayaa haatan shir uga socdaa Xarunta Maamulkaas ee Laascaanood, waxaana caawa la soo saarayaa War-murtiyeed wadajir ah. Isha ku haya

DEGDEG: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka SSC-Khaatumo ayaa haatan shir uga socdaa Xarunta Maamulkaas ee Laascaanood, waxaana  caawa la soo saarayaa War-murtiyeed wadajir ah.

Isha ku haya
Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile Photo

DEG-DEG:- Maamulka SSC khaatumo ayaa 25maxaabiis ah ku wareejisay DFS kuwaas oo lagu qabtey Dagaalkii Gaajacade ee dhexmaray Khaatumo iyo Somaaliland Aida lagu sheegay war murtiyeed ay soo saareen DFS iyo SSC Khaatumo.

“DFS waxay u aqoonstaay SSCKHAATUMO, Dawlad gobaleed laguna dhameystiro Shirweynaha iyo heshiiska bulsho, In SSCKHAATUMO xubin buuxda ka noqoto Golaha madasha wadatashiga Qaranka NCC-da” Warmurtiyeedka wadajirka ah ee DFS Iyo SSCKHAATUMO.

Khaatumo ayaa xabsiga ka sii daysay 25maxbuus kuwaas oo lagu qabtey Dagaalkii Goojacade iyadoona ku wareejisay dowladda dhexe. Maxaabiistan ayaa qaba baahi gaar ah.

Khaatumo ayaa xabsiga ka sii daysay 25maxbuus kuwaas oo lagu qabtey Dagaalkii  Goojacade iyadoona ku wareejisay dowladda dhexe.
 Maxaabiistan ayaa qaba baahi gaar ah.
Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile Photo

Calmiskaad:-Ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ayaa maanta Gacanta ku dhigey Toga Miiraale ka dib Dagaal culus oo ay ku qaadeen kooxda Nabaddiidka ee Daacish kuwaas oo halkaas ku dhuumanayey. Hoos ka daawo Qabashada Miiraale.

Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile Photo

Calmiskaad :-Ciidamada difaaca Puntland ayaa si adag isaga caabiyay weerar gaadmo ah oo xubno ka tirsan kooxda ISIS ay hiirtii waaberi ee saaka ku qaadeen ciidamada shalay ka qabsaday toga Miraale. Waxaan la gaarsiiyey jab xoogan maadama Ciidamadu ka fejignaayen warerarka.

Calmiskaad :-Ciidamada difaaca Puntland ayaa si adag isaga caabiyay weerar gaadmo ah oo xubno ka tirsan kooxda ISIS ay hiirtii waaberi ee saaka ku qaadeen ciidamada shalay ka qabsaday toga Miraale.
 Waxaan la gaarsiiyey jab xoogan maadama Ciidamadu ka fejignaayen warerarka.
Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile Photo

Update:-Xisbiga liberalka ee haya talada dalka Canada ayaa umuuqda markii 4-aad mid ku gulaysta hogaaminta wadanka Mark Carney si hayaha Xilka Ra’isulwaasaraha ayaa la filayaa Inuu noqdo Ra’isulwasaare buuxa ,Balse lama hubo inay ku guulaysanayan kooram Baarlamaan oo buuxa.

Update:-Xisbiga liberalka ee haya talada dalka Canada ayaa umuuqda markii 4-aad mid ku gulaysta hogaaminta wadanka 
Mark Carney si hayaha Xilka Ra’isulwaasaraha ayaa la filayaa Inuu noqdo Ra’isulwasaare buuxa ,Balse lama hubo inay ku guulaysanayan kooram Baarlamaan oo buuxa.
Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile Photo

Update :-Ahmed Husein oo ka soo jeeda Qoomiyada Soomaalida ee ku dhaqan Dalka Canada🇨🇦 ayaa markii 4aad ku guulaysta Xildhibaan Qaran ka dib doorasho ka dhacday dalka Canada . Ahmed ayaa ka tartamayey Xisbiga tala haya ee liberal.

Update :-Ahmed Husein oo ka soo jeeda Qoomiyada Soomaalida ee ku dhaqan Dalka Canada🇨🇦 ayaa markii 4aad ku guulaysta Xildhibaan Qaran ka dib doorasho ka dhacday dalka Canada .

Ahmed ayaa ka tartamayey Xisbiga tala haya ee liberal.
Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile Photo

Update:-Mar Carney ayaa noqday Ra’isulwasaraha Cusub ee dalka Canada 🇨🇦 ka dib doorasho Qaran oo manta ka dhacday wadanka Canada. Carney ayaa ah hoogamiyaha Xisbiga liberal ee talka Dalka qabanaya markii 4-aad. Carney waa dhaqale yaqaan xilal ka sooqabtay Bangiyada Canada iyo Uk

Update:-Mar Carney ayaa noqday Ra’isulwasaraha Cusub ee dalka Canada 🇨🇦 ka dib doorasho Qaran oo manta ka dhacday wadanka Canada.
Carney ayaa ah hoogamiyaha Xisbiga liberal ee talka Dalka qabanaya markii 4-aad.
Carney waa dhaqale yaqaan xilal ka sooqabtay Bangiyada Canada iyo  Uk
Caano Cadeeye (@axmed_caano) 's Twitter Profile Photo

Update :- Mark Carney's Liberal Party has won the Canadian election and will form the next government, But it remains too close to call whether he has enough support to secure a majority in parliament, or will have to rely on other parties to govern

Update:- Jagmeet Singh is resigning as NDP Leader after failing to win his seat and a “disappointing” result for the party.

The Conservatives made major gains but were still defeated, and party leader Pierre Poilievre says "hard lessons" have been learned
At the HQs of the two rival parties, there was jubilation among Liberals and tears from Conservatives as they quickly filed out of the venue

Update :- Canada Election Mark Carney's Liberals Set To Retain 4th Consecutive Term, Jagmeet Singh To Step Down As NDP Leader ,both projected the Liberals would form Canada's next government, but it was not yet clear if they would hold a majority.

Puntland has announced that the Sea World ship illegally sailed off the coast of Somalia, and that its weapons pose a threat to the security, stability, and existence of Puntland.