ATMIS (@atmis_somalia) 's Twitter Profile
ATMIS

@atmis_somalia

Official account of the African Union Transition Mission in #Somalia (#ATMIS).

ID: 1494272579280031748

linkhttp://www.atmis-au.org calendar_today17-02-2022 11:29:05

3,3K Tweet

73,73K Followers

67 Following

ATMIS (@atmis_somalia) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Qaybta 2aad ee #ATMIS Sarreeye Guuto Seif Salim Rashid ayaa Khamiistii la kulmay mas’uuliyiinta amniga degmada Dhoobley si ay uga wada hadlaan amniga gobolka. Wuxuu ku baaqay iskaashi dhow, isku duwis & xog wadaagis dhex marta ciidanka #KDF #ATMIS & Ciidanka Amniga