Astaan Sports (@astaansports) 's Twitter Profile
Astaan Sports

@astaansports

The official Astaan Sports Twitter account. Follow us also on Instagram & Facebook: @astaansports , Join us on YouTube : bit.ly/2RRR1T6

ID: 815306432551809024

linkhttp://www.astaansports.com/ calendar_today31-12-2016 21:19:36

2,2K Tweet

3,3K Takipçi

70 Takip Edilen

Astaan Sports (@astaansports) 's Twitter Profile Photo

Star boy” Kubbadda Soomaaliya laga ciyaaro ma sahlana,Anniga qaranka wana u ciyaari lahaa ee fursado kale ayaan raadinayaa,Macallin Xamaam waan jeclahay sida uu maalin walba u keeno dabaaldagga cusub.Waraysigaan oo dhammaystiran ka daawo Astaan Sports berri 5:00 PM.

Astaan Sports (@astaansports) 's Twitter Profile Photo

Sida uu isku beddelay jawiga goobta xafladda,markii lagu dhawaaqay inuu Khadar Nani yahay laacibkii ugu fiicnaa tartanka Kubbaddda cagta D.G.Banaadir 2025.

Astaan Sports (@astaansports) 's Twitter Profile Photo

Daawo goolashii uu xulka Soomaaliya uu kaga badiyay xulka Bahrain,dhaliyaasha goolasha waxa ay kala ahaayeen,Mohamed Omar iyo Essa Adan.

Astaan Sports (@astaansports) 's Twitter Profile Photo

Safarkii Astaan Sports ee dalka Morocco oo soo dhammaaday,xilli ay sidoo kale halkaas ay ka soo safrene guddoomiye XSKC,iyo Garsooraha guusha u soo hooyay Soomaaliya ee Cumar Cartan. Mahadsanid Maxamed Cabdi Muudey,waa inoo AFCON 2025.