Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile
Asad Adaani Ibrahim

@asadadaani

Somali Academic أكاديمي صومالي

ID: 573988487

calendar_today07-05-2012 21:47:34

9,9K Tweet

2,2K Followers

1,1K Following

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Maamulka Hargeysa oo Guddoomiyaha Arrimaha Dibadda ee Senate Maraykanku ku tilmaamay goob hubka loo mariyo fallaagada reer Suudaan ee RSF =============== Xogtan oo la qoray bogga X ay ku leeyihiin “Senate Foreign Relations Committee Chairman” ayaa Jim Risch oo ah madaxa guddidan

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Maxadweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka qayb galay dhoolatus lagu soo bandhigayey ciidamada Masar ee Soomaaliya loo soo dirayo.

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Soomaaliya ayaa ku guulaysatay xubnimada golaha Amniga ee Afrika. Waa guul dublimaasiyadeed oo u soo hooyatay Soomaaliya weliba xilligan oo mandaqaddu marayso marxalad xaasaasiya.

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

أظهر تسجيل مصوّر رجلا سوريا مسنّا وهو يتعرض للضرب والتعذيب في مدينة هرجيسا. ونُسب هذا التصرف المُدان إلى عناصر من شرطة الإدارة التي تُعرّف نفسها باسم «أرض الصومال»، حيث وقع الحادث في المدينة ذات الغالبية المنتمية إلى عشائر إسحاق. ويرى متابعون أن الحادثة تعكس نزعة عنصرية متجذّرة

African Union Political Affairs Peace and Security (@auc_paps) 's Twitter Profile Photo

Communiqué de la 1330e reunion du #CPS tenue au niveau ministériel le 12 février 2026 sur l'examen de la situation en Somalie et les Opérations de la Mission de Soutien et de Stabilisation de l'UA en Somalie (AUSSOM peaceau.org/fr/article/com…

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Horumarinta Caalamiga iyo Arrimaha Afrika ah ee UK oo soo gaadhay Soomaaliya. ======== Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah iyo Arrimaha Afrika ee Ingiriiska , Baroness Chapman, ayaa la kulantay madaxda Soomaaliya booqashadeedii ugu horreysay oo rasmi ah oo ay ku timaado

Wasiirka Horumarinta Caalamiga  iyo Arrimaha Afrika ah ee UK oo soo gaadhay  Soomaaliya.
========
Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah iyo Arrimaha Afrika ee Ingiriiska , Baroness Chapman, ayaa la kulantay madaxda Soomaaliya booqashadeedii ugu horreysay oo rasmi ah oo ay ku timaado
Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyay Wargeyska “Asharq Al-Awsat" ku sheegay inay jiraan dalal gobolka ku yaalla oo dano kale aqoonsiga ISRL ee maamulka Hargeysa , isaga oo aan magacaabin dalalkaas. Waxa uu intaas ku daray: "Ma rabo inaan

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Maxaa ka socda Geeska Afrika? ============= Geeska Afrika waxa ka socda dhaqdhaqaaqyo isku mar soo muuqday oo isugu jira milatari, diblomaasiyadeed iyo sirdoon , kuwaas oo muujinaya in gobolku galay marxalad xasaasi ah. 72-kii saac ee u dambeeyay, dhaqdhaqaaqyo ka kala dhacay

Maxaa ka socda Geeska Afrika?
=============
Geeska Afrika waxa ka socda dhaqdhaqaaqyo isku mar soo muuqday oo isugu jira milatari, diblomaasiyadeed iyo sirdoon , kuwaas oo muujinaya in gobolku galay marxalad xasaasi ah. 72-kii saac ee u dambeeyay, dhaqdhaqaaqyo ka kala dhacay
Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Amar Go’aamo Xanbaarsan Oo Ka Yimid Sacuudiga Oo Loo gudbiyay Imaaraadka. Bin Zayed oo Sisi U Sheegay : "Riyadh waxay doonaysaa inay na duleyso" =========== Wargeyska ka soo baxa dalka Lubnaan ee lagu magacaabo Al-khabaar ayaa warbixin ka qoray safarkii uu dhawaan madaxweynaha

Amar Go’aamo Xanbaarsan Oo Ka Yimid Sacuudiga Oo Loo gudbiyay Imaaraadka. Bin Zayed oo Sisi U Sheegay : "Riyadh waxay doonaysaa inay na duleyso"
===========
Wargeyska ka soo baxa dalka Lubnaan ee lagu magacaabo Al-khabaar ayaa warbixin ka qoray safarkii uu dhawaan madaxweynaha
Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Busaarad intaan aqoon waa baahi iyo macaluul. Halkan uu ka duubayo muuqaalkani waa Burco. Xilligii dawladdii Kacaanka ee Siyaad Barre ilaahay hawnaxariistee Busaarad dad isku cunaan khiyaalina dadka uguma soo dhici jirin.

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Laascaanood xilliyaddii ay ugu xamaasadda badnayd dadkuna baraarug weyn oo laba kaclayna la soo baxeen waxay ahayd sanadihii 2000-2007. Waxaa xilligaa dib boodhka looga jafay xarumihii waxbarashada. Ururkii la odhan jiray SSHDA, wuxuu noqday horseedaha dib u noolaynta

اندلعت اشتباكات عنيفة صباح اليوم في عدة مناطق بإقليم أودال، في أقصى غرب الصومال، حيث أظهرت تسجيلات مصوّرة من المنطقة استخدام أسلحة ثقيلة في القتال. ويُعرف الإقليم بأن غالبية سكانه تؤيد وحدة الصومال. وكانت المنطقة قد شهدت خلال الفترة الماضية احتجاجات دعماً لوحدة البلاد ورفضاً

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Markabkii Shiidalka Badda Soomaaliya qodi lahaa oo Turkiga ka soo shiraacday. ======= Soomaaliya Dublumaasiyadda guulo waaweyn ayey ka soo hoysay, haddana waxaa fulinteedii lagu dhaqaaqay sidii khayraadka dalka ceegaaga loo soo saari lahaa

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun waxaa caawa Adis Ababa ku geeriyoodey ilaahay hawnaxariistee abwaankii weynaa ee Yuusuf Maxamed Cabdilaahi Aar (Yuusuf Suusle). Yuusuf wuxuu ahaa abwaan bulshadiisu jeceshahay, taariikh mugweyna ku lahaa. Ilaahay hawnaxariisto Abwaan

Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun waxaa caawa Adis Ababa ku geeriyoodey ilaahay hawnaxariistee abwaankii weynaa ee Yuusuf Maxamed Cabdilaahi Aar (Yuusuf Suusle). Yuusuf wuxuu ahaa abwaan bulshadiisu jeceshahay, taariikh mugweyna ku lahaa.

Ilaahay hawnaxariisto Abwaan
Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

أرسلت تركيا شحنات من الأسلحة وسفنًا حربية إلى الصومال، في خطوة تقول مصادر مطلعة إنها تأتي في إطار تعزيز التعاون العسكري بين البلدين، وسط ترتيبات أمنية متصلة بالمياه الإقليمية الصومالية. ويأتي هذا التحرك في وقت تشهد فيه السواحل الصومالية أنشطة متزايدة مرتبطة بعمليات استكشاف

Asad Adaani Ibrahim (@asadadaani) 's Twitter Profile Photo

Loolanka Geeska Afrika: Dhiiranaanta Masar, Iyo Qoraal Ay Arrintaa Ka Soo Saartay ========== Masar ayaa mar kale adkaysay inay diiddan tahay isku day kasta oo ka yimaadda dalal ama dhinacyo aan ku teedsanayn Badda Cas oo doonaya inay door ku yeeshaan maamulka marrinda muhiimka ah

Loolanka Geeska Afrika: Dhiiranaanta Masar, Iyo Qoraal Ay Arrintaa Ka Soo Saartay
==========
Masar ayaa mar kale adkaysay inay diiddan tahay isku day kasta oo ka yimaadda dalal ama dhinacyo aan ku teedsanayn Badda Cas oo doonaya inay door ku yeeshaan maamulka marrinda muhiimka ah