Cabdirisaaq Sandheere (@arazasandheere) 's Twitter Profile
Cabdirisaaq Sandheere

@arazasandheere

From Nomadic Family. Freelancer Translater. Author. Editor. Blogger. Producer of #Xogkorodhsi (Book Reviews). Author of #Helen Keller.

ID: 972907319297282048

linkhttp://hppt.abdirazaqsandheere.blogspot.com calendar_today11-03-2018 18:49:15

8,8K Tweet

8,8K Followers

2,2K Following

Cabdirisaaq Sandheere (@arazasandheere) 's Twitter Profile Photo

Xeerka 2 lacagta: Hal am laba jeer ka feker intaanad wax iibsan|Faalada buuga XEERARKA HODANTINIMADA youtube.com/watch?v=db9LYH…

Cabdirisaaq Sandheere (@arazasandheere) 's Twitter Profile Photo

Soon wanaagsan, dhammaan Ummadda Islaamka. Alle ha innaga yeelo kuwii bisha Barakaysan ka faa'idaysa, uuna u danbi dhaafo. Ramadaan Mubaarik, dhammaantiin.

Soon wanaagsan, dhammaan Ummadda Islaamka. Alle ha innaga yeelo kuwii bisha  Barakaysan ka faa'idaysa, uuna u danbi dhaafo. 

Ramadaan Mubaarik, dhammaantiin.
Cabdirisaaq Sandheere (@arazasandheere) 's Twitter Profile Photo

Waxa ugu badan ee doonista & hadafka dila adiga oo aan ogayn waa in aad sugtid WAQTI SAXA oo noloshu isku wada toosantahay. Xirfad cusub baro, qaad tallaabo. Xaqiiqadu waxa weeyaan inan la helin waqti ay noloshu dhammays tahay. Balse, kaliya waxa jira waqti munaasiba,waana HADDA.

Waa waxsoosaarkaygii dhinaca qoraalka iyo turjumaadda ee aan sameeyay sannadihii la Soo dhaafay. Allaha wayn ee Ii fududeeyay ayaa Mahad leh. Cidkasta oo qayb ka ahayd way mahadsantahay. Way mahadsanyihiin akhristayaasha sharaf leh ee buugaagtan akhriday ama akhriyi doontaa. πŸ‘

Afur wadareedka ardaydii Dugsiga Sare ee Ubaya Binu Kacab, sannad dugsiyeedkii 2016-2017, iyo qaar ka mid ah Macallimiintii Dugsiga. πŸ‘

Cabdirisaaq Sandheere (@arazasandheere) 's Twitter Profile Photo

Nebi Yuusuf ayaa la doonay in la dilo, manuu dhiman. Haddana way iibiyeen si ay xorriyadda uga qaadaan, ka dibna wuxuu noqday Boqor. ISDEJI, doonista Alle ayaa waxkasta iyo cidkasta ka HORRAYSA. ❀