Abdirahim Abdullahi (@apdirahimhapy10) 's Twitter Profile
Abdirahim Abdullahi

@apdirahimhapy10

Somali citizen, born&raised in#Somalia. Studied B A Economics and Management Sciences @MogUniver university,Currently doing Studies M A Economics @ticaretedutr

ID: 809831970960064513

linkhttps://www.facebook.com/abdirahiim.abdullahi.5 calendar_today16-12-2016 18:46:02

658 Tweet

1,1K Followers

1,1K Following

Ahlaam (@ahlaamdirie) 's Twitter Profile Photo

Habeenkii inta aadan seexan maxaad ka fakirtaa , Aniga hadaan iska bilaabo waxaan soo xasuustaa waxyaabihii wanaagsanaa ee isoo maray iyo waxyaabaha ii harsan oo aan jeclahay inaan guul ka gaaro , Waxaan dhistaa nolol midii ugu sareysay anoo qoslaya ayaan seexdaa .

Abdi Aynte (@aynte) 's Twitter Profile Photo

21 October 1969 waa maalintii la dumiyey dimoqraadiyaddii curdanka aheyd ee dalkeenna, dhidibbadana loo aasay nidaamkii kalitaliska ahaa ee horseeday dagaalkii sokeeye. Waa inaan casharro ka barannaa taatiikhdaas, kuna mintidnaa nidaamka dowladnimo ee aan Carta kasoo yagleelnay.

Chevening Awards🇬🇧 (@cheveningfcdo) 's Twitter Profile Photo

Applications for fully funded #Chevening Awards to study in the UK close at 12:00GMT tomorrow! Applications cannot be submitted after the deadline. To avoid missing out, submit your application today: chevening.org/apply Good luck! #BeChevening

Applications for fully funded #Chevening Awards to study in the UK close at 12:00GMT tomorrow!
Applications cannot be submitted after the deadline. To avoid missing out, submit your application today: chevening.org/apply
Good luck!
#BeChevening
Dr. Maryan Qasim (@drmaryanqasim) 's Twitter Profile Photo

Ballanteennu Waa Xaqiijinta Rajada iyo Riyada Shacabka. Musharax Xildhibaan, Golaha Shacabka HOP #194 My commitment is to fulfill the promises made to the Somali people. VOTE for Dr. Maryan Qasim.

Ballanteennu Waa Xaqiijinta Rajada iyo Riyada Shacabka. 

Musharax Xildhibaan, Golaha Shacabka HOP #194

My commitment is to fulfill the promises made to the Somali people. VOTE for Dr. Maryan Qasim.
Abdirahim Abdullahi (@apdirahimhapy10) 's Twitter Profile Photo

Furayaasha ugu muhiimsan dunida ee aan haysano,waxaa kamid ah Ducada Hooyo,silamid ah Qaraxyada noloshaada haliga kuwooda ugu daran waa dhibsashada ay kudhibsataa kuma inkaartee way kudhibsataa. فَلَا أُفٍّۢ وَلَا تَنْهَرْهُمَا وَقُل لَّهُمَا قَوْلًۭا كَرِيمًۭا Hooyo Günaydın

Dr. Guled Salah (@drguleds) 's Twitter Profile Photo

Marka lagasoo tago dhibaatada guud ee boobka doorashada laga dhaxlo, waxaa kale oo hubaal ah inta badan in nin doorasho boobay uusan ka helin xattaa dantiisa gaarka ah, imisaa soo boobay kuraas si loo doorto oo kuwii ay usoo boobeeni waydaariyeen kursiga.

Afyare A. Elmi (@afyare_elmi) 's Twitter Profile Photo

Waxaa ka socda Aqalka Ummadda ee Djibouti kulan weyn oo lagu xusayo, looguna duceynayo qoraaga caanka ah ee Soomaaliyeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax oo dhawaan ku geeriyooday London. Waxaa isku yimid, hal-abuur, farshaxan iyo qoraa badan. Allaha u naxariisto Dr. Afrax. Aamiin.

Waxaa ka socda Aqalka Ummadda ee Djibouti kulan weyn oo lagu xusayo, looguna duceynayo qoraaga caanka ah ee Soomaaliyeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax oo dhawaan ku geeriyooday London. Waxaa isku yimid, hal-abuur, farshaxan iyo qoraa badan. Allaha u naxariisto Dr. Afrax. Aamiin.
Yusuf Nohi (@yusuf_nuhi) 's Twitter Profile Photo

Waxaan bilaabaynaa olole lamagac baxay #Barosharciga oo socon doona muddo. Kusoo biir whatsapp link hadaad diyaar utahay ka qayb qaadashada programk.kan chat.whatsapp.com/KZimRJOtTyc5pq… #Barosharciga

Waxaan bilaabaynaa olole lamagac baxay #Barosharciga oo socon doona muddo.

Kusoo biir whatsapp link hadaad diyaar utahay ka qayb qaadashada programk.kan
chat.whatsapp.com/KZimRJOtTyc5pq…
#Barosharciga
Sowda Sudi (@sowdasudi) 's Twitter Profile Photo

Mar aan ka mid ahaa Engineerada ka shaqaynayay iftiiminta laamiyada magalada mugdisho qaybo ka mida. Waxa xaqiiqa ah in aan dareemayo farxad qalbiga ka timada. marka aan dhax socdo wadoyinka an solarka ku xirnay oo wali ka iftimaya magalada aniga iyo wiilashii garbahayga ahaa.

Mar aan ka mid ahaa Engineerada ka shaqaynayay iftiiminta laamiyada magalada mugdisho qaybo ka mida. 
Waxa xaqiiqa ah in aan dareemayo farxad qalbiga ka timada.
marka aan dhax socdo wadoyinka an solarka ku xirnay oo wali ka iftimaya magalada  aniga iyo wiilashii garbahayga ahaa.
Abdiqani Qorane (@cabdiqaniqorane) 's Twitter Profile Photo

Dadka badankoodu inta Qarsoon ee in la Guulaysto loosoo maray uma muuqato. Balse guushaas ayuumvaa u muuqata. Galab Wanaagsan. ❤

Dadka badankoodu inta Qarsoon ee in la Guulaysto loosoo maray uma muuqato. Balse guushaas ayuumvaa u muuqata.

Galab Wanaagsan. ❤
Awale Abdullahi (@drawaale) 's Twitter Profile Photo

9days old male with presentation of webbed fingers and toes both hands and feet (Syndactyle). #pediatrics #pediatricsurgery #plasticsurgery #surgery #surgeon #childcare #savechild . pic.x.com/ppVXJGtKiL

9days old male with presentation of  webbed fingers and toes both hands and feet (Syndactyle). #pediatrics #pediatricsurgery #plasticsurgery #surgery #surgeon #childcare #savechild . pic.x.com/ppVXJGtKiL
Abdirahim Abdullahi (@apdirahimhapy10) 's Twitter Profile Photo

اليوم ١٣/ ١٢/ ١٤٤٣هـ مع غروب شمس هذا اليوم، تختم مواسم الخير من هذا العام فهذا اليوم هو: ١-آخر أيام التشريق ٢-وآخر أيام الأضحية ٣-وآخر أيام التكبير المطلق والمقيد ثم تستقبل مواسم الخير من العام الجديد، وهكذا المسلم حالٌ مرتحلٌ مع مواسم الخير. نسأل الله القبول والثبات على الطاعا