Ahlaam (@ahlaamdirie) 's Twitter Profile
Ahlaam

@ahlaamdirie

..🩺

ID: 1095659660663771136

calendar_today13-02-2019 12:23:14

9,9K Tweet

16,16K Takipçi

225 Takip Edilen

Ahlaam (@ahlaamdirie) 's Twitter Profile Photo

Habeenkii inta aadan seexan maxaad ka fakirtaa , Aniga hadaan iska bilaabo waxaan soo xasuustaa waxyaabihii wanaagsanaa ee isoo maray iyo waxyaabaha ii harsan oo aan jeclahay inaan guul ka gaaro , Waxaan dhistaa nolol midii ugu sareysay anoo qoslaya ayaan seexdaa .