Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile
Amal Bank

@amalbankltd

Amal Bank is a licensed modern Islamic Bank in Somalia, that offers a wide range of financial products and services.

ID: 716946791745368064

linkhttp://www.amalbankso.so calendar_today04-04-2016 11:13:30

890 Tweet

4,4K Followers

812 Following

Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Amal Bank waxay ku faraxsan tahay inay soo kordhiso adeegg cusub ee BARITAAR, kaas oo diiradda saaraya maalgalinta iyo horumarinta ganacsiyada yaryar. Adeeggan ayaa ujeedkiisu tahay in la dhiirrigeliyo kobaca iyo taageerida ganacsiyada yaryar #MaalgalintaGanacsigaYaryar #Baritaar

Amal Bank waxay ku faraxsan tahay inay soo kordhiso adeegg cusub ee BARITAAR, kaas oo diiradda saaraya maalgalinta iyo horumarinta ganacsiyada yaryar. Adeeggan ayaa ujeedkiisu tahay in la dhiirrigeliyo kobaca iyo taageerida ganacsiyada yaryar #MaalgalintaGanacsigaYaryar #Baritaar
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Kafa’idayso adeegga Baritaar oo caaqibo u yeel ganacsigaaga. Booqo xarunta kuugu dhow. #maalgalintaganacsigayaryar #baritaar #AmalBank

Kafa’idayso adeegga Baritaar oo caaqibo u yeel ganacsigaaga.
Booqo xarunta kuugu dhow.
#maalgalintaganacsigayaryar #baritaar #AmalBank
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

BURXABAAL Burxabaalku waa oomatida hilibka xigta markii laga hadlayo xagga dheefta iyo maggowsiga. Burxabaalku wuxuu caan ku yahay dheeftiisa iyo awooddiisa waarta. DHAQAN IYO DHAQAALE #Burxabaal #DhaqanSomali #Dhaqaale #DhaqanIyoDhaqaale #AmalBank

BURXABAAL
Burxabaalku waa oomatida hilibka xigta markii laga hadlayo xagga dheefta iyo maggowsiga. Burxabaalku wuxuu caan ku yahay dheeftiisa iyo awooddiisa waarta.
DHAQAN IYO DHAQAALE
#Burxabaal #DhaqanSomali #Dhaqaale #DhaqanIyoDhaqaale #AmalBank
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Amal Bank waxay qayb wayn ka qaadatay Bandhiga Guuleystayaasha Soomaaliyeed ee Financial Technology ( FinTech), Anaggo kusoo bandhignay adeegga casriga ah ee #MyCash Bandhigga sanadkan waxaan diiradda Lagu saarayey hormarka laga gaaray Tiknoolojiyadda Maaliyadeed ee Soomaaliyeed

Amal Bank waxay qayb wayn ka qaadatay Bandhiga Guuleystayaasha Soomaaliyeed ee Financial Technology ( FinTech), Anaggo kusoo bandhignay adeegga casriga ah ee #MyCash

Bandhigga sanadkan waxaan diiradda Lagu saarayey hormarka laga gaaray Tiknoolojiyadda Maaliyadeed ee Soomaaliyeed
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Amal Bank waxay qayb wayn ka qaadatay Bandhiga Guuleystayaasha Soomaaliyeed ee Financial Technology ( FinTech), Anaggo kusoo bandhignay adeegga casriga ah ee #MyCash iyo habka uu ula jaanqaadayo Tiknoolojiyadda horumartay.

Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Amal Bank oo loo aqoonsaday Bangiga ugu wanaagsan Soomaaliya dhanka Maalgalinta, Kobcinta iyo Hormarinta ganacsiga ee sanadka 2024. Abaalmarintaan waxaa bixiyay Midawga Bangiyada Carabta ee Aduunka (World Union of Arab Bankers الإتحاد الدولي للمصرفيين العرب ) #AmalBank #Somalia

Amal Bank oo loo aqoonsaday Bangiga ugu wanaagsan Soomaaliya dhanka Maalgalinta, Kobcinta iyo Hormarinta ganacsiga ee sanadka 2024.
Abaalmarintaan waxaa bixiyay Midawga Bangiyada Carabta ee Aduunka (World Union of Arab Bankers الإتحاد الدولي للمصرفيين العرب )
#AmalBank #Somalia
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Shirkadda isgaarsiinta Amtel oo Ka Qayb Gashay Carwada Tiknoloojiyadda Puntland Shirkadda isgaarsiinta Amtel ayaa kusoo bandhigtay Carwada Tiknoloojiyadda Puntland adeegyo kala duwan oo ay bulshaduka faaideesan karaan #AmalBank #MyCash #Amtel #AmalExpres

Shirkadda isgaarsiinta Amtel  oo Ka Qayb Gashay Carwada Tiknoloojiyadda Puntland

Shirkadda isgaarsiinta Amtel ayaa kusoo bandhigtay Carwada Tiknoloojiyadda Puntland adeegyo kala duwan oo ay bulshaduka faaideesan karaan
#AmalBank #MyCash #Amtel #AmalExpres
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Ka qaado Amal Bank oo ku mar Dunida, Amal Bank Mastercard. WORLD ELITE. #KaarkaSafarka #Mastercard #HAJJ #PARIS #NEWYORK #DUBAI #worldelite

Ka qaado Amal Bank oo ku mar Dunida, Amal Bank Mastercard. WORLD ELITE.
#KaarkaSafarka
#Mastercard #HAJJ #PARIS #NEWYORK #DUBAI #worldelite
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

TACSI Amal bank waxay ka tacsiyeynaysaa geerida xanuunka leh ee ku timid Hooyo Khadiija Daahir Aamin oo dhashay Mohamed Aw Dahir Ibrahim oo ka mid ah Odayaasha iyo Maamulka sare ee Amal Group,gaar ahaan Soomaaliland. Allaah ha u naxariisto Hooyo Khadiija. Aamin Aamin Aamin.

TACSI

Amal bank waxay ka tacsiyeynaysaa geerida xanuunka leh ee ku timid Hooyo Khadiija Daahir Aamin oo dhashay Mohamed Aw Dahir Ibrahim oo ka mid ah  Odayaasha iyo Maamulka sare ee Amal Group,gaar ahaan Soomaaliland.

Allaah ha u naxariisto Hooyo Khadiija.
Aamin Aamin Aamin.
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Kaydkaaga Ku Gaar Yoolkaaga! Haddii aad leedahay himilooyin nololeed – ha ahaato 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨, 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢, 𝐆𝐮𝐫𝐢, 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐢, 𝐚𝐦𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐫– kaydintu waa tallaabada ugu horreysa ee lagu gaari karo. Amal Bank wuxuu kuu diyaariyey adeegyo kaydin fudud oo ammaan

Kaydkaaga Ku Gaar Yoolkaaga!
Haddii aad leedahay himilooyin nololeed – ha ahaato 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨, 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢, 𝐆𝐮𝐫𝐢, 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐢, 𝐚𝐦𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐫– kaydintu waa tallaabada ugu horreysa ee lagu gaari karo.
Amal Bank wuxuu kuu diyaariyey adeegyo kaydin fudud oo ammaan
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

🎓 Mastercard-ka Amal Bank – Furehaaga Waxbarashada Online-ka! Amal Bank Mastercard wuxuu kuu suurto gelinayaa inaad si sahlan, ammaan ah, oo degdeg ah u bixiso kharashaadka waxbarashadaada online-ka ah. #AmalBank #Mastercard #OnlineLearning #Tacliin #WaxbarashoCaalamiAh

🎓 Mastercard-ka Amal Bank – Furehaaga Waxbarashada Online-ka!

Amal Bank Mastercard wuxuu kuu suurto gelinayaa inaad si sahlan, ammaan ah, oo degdeg ah u bixiso kharashaadka waxbarashadaada online-ka ah.

#AmalBank #Mastercard #OnlineLearning #Tacliin #WaxbarashoCaalamiAh
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐦𝐚𝐥 𝐁𝐚𝐧𝐤 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐮𝐫𝐛𝐚𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨 Waxaa si guul leh noogu qabsoomay kulan muhiim ah oo dhexmaray Amal Bank iyo Qurbajoogta SSC-Khatumo. #AmalBank #Qurbajoogta #SSCKhatumo #Horumar #Iskaashi #Maalgelin

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐦𝐚𝐥 𝐁𝐚𝐧𝐤 𝐢𝐲𝐨 𝐐𝐮𝐫𝐛𝐚𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨
Waxaa si guul leh noogu qabsoomay kulan muhiim ah oo dhexmaray Amal Bank iyo Qurbajoogta SSC-Khatumo. 
#AmalBank #Qurbajoogta #SSCKhatumo #Horumar #Iskaashi #Maalgelin
Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

· 𝐀𝐦𝐚𝐥 𝐁𝐚𝐧𝐤 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐄𝐥𝐢𝐭𝐞 𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫𝐜𝐚𝐫𝐝 Kaarkaaga World Elite Mastercard wuxuu kuu furayaa albaabada adeegyo gaar ah oo ka dhigaya safarkaaga mid raaxo leh oo xasuus mudan #AmalBank #WorldElite #Mastercard #VIPLounge #SafarRaaxoLeh #TravelInStyle

Amal Bank (@amalbankltd) 's Twitter Profile Photo

Your Roots. Your Future. Your Bank. Amal Bank – Diaspora Banking Ku xidhnow dalkii hooyo! ✅ Fur xisaab adigoo dibadda jooga ✅ Dir oo hel lacag si fudud ✅ Maal geli mustaqbalkaaga Amal Bank – Horumarinta Qofka, Qoyska, iyo Qaranka. #AmalBank #DiasporaBanking #Somalia

Your Roots. Your Future. Your Bank.
Amal Bank – Diaspora Banking

Ku xidhnow dalkii hooyo!
✅ Fur xisaab adigoo dibadda jooga
✅ Dir oo hel lacag si fudud
✅ Maal geli mustaqbalkaaga

Amal Bank – Horumarinta Qofka, Qoyska, iyo Qaranka.

#AmalBank #DiasporaBanking  #Somalia