@Abdirahman M Abtidon
@amabtidon
Author, Teacher, Trainer, Researcher, Consultant, Peacemaker, Storytelling lover. (Views are my own, Re-tweets not an endorsement)
ID: 75640972
19-09-2009 20:58:22
1,1K Tweet
934 Followers
653 Following
Aad baan ugu faraxsanahay in aan Helo buugga “1969” ee uu qoray Ustaad @Abdirahman M Abtidon , buuga kaliya Sanadkii 1969 kuma Saabsana Wuxu xambaarsan yahay dhacdooiyn Muhiim ah, Waana Huba in Wax badan aan ka Baran doono, qof kasta oo xiiseeya taariikhda Soomalia buuggani wa u muhiim.
Mahadsanid Ustaad Bazi Bussuri Sheikh taageerada joogtada ah ee aad mar walba la garab taagan tahay Akademiyada AGA iyo guud ahaan horumarinta afka hooyo.
Congratulations my brother and friend Wayaki Moalim🌴 👏🏽👏🏽👏🏽
Congratulations Amb. Ambassador Fathudin Ali Ospite you will make Somalia Turkish relations great Insha Allah👏🏽👏🏽👏🏽