Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile
Alamtara

@alamtara_so

Empowering Somali youth with digital skills & entrepreneurship. Join us at Alamtara Institute to unlock your potential and shape the future.

ID: 1780968688725688320

linkhttp://alamtara.org calendar_today18-04-2024 14:37:24

24 Tweet

31 Takipรงi

14 Takip Edilen

Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Ka waran la saaxiibidda ruux kuu heelan marwalba(24/7), diyaarna u ah inuu kaaga jawaabo su'aal walba ood weydiiso, diini iyo maadiba.๐Ÿ˜ฏ Bal qiyaas ruuxaas? #AlamtaraSomalia #ChatGPT #AI

Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Lix bil ka hor ayaan u soo istaagnay garabsiinta iyo jihaynta Ardayda. Waxaan baahinay muqaalo isugu jiray wacyigelin, dhiirigelin iyo Jihayn. Waxaan Sidookale qabanay afar tababar oo ay ka soo qayb galeen in kabadan 500 oo dhalinyaro ah. #AlamtataSomalia #Milestone

Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Qaar ka mid ah xubnaha kooxda Alamtara oo magaalada Nairobi u jooga aqoon-kororsi, ayaa booqasho ku tagay xarunta RLC East Africa. Aqoon-kororsigan ayaa ujeeddadiisu tahay u diyaar garowga fulinta AEIF oo 30 dhalinyaraa lagu bari doono xirfado kala duwan. #Alamtara U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

Qaar ka mid ah xubnaha kooxda Alamtara oo magaalada Nairobi u jooga aqoon-kororsi, ayaa booqasho ku tagay xarunta <a href="/rlceastafrica/">RLC East Africa</a>. 

Aqoon-kororsigan ayaa ujeeddadiisu tahay u diyaar garowga fulinta AEIF oo 30 dhalinyaraa lagu bari doono xirfado kala duwan.

#Alamtara <a href="/US2SOMALIA/">U.S. Embassy Mogadishu, Somalia</a>
Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si rasmi ah u bilaabi doonnaa barnaamijka ๐‘ฉ๐’–๐’Š๐’๐’…๐’Š๐’๐’ˆ ๐‘ซ๐’Š๐’ˆ๐’Š๐’•๐’‚๐’ ๐‘ช๐’“๐’†๐’‚๐’•๐’๐’“๐’” ๐’Š๐’ ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š๐’‚ oo aan ugu talagalnay in lagu kobciyo hibada dhalinyarada Soomaaliyeed, laguna dhiso jiil cusub oo leh xirfado dijitaal ah. Wixii faahfaahin ah nala soco.

Waxaan si rasmi ah u bilaabi doonnaa barnaamijka ๐‘ฉ๐’–๐’Š๐’๐’…๐’Š๐’๐’ˆ ๐‘ซ๐’Š๐’ˆ๐’Š๐’•๐’‚๐’ ๐‘ช๐’“๐’†๐’‚๐’•๐’๐’“๐’” ๐’Š๐’ ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š๐’‚ oo aan ugu talagalnay in lagu kobciyo hibada dhalinyarada Soomaaliyeed, laguna dhiso jiil cusub oo leh xirfado dijitaal ah.

Wixii faahfaahin ah nala soco.
Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Alam Fellowship oo ka qayb ka ah barnaamijka Building Digital Creators in Somalia, waxaa lagu qaadan doonnaa 7 koorso oo loogu tala galay in dhalinyarada Soomaaliyeed lagu qalabeeyo xirfadaha dijitaal ka ah.

365 maalin oo aan idiin ku maqnayn qorsheyn, qaraab iyo diyaar garow, waxaan bilaabi doonaa barnaamijka Building Digital Creators in Somalia oo aan wax ku barayno dhalinyaradeenna si aan kor ugu qaadno xirfadaha iyo aqoonta ay u leeyihiin Dijitaalka. #Alamtara U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Barnaamijka Alam Fellowship waxa uu ahaan doonaa mid ay ardaydu si toos ah u yimaadaan fasalka taasoo keenaysa inay ardaydu sida ugu wanaagsan uga qalindaartaan macallimiinta. #Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia

Barnaamijka Alam Fellowship waxa uu ahaan doonaa mid ay ardaydu si toos ah u yimaadaan fasalka taasoo keenaysa inay ardaydu sida ugu wanaagsan uga qalindaartaan macallimiinta.

#Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia
Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Si guud Barnaamijka qofka ka faa'idaysanaya ee nasiibka u yeesha waxa uu ku qaadan doonaa si lacag la'aan ah, waxa kaliya ee guuleystaha looga baahnaan doono waa dadaal, adkaysi iyo ka go'naansho. #Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia

Si guud Barnaamijka qofka ka faa'idaysanaya ee nasiibka u yeesha waxa uu ku qaadan doonaa si lacag la'aan ah, waxa kaliya ee guuleystaha looga baahnaan doono waa dadaal, adkaysi iyo ka go'naansho.

#Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia
Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Soo codsadayaasha Barnaamijka Building Digital Creators in Somalia waxa ay qiimayntoodu mari doontaa labo hab; Qiimaynta hordhaca ah ee hannaanka buuxinta foomka iyo Qiimaynta kama dambaysta ah ee Waraysiga tooska ah. #Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia

Soo codsadayaasha Barnaamijka Building Digital Creators in Somalia waxa ay qiimayntoodu mari doontaa labo hab;  Qiimaynta hordhaca ah ee hannaanka buuxinta foomka iyo Qiimaynta kama dambaysta ah ee Waraysiga tooska ah.

#Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia
Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ku faraxsannahay inaan halkan ku shaacinno Foomka lagu soo dalbanayo Barnaamijka Building Digital Creators in Somalia Haddaba si aad u codsato link-gan guji: forms.gle/SQfYXyh2GHdV7Uโ€ฆ Waqtiga ugu dambeeya waa ๐Ÿ— ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” #Alamtara #BuildingDigitalCreators

Waxaan ku faraxsannahay inaan halkan ku shaacinno Foomka lagu soo dalbanayo Barnaamijka Building Digital Creators in Somalia 

Haddaba si aad u codsato link-gan guji: forms.gle/SQfYXyh2GHdV7Uโ€ฆ

Waqtiga ugu dambeeya waa ๐Ÿ— ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” 

#Alamtara #BuildingDigitalCreators
Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Allow kaal Barayaasheenna bixin doona Koorsooyinka Lagu qaadan doono Barnaamijka Building Digital Creators in Somalia. #Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

Allow kaal Barayaasheenna bixin doona Koorsooyinka Lagu qaadan doono Barnaamijka Building Digital Creators in Somalia.

#Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia <a href="/US2SOMALIA/">U.S. Embassy Mogadishu, Somalia</a>
Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Waa mutadawiciinta qaadi doona waraysiga tooska ah ee qiimaynta wajiga labaad ee soo codsadayaasha Barnaamijka Building Digital Creators in Somalia. #Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia

Waa mutadawiciinta qaadi doona waraysiga tooska ah ee qiimaynta wajiga labaad ee soo codsadayaasha Barnaamijka Building Digital Creators in Somalia.

#Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia
Alamtara (@alamtara_so) 's Twitter Profile Photo

Waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday waraysigii fool ka foolka ahaa ee barnaamijka Digital Creators in Somalia. #Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

Waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday waraysigii fool ka foolka ahaa ee barnaamijka Digital Creators in Somalia.

#Alamtara #BuildingDigitalCreators #Somalia <a href="/US2SOMALIA/">U.S. Embassy Mogadishu, Somalia</a>