AGA (@akadeemiyadaaga) 's Twitter Profile
AGA

@akadeemiyadaaga

Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) waa xarun loo asaasay ilaalinta iyo tayaynta adeegsiga habboon ee Af Soomaaliga iyo Suugaantiisa.

ID: 958751681830969344

linkhttp://www.aga.so calendar_today31-01-2018 17:19:48

431 Tweet

455 Followers

14 Following

AGA (@akadeemiyadaaga) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha AGA iyo Maamulka Jaamacadda Green Hope oo ka Wada hadlay Horumarinta Afka Soomaaliga. aga.so/so/guddoomiyah…

Insight Somalia (@insightsomali) 's Twitter Profile Photo

1/2: This year, It's a new book "Diplomatic Protocol" co-authored with Amb. Isse Dhere, one of the idols of Somali diplomats. Besides the pen, this fellow was my mentor and role model. It is a magnific hymn for me to lay on his arguments across the globe. M.A.G.H. Jannah Frdws.

AGA (@akadeemiyadaaga) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro ku Saaban Qiimaha Afka Soomaaliga u Jeediyay Ardayda Dugsiga Jabuuti... Xafiiska Warbaahinta AGA, Muqdisho. aga.so/so/guddoomiyah…

AGA (@akadeemiyadaaga) 's Twitter Profile Photo

Tacsi:- Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) waxay dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda qalinka, suugaanleyda iyo shacabka iyo madaxda reer Jabuutiba uga tacsiyaynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Abwaan Xaashi Cabdillaahi Oorax, oo maanta geeriyooday. AHUN.

Tacsi:- 
Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) waxay dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan bahda qalinka, suugaanleyda iyo shacabka iyo madaxda reer Jabuutiba uga tacsiyaynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Abwaan Xaashi Cabdillaahi Oorax, oo maanta geeriyooday. 
AHUN.
AGA (@akadeemiyadaaga) 's Twitter Profile Photo

Faahfaahin:- Guddoomiyaha AGA oo Wasiirka Warfaafinta Guddoonsiiyay Xeer-nidaamiyaha Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga. Xafiiska Warfaafinta AGA Isniin, 15 Maajo 2023 Muqdisho - Soomaaliya aga.so/so/guddoomiyah…

AGA (@akadeemiyadaaga) 's Twitter Profile Photo

Martiqaad: Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga waxa sharaf weyn u ah inaad kala soo qaybgashid kulan cilmiyeed lagu falanqaynayo "Mideynta Hab-adeegsiga Alifba'da Soomaaliga" maalinta berri ah ka qabsoomaya xarunta dhexe ee Akademiyada. #Uhiilliafkahooyo Xafiiska Warfaafinta AGA

Martiqaad: Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga waxa sharaf weyn u ah inaad kala soo qaybgashid kulan cilmiyeed lagu falanqaynayo "Mideynta Hab-adeegsiga Alifba'da Soomaaliga" maalinta berri ah ka qabsoomaya xarunta dhexe ee Akademiyada.

#Uhiilliafkahooyo
Xafiiska Warfaafinta AGA
The Mogadishu Book Fair (@mogbf) 's Twitter Profile Photo

#MBF2023 Guest: Professor Abdalla Mansur is a scholar, linguist, former Head of the Languages Department at the Somali National University and Professor of Arabic language at Roma Tre University in Italy. He is also the interim Chair of the Intergovernmental Academy of the Somali

#MBF2023 Guest: Professor Abdalla Mansur is a scholar, linguist, former Head of the Languages Department at the Somali National University and Professor of Arabic language at Roma Tre University in Italy. He is also the interim Chair of the Intergovernmental Academy of the Somali
Insight Somalia (@insightsomali) 's Twitter Profile Photo

Hey, it's time to remind you that the greatest event in Africa has dropped anchor again. See u at Teatro Nazionale della Somalia and secure your seat. The Mogadishu Book Fair will officially pick up where one left off. This video sounds how Maamuus Events designed the venue lst yr. USAID Somalia

Insight Somalia (@insightsomali) 's Twitter Profile Photo

The children's section at the Mogadishu Book Fair is jampacked with activities! Kids are drawing, face painting, and reading books. It's a great way to encourage the love of reading and creativity in young people. #MBF2023 USAID Somalia UNICEF Somalia The Mogadishu Book Fair

The children's section at the Mogadishu Book Fair is jampacked with activities! Kids are drawing, face painting, and reading books. It's a great way to encourage the love of reading and creativity in young people. #MBF2023 <a href="/USAIDSomalia/">USAID Somalia</a> <a href="/unicefsomalia/">UNICEF Somalia</a> <a href="/MogBF/">The Mogadishu Book Fair</a>
AGA (@akadeemiyadaaga) 's Twitter Profile Photo

Akademiye Goboleedka AGA iyo Maamulka G/Banaadir oo Iskaashi ka Yeelanaya Ololaha dib u Adeegsiga iyo Dhigaalka Far Soomaaliga. Sii akhri ⬇️ aga.so/so/akademiye-g…

AGA (@akadeemiyadaaga) 's Twitter Profile Photo

Tababbar ku saabsan "Qoridda Qoraallada Habboon iyo Diyaarinta Warbixinnada" ayaa xarunta dhexe ee AGA uga socda hawlwadeenno ka tirsan xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka, waxaana bixinaya khabiirro ka tirsan Akademiyada. U Hiilli Afkaaga Hooyo!

Tababbar ku saabsan "Qoridda Qoraallada Habboon iyo  Diyaarinta Warbixinnada" ayaa xarunta dhexe ee AGA uga socda hawlwadeenno ka tirsan xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Qaranka, waxaana bixinaya khabiirro ka tirsan Akademiyada.

U Hiilli Afkaaga Hooyo!