AHMED BAAL (@ahmedbaal7734) 's Twitter Profile
AHMED BAAL

@ahmedbaal7734

ID: 1913801751557246976

calendar_today20-04-2025 03:48:31

7 Tweet

3 Takipçi

77 Takip Edilen

Hon. Ahmed FIQI (@ahmedmofiqi) 's Twitter Profile Photo

48kii saacadood ee ugu dambaysay dadka ugu badan ee aan ismaqalno iyo kalimada ugu badan ee aan maqlo, fariinta ugu badan ee aan aqriyo, calanka ugu badan ee arko waxay ka hadlayeen “Awdal” Maxay ka dhigan tahay arrintaas oo aan ahayn midnimada dalka.

AHMED BAAL (@ahmedbaal7734) 's Twitter Profile Photo

Intan aan isla fahano: Haday reer Togdheer maamul samaystaan oo ay raacaan Soomalia ,reer Awdal miyaa dhahaya ha samaysanina iyo dagaal ayaan idinku soo qaadaynaa?? Waa maya? Hadii Awdal State la sameeyo waa inayna cidina faraha noola imaan oo arimaheena inagu yelna sidan rabno

AHMED BAAL (@ahmedbaal7734) 's Twitter Profile Photo

Prof Ingiriis VS Prof Turki ah. , Prof-ka Turkida Haddii gumeystayaashu ay dalkaaga gabal-gabal u iibsadeen, maxaa u wadataa Naaneysta Ingiriis?." X [Twitter} Somali iyo Turki

Prof Ingiriis VS Prof Turki ah.
, Prof-ka Turkida Haddii gumeystayaashu ay dalkaaga gabal-gabal u iibsadeen, maxaa u wadataa Naaneysta Ingiriis?."

X [Twitter} Somali iyo Turki
AHMED BAAL (@ahmedbaal7734) 's Twitter Profile Photo

Laascaanood ✅ 32 10-Xildhibaan SSC 22-Xildhibaan Awdal Sanadaha dambena Boorama iinsha alaah way helaysaa 22keedii xildhibaan iyadoo qof iyo Cod ah.

AHMED BAAL (@ahmedbaal7734) 's Twitter Profile Photo

Mar hadii dhulkii Ingiriis qayb ka tanaasuleen madaxdii dhaqanka ee Isaaq , Dhamaan dhulka aysan degin ee Gadabursi waa inay sida ugu dhaqdiyaha badan uga baxaan.

AHMED BAAL (@ahmedbaal7734) 's Twitter Profile Photo

Matxaf ku yaala dalka ayaa waxa ku yaala biinanka timaha oo ay lahaayeen dadyoqabiilada Soomaali, Gadabursi iyo Bartire. Waxa ka uruuriyay dhulka Abyssinia labo nin oo muddo deganaa halkaas Biinanka Soomaali sameeyeen waa kuwa tirada le: 11, 12, 13, 14, 15, 16, 17, 20.

Matxaf ku yaala dalka ayaa waxa ku yaala biinanka timaha oo ay lahaayeen dadyoqabiilada Soomaali, Gadabursi iyo Bartire. Waxa ka uruuriyay dhulka Abyssinia labo nin oo muddo deganaa halkaas

Biinanka Soomaali sameeyeen waa kuwa tirada le: 11, 12, 13, 14, 15, 16, 17, 20.