Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka (@agosomalia) 's Twitter Profile
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

@agosomalia

The Official Account of the Office of the Attorney General, Federal Republic of Somalia.

ID: 3064789402

linkhttp://ago.gov.so calendar_today28-02-2015 09:58:30

694 Tweet

376 Takipçi

3 Takip Edilen

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka (@agosomalia) 's Twitter Profile Photo

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa ka qaybgalay kulanka sanadlaha ee Xafiiska Xeer-Ilaaha guud ee Qaranka iyo Garsoorayaasha Heer Federaal, kaasi oo muhiimad gaara ah u leh xoojinta wada shaqeynta hay’adaha Garsoorka Dalka. Shirka waxaa shir Guddomiyey G. Maxkamadda Sare.

Sulayman Mohamoud (@sulaymanmohamud) 's Twitter Profile Photo

Honored to host a delegation from the East African Magistrates’ and Judges’ Association (EAMJA) today. We engaged in substantive discussions focused on enhancing regional judicial cooperation, strengthening legal frameworks, and upholding the rule of law. A collaborative

Honored to host a delegation from the East African Magistrates’ and Judges’ Association (EAMJA) today. We engaged in substantive discussions focused on enhancing regional judicial cooperation, strengthening legal frameworks, and upholding the rule of law. A collaborative
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka (@agosomalia) 's Twitter Profile Photo

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Hay’adda Boliiska Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah u fuliyey xukun Maxkamadeed oo ku dhacay maadooriye khatar weyn ku haya bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada oo noocyadiisu ubadneyd Maandooriyaha loo yaqaan Taabuu.

Hon. @Sulaymanmohamud met today with U.S. Ambassador Riley to strengthen cooperation against money laundering and terrorist financing. @AGOSomalia is committed to strengthening collective efforts against illicit financial flows that support al-Shabaab and ISIS.

Hon. @Sulaymanmohamud met today with U.S. Ambassador Riley to strengthen cooperation against money laundering and terrorist financing. @AGOSomalia is committed to strengthening collective efforts against illicit financial flows that support al-Shabaab and ISIS.
Sulayman Mohamoud (@sulaymanmohamud) 's Twitter Profile Photo

A new chapter for Somalia’s Rule of Law. Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Courts, CID, and Prisons are now seamlessly integrated through a modern Case Management System in Mogadishu. This is a significant step, strengthening coordination, transparency, and service delivery. In close partnership with

A new chapter for Somalia’s Rule of Law. <a href="/Agosomalia/">Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka</a>, Courts, CID, and Prisons are now seamlessly integrated through a modern Case Management System in Mogadishu. This is a significant step, strengthening coordination, transparency, and service delivery. In close partnership with
Sulayman Mohamoud (@sulaymanmohamud) 's Twitter Profile Photo

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun! Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Eebbe ha u naxariistee marxuum Cali Faarax Cali, Agaasimihii Xarunta Horumarinta Cimi-baarista Puntland (PDRC), oo maantay ku

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun!

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Eebbe ha u naxariistee marxuum Cali Faarax Cali, Agaasimihii Xarunta Horumarinta Cimi-baarista Puntland (PDRC), oo maantay ku
Sulayman Mohamoud (@sulaymanmohamud) 's Twitter Profile Photo

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, garsoorka dalka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Eebbe ha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Daahir Barre, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka hore, oo maantay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuum

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, garsoorka dalka, iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Eebbe ha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Daahir Barre, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka hore, oo maantay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuum