Ahmed Ciiro (@aciiro96278) 's Twitter Profile
Ahmed Ciiro

@aciiro96278

ID: 1850416323647647744

calendar_today27-10-2024 05:57:03

7 Tweet

3 Followers

166 Following

Ahmed Ciiro (@aciiro96278) 's Twitter Profile Photo

= dhigashada dugsiga iyo = waxaa diinka laybaray = maahan daansho iyo dheel = dadka inaa waxtaro iyo = waa dalkoon difaacee = dal jire aabahaybaa =dabka qaado igu faray = inaa guulaysanayna = Hubaal lkn gocosho waa ceeb

=  dhigashada dugsiga iyo
= waxaa diinka laybaray 
= maahan daansho iyo dheel
= dadka inaa waxtaro iyo
= waa dalkoon difaacee
= dal jire aabahaybaa
=dabka qaado igu faray
= inaa guulaysanayna 
= Hubaal lkn gocosho waa ceeb
Ahmed Ciiro (@aciiro96278) 's Twitter Profile Photo

Xasan firimbi dhaqankii liitay ee uu kula kacay askarigii ammaankiisa ilaalinayay haddii aysan jirin dawlad kula xisaabtamaysa waa in shavcabku culays saaraa oo lagu ceebeeyaa falkii gunnimada aha aee askariga ammaankiisa sugaya isagoo xildhibaan ah kula kacay

Axmed Madoobe cidna dhaafi maayo xataa Siyaad Barre xabaasha ayuu mucaaridnimada kaga dabageeyey maxkamadihiisii ayuu ku tilmaamay inay la mid ahaayeen kuwa Xamar ee hada. War ninku xasarad jecelaa!

Axmed Madoobe cidna dhaafi maayo xataa Siyaad Barre xabaasha ayuu mucaaridnimada kaga dabageeyey maxkamadihiisii ayuu ku tilmaamay inay la mid ahaayeen kuwa Xamar ee hada. War ninku xasarad jecelaa!
Jibril Qoobey (@jibrilqoobey) 's Twitter Profile Photo

Caawa,waa nasiibdaro in Xildhibaan Somaliyed loo cayrsado Beel ahaan oo lagu weeraro Gurigiisa. Xildhibaan Xasan Yare,waxa uu Magan ugalay Guriga MW Sh.Shariif Caawa nasiibdaro. Dalka,waxaa halkaas gaarsiiyay,waa MW Xasan Shiikh oo dib ugu celiyay 1991-dii. Colaadii Daarood

Caawa,waa nasiibdaro in Xildhibaan Somaliyed loo cayrsado Beel ahaan oo lagu weeraro Gurigiisa.

Xildhibaan Xasan Yare,waxa uu Magan ugalay Guriga MW Sh.Shariif Caawa nasiibdaro.

Dalka,waxaa halkaas gaarsiiyay,waa MW Xasan Shiikh oo dib ugu celiyay 1991-dii.

Colaadii Daarood