Abdulkadir Madoobe (@abdulmadoobe) 's Twitter Profile
Abdulkadir Madoobe

@abdulmadoobe

Secretary General of Independent Constitutional Review and Implementation Commission.

ID: 2602199246

linkhttp://www.icric.gov.so calendar_today03-07-2014 20:20:43

47 Tweet

516 Takipçi

527 Takip Edilen

Mohamed Farmaajo (@m_farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to President @RT_Erdogan on his successful Presidential election. The government & people of Somalia congratulate the People of Turkey on their historic presidential and parliamentary elections. Turkey a valuable partner of Somalia.

Abdulkadir Madoobe (@abdulmadoobe) 's Twitter Profile Photo

once upon a time in Somalia. Allow dalka noo hagaaji. Amiin Amiin Amiin. @ Mogadishu, Banadir, Somalia instagram.com/p/BwgrYXZnamD/…

Abdulkadir Madoobe (@abdulmadoobe) 's Twitter Profile Photo

Maalinta_Shaqaalaha_Aduunka. Waxaan farxadda la qeybsanayaa Shaqaalaha weynaha Aduunka gaar ahaan Shaqaalaha Soomaaliyeed ayadoo ay Maanta ku beegan tahay 1da Maajo 2019. #LabourDay instagram.com/p/Bw5PAEWHm3b/…

Abdulkadir Madoobe (@abdulmadoobe) 's Twitter Profile Photo

Alxamdullilaah, Alle ayey mahad u sugnaatay oo safarkeenii 2da maalmood qaatay si nabad ah noogu soo dhammeeyey. Waxaan u mahadcelineynaa Madaxda Dowlad Gobolleedka Koofur Galbeed iyo shacabkooduba sida wanaagsan oo ixtiraamka leh ay noo maamuuseen.

Calnkeena quruxda badan, bal egga sida uu uga dhex muuqdo Todobada Calan ee kala (Uganda, Sudan, South Sudan, Kenya, Ethiopia, Djibouti iyo Calanka Dowladaha ku bahoobay IGAD). instagram.com/p/B5c9TIvHAc-/…

Abdulkadir Madoobe (@abdulmadoobe) 's Twitter Profile Photo

Buur Hakaba wey u qalantay ku guuleysiga Tartan-Aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ee Television-ka Qaranka @SNTV. HAMBALYO DEGMADEYDA BUUR HAKABA.

Harun Maruf (@harunmaruf) 's Twitter Profile Photo

The Somali national theatre in Mogadishu is preparing to screen the first Somali movies this week, an exciting time for movie fans in the capital. Here is a trailer for one of the movies - Date from hell - with English subtitles!

Harun Maruf (@harunmaruf) 's Twitter Profile Photo

Is Somalia ready for news to be broadcast in Italian again? Report by ⁦@fromadic92⁩ english.alaraby.co.uk/analysis/somal…

Abdulkadir Madoobe (@abdulmadoobe) 's Twitter Profile Photo

Dowladnimadu waa qalin isu dhiib iyo isku sharfid xilka. Madaxeynahana 9aad sharaf ayuu mudan yahay. Madaxweynaha 10aad Alle haku asturo ammaannada ummadda.

Marar badan ayaan la kulamay in saacado badan aan saabab la’aan u sugo dayuuraddii ii qaadi lahayd Degmadii/Gobolkii aan u socday. Waa muhiim in Shuruucda la dhaqangeliyo loona hoggaansamo.

Abdulkadir Madoobe (@abdulmadoobe) 's Twitter Profile Photo

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 1 1aad ayaa go’aaniyey xilliga rasmiga ee uu Furmayo Kalfadhiga 3aad ee Golaha oo loo asteeyey Maajo 29, 2023. Arrimaha hotetebinta leh Kalfadhigan waxaa ka mid ah Dib-u-eegista Dastuurka KMG. Golaha Shacabka BJFS Abdillahi Geelqaad

Abdulkadir Madoobe (@abdulmadoobe) 's Twitter Profile Photo

Dowladnimadu waa ku kala horeyn iyo u kala dambeyn “Qori isu-dhiib”. Former Speaker H.E Mohammad Jawaari and current Speaker H.E Sh. Adan Madoobe.

Waxaan maanta soojinta Wax-kabeddelka Cutubyada 1aad ilaa 4aad ee Dastuurka KMG iyo warbixinta la socota u bandhignay Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee BFS, si GMDHD uu u dhageysto tallooyinkooda iyo tilmaansiintooda, uguna dhafo deedna loo gudbiyo BFS labadiisa Aqal.

Cutubyadani waa afartii cutub ugu horeeyey ee soojeedinta wax-kabeddelka Dastuurka ee uu soo diyaariyey Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

Kulamada Labada Aqal ee BJFS oo looga doodayo soojeedimaha wax-kabeddelka Dastuurka ayaa gudagalay maalintii 2aad, oo doodda xildhibaannada diiradda ku saareen Qodobka 1aad ilaa 9aad ee cutubka 1aad.

Burhan Adan Omar (@avvburhanadan) 's Twitter Profile Photo

5 su’aalood oo ku saabsan latashiyada Dib-u-eegista Dastuurka: 1. Yaa lala tashanayaa? 2. ⁠Goormaa Laqaban karaa latashiyada Dadweynaha? 3. ⁠Natiijada Latashiga Goormaa lagu darayaa dib-u-eegista Dastuurka? 4. ⁠Habkee loo qabanayaa latashiyada? 5. ⁠ Mala qabtay latashiyo

5 su’aalood oo ku saabsan latashiyada Dib-u-eegista Dastuurka: 

1. Yaa lala tashanayaa? 
2. ⁠Goormaa Laqaban karaa latashiyada Dadweynaha? 
3. ⁠Natiijada Latashiga Goormaa lagu darayaa dib-u-eegista Dastuurka? 4. ⁠Habkee loo qabanayaa latashiyada? 
5. ⁠ Mala qabtay latashiyo