Abdirahman nur Mohamud (@abdirahmannurm6) 's Twitter Profile
Abdirahman nur Mohamud

@abdirahmannurm6

رب شرح لي صدري ويسرلي امري

ID: 1518866543203033088

linkhttps://site-7629490-2769-8590.mystrikingly.com/ calendar_today26-04-2022 08:16:38

15 Tweet

183 Followers

1,1K Following

Abdirahman nur Mohamud (@abdirahmannurm6) 's Twitter Profile Photo

Duni yaabkeeda wadata. Markaa aragto ilmo nadiifinaya gaadhi ay ledahay "qaramada midoobay" oo halku-dhigisu Ahaa "ilaalinta caruurta" waxaan ogaadey iney dunidu tahay beenaale, munaafaqnimduna ay iyadu maamusho.

Duni yaabkeeda wadata.

Markaa aragto ilmo nadiifinaya gaadhi ay ledahay "qaramada midoobay" oo halku-dhigisu
Ahaa "ilaalinta caruurta" waxaan ogaadey iney dunidu tahay beenaale, munaafaqnimduna ay iyadu maamusho.
Abdirahman nur Mohamud (@abdirahmannurm6) 's Twitter Profile Photo

Check out my brand new website on Strikingly …te-8685145-7565-8822.mystrikingly.com Tell me what you think! '…te-8685145-7565-8822.mystrikingly.com

Abdirahman nur Mohamud (@abdirahmannurm6) 's Twitter Profile Photo

Ixtiraamku waa hadiyada ogu qaalisan ee qof bini aadam ah ku siinkaro Akhlaaqda ma aha shay lasoo iibsankaro ee waa mid kasobaxda qalbiga qof kusoo barbaaaray Faqiir waxaa ah ruuxa waayay akhlaq ee ma aha qofka aan hantida haysan

Ixtiraamku waa hadiyada ogu qaalisan ee qof bini aadam ah ku siinkaro

Akhlaaqda ma aha shay lasoo iibsankaro ee waa mid kasobaxda qalbiga qof kusoo barbaaaray

Faqiir waxaa ah ruuxa waayay akhlaq ee ma aha qofka aan hantida haysan