profile-img
Thabit Mohamed

@ThabitMhd

Leader of Awoodda Shacabka Party. Former Mayor of Mogadishu&Governor of BRA, Former Deputy Chief of Mission, Somali Embassy, Washington DC. RTs not endorsements

calendar_today12-12-2011 15:22:12

5,1K Tweets

121,5K Followers

1,4K Following

Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Alxamdullilah 02-05-2022 oo aheyd maalin Isniin ah, kuna aadaneyd maalintii Ciid al-Fitr wuxuu Alle nagu irsaaqay aniga iyo xaaskeyga Faiza Hassan wiil oo loo bixiyay Amir Thabit.

Caafimaad iyo baarinimo Allaha noogu barbaariyo awlaadda, Aamiin ya Rabbi.

Markale Ciid Wanaagsan.

account_circle