Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profileg
Thabit Mohamed

@ThabitMhd

Leader of Awoodda Shacabka Party. Former Mayor of Mogadishu&Governor of BRA, Former Deputy Chief of Mission, Somali Embassy, Washington DC. RTs not endorsements

ID:434998263

calendar_today12-12-2011 15:22:12

5,1K Tweets

121,5K Followers

1,4K Following

Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

War-murtiyeedka ka soo baxay Villa Somalia waa mid waqtigiisa ku soo aaday waana in aanan la siyaasadeyn Arrimaha Masiiriga Dalka.

Waxaase fiicnaan laheyd ciwaanka inuu noqdo;

“WARMURTIYEED KU SAABSAN XIRIIRKA , D. GOBOLEDYADA, M. GOBOLKA BANADIR & MAAMULKA SSC-KHAATUMO.”

War-murtiyeedka ka soo baxay Villa Somalia waa mid waqtigiisa ku soo aaday waana in aanan la siyaasadeyn Arrimaha Masiiriga Dalka. Waxaase fiicnaan laheyd ciwaanka inuu noqdo; “WARMURTIYEED KU SAABSAN XIRIIRKA #DFS, D. GOBOLEDYADA, M. GOBOLKA BANADIR & MAAMULKA SSC-KHAATUMO.”
account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Waan kala ARAGTI duwanaan karnaa laakiin kalama ISIR duwanaan karno. Aan u midowno Illaalinta Gobannimada, Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya.

account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Ciid wanaagsan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.

Allaha naga wada aqbalo acmaasha wanaagsan. Farxad iyo caafimaad ku wada ciida InshaAllah.

account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Waxaan bogaadinaya qaraarkii Golaha Wasiirada ay ka qaateen faragelinta joogtada ah ee Dowladda Itoobiya ku heyso Arrimaha Maxalliga ee .

Sidookale waxay fariin cad u direysa Taliska Itoobiya in qaangaarnimada diplomaasiyadeed & dulqaadka Somalia ay xuduud leedahay.

Waxaan bogaadinaya qaraarkii Golaha Wasiirada #XFS ay ka qaateen faragelinta joogtada ah ee Dowladda Itoobiya ku heyso Arrimaha Maxalliga ee #Somalia. Sidookale waxay fariin cad u direysa Taliska Itoobiya in qaangaarnimada diplomaasiyadeed & dulqaadka Somalia ay xuduud leedahay.
account_circle
Saied Fidow(@Saied_Fidow) 's Twitter Profile Photo

Go’aanka diblomaasiyadeed ee dowladda Soomaaliya ka qaadatay taliska Aby Ahmed waa mid bogaadin mudan oo xilligiisi yimid haddana waa faanoole fari kama qodno inta ciidanka Itoobiya dhex jiifaan caloosha Soomaaliya.

Sidaa darteed, haddii la doonayo in jiridka loo siibo…

Go’aanka diblomaasiyadeed ee dowladda Soomaaliya ka qaadatay taliska Aby Ahmed waa mid bogaadin mudan oo xilligiisi yimid haddana waa faanoole fari kama qodno inta ciidanka Itoobiya dhex jiifaan caloosha Soomaaliya. Sidaa darteed, haddii la doonayo in jiridka loo siibo…
account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Waa sharci darro & xadgudub iney heshiis la gasho D. Itoobiya.

Waa lakala aragti duwanaan karaa balse sax ma ahan ineysan kuu kala saarnayn waxa la isku hayo & ilaalinta Gobannimada&sharafka Qarankena.

La kala aragti duwananado iyadoo la illaalinayo qiyamka&midnimada.

Waa sharci darro & xadgudub iney #Puntland heshiis la gasho D. Itoobiya. Waa lakala aragti duwanaan karaa balse sax ma ahan ineysan kuu kala saarnayn waxa la isku hayo & ilaalinta Gobannimada&sharafka Qarankena. La kala aragti duwananado iyadoo la illaalinayo qiyamka&midnimada.
account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Waxaan soo dhaweynaya booqashada Madaxweynaha JFS iyo wafdigiisa ee maanta tagay Degmooyinka taariikhiga ee Xaradheere&Ceeldheer si loo dardargeliyo la dagalanka argagixisada.

Waa inaan garab istaagnaa Madaxweynaha iyo ciidamadeena si dalka looga ciribtiro khawaarijta.

Waxaan soo dhaweynaya booqashada Madaxweynaha JFS iyo wafdigiisa ee maanta tagay Degmooyinka taariikhiga ee Xaradheere&Ceeldheer #GalMudug si loo dardargeliyo la dagalanka argagixisada. Waa inaan garab istaagnaa Madaxweynaha iyo ciidamadeena si dalka looga ciribtiro khawaarijta.
account_circle
Subeida Mukhtar(@smukhtar_) 's Twitter Profile Photo

Basic meetings, those co-organized by government offices lack diverse voices impacted by the issues. Somalia's diversity demands full inclusivity. Anything less risks sustaining progress & stability.
Nimo Jirdeh EU Delegation Somalia Norway in Somalia Villa Somalia OPM Somalia 🇸🇴

account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Ramadan Mubarak 🌙 dhammaan Ummadda Soomaaliyeed dal iyo dibedba.

Allaha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta khayrka Bisha Barakeysan ee Ramadan.

account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si weyn u soo dhaweynayaa heshiiska Dowladda Soomaaliya iyo Türkiye oo maanta Goleyaasha ee fulinta iyo Labbada Aqal ansixiyeen oo ah mid taariikhiya.

Waa taariikh dib isu qoreysa haddii ay noqon laheyd mid qarniyo ka hor iyo Gurmadkii walaal ee 2011.

Waxaan si weyn u soo dhaweynayaa heshiiska Dowladda Soomaaliya iyo Türkiye oo maanta Goleyaasha #DFS ee fulinta #XFS iyo Labbada Aqal #BJFS ansixiyeen oo ah mid taariikhiya. Waa taariikh dib isu qoreysa haddii ay noqon laheyd mid qarniyo ka hor iyo Gurmadkii walaal ee 2011.
account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Waxaan si adag u cambaareynayaa isku daygii dowladda Itoobiya ee maanta si daandaansi ah hor-istaag ugu sameysay Madaxweynaha JFS Xassan Sh. Maxamud iyo wafdigiisa ee u tagay Itoobiya Shir Madaxeedka AU oo muhiim u ahaa iney ka qayb gasho, miiskana geyso qadiyadda .

Waxaan si adag u cambaareynayaa isku daygii dowladda Itoobiya ee maanta si daandaansi ah hor-istaag ugu sameysay Madaxweynaha JFS Xassan Sh. Maxamud iyo wafdigiisa ee u tagay Itoobiya Shir Madaxeedka AU oo muhiim u ahaa #DFS iney ka qayb gasho, miiskana geyso qadiyadda #Somalia.
account_circle
Afyare A. Elmi(@afyare_elmi) 's Twitter Profile Photo

Mahadsanid Harun Maruf. Halkan ka wareysi ku saabsan dib-u-eegista dastuurka.
Mahadsanid

Fallanqeyn: Dr. Afyare oo sharxay cutubyada wax ka beddelka dastuurka voasomali.com/a/fallanqeyn-d…

account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u mahad celinaya hay’addaha amniga & dadka deegaanaka ee ka qayb qaatay soo qabashada baxsadkii nolosha ku gubay AUN Luul Jazeera iyo ubadkeedii uur ku jirka ahaa.

Waa in laga gudaa labbadii naf ee uu dilay si caddaalad u helaan ubadka AUN Luul, qoyskeeda iyo ehelladeeda.

account_circle
Saied Fidow(@Saied_Fidow) 's Twitter Profile Photo

Milicsiga Juqraafi siyaasadeedka Gacan dhulleedka Soomaalida iyo mareeynta hagardaamada taliska Aby Ahmed, waa qormo kooban oo bidhaamineysa muuqaalka loolanka siyaasadeed ee ka jira Geeska Afrika iyo sida ugu haboon ay dowladda Soomaaliya u maareyn karto.

Milicsiga Juqraafi siyaasadeedka Gacan dhulleedka Soomaalida iyo mareeynta hagardaamada taliska Aby Ahmed, waa qormo kooban oo bidhaamineysa muuqaalka loolanka siyaasadeed ee ka jira Geeska Afrika iyo sida ugu haboon ay dowladda Soomaaliya u maareyn karto.
account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Ma-naxaha ooridiisa iyo ubadkiisii uurka ku jiray wada ololiyay, agoontii ay dhashayna garan waayay inuu aabbahood labbaad yahay oo agoonnimadii rajo ugu daray.

Waa abris labbo naf dilayee ee iska soo qabta inta uusan idinka idin ololin.

Ma-naxaha ooridiisa iyo ubadkiisii uurka ku jiray wada ololiyay, agoontii ay dhashayna garan waayay inuu aabbahood labbaad yahay oo agoonnimadii rajo ugu daray. Waa abris labbo naf dilayee ee iska soo qabta inta uusan idinka idin ololin.
account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

Guushu waa la hariyaa, har-cad looma jiido!

Dadka Somaliyed mucaarad/muxaafid waxay maanta ku mideysan yihiin in DFS garab lagu siiyo la dagaallanka argagixisada & in isku duubni dalka looga difaaco D. Itoobiya oo ku xadgudubtay madaxbanaanida, midnimada dhul,bad&hawada Somalia.

Guushu waa la hariyaa, har-cad looma jiido! Dadka Somaliyed mucaarad/muxaafid waxay maanta ku mideysan yihiin in DFS garab lagu siiyo la dagaallanka argagixisada & in isku duubni dalka looga difaaco D. Itoobiya oo ku xadgudubtay madaxbanaanida, midnimada dhul,bad&hawada Somalia.
account_circle
Thabit Mohamed(@ThabitMhd) 's Twitter Profile Photo

As Ethiopia gov continues to ignore intern’l calls to respect the unity and sovereignty of Somalia, must stay the course of current productive diplomatic maneuvers and avoid unnecessary missteps.

“The wise win before they fight, while the ignorant fight to win.” ~ Sun Tzu.

account_circle