OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

@somalipm

Official @X page for the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

ID: 1144935463

linkhttp://opm.gov.so calendar_today03-02-2013 11:31:00

6,6K Tweet

663,663K Followers

4 Following

OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa mudane Idiris Cismaan Xaaji Cali u magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga.

H.E. Deputy Prime Minister Salah Jama and UK Minister Lord Collins issue joint statement as co-chairs of a newly launched High-Level Panel on Social Protection in Fragile and Conflict Settings. The six-month mission aims to tackle poverty, crisis resilience and humanitarian

H.E. Deputy Prime Minister <a href="/SalahJama/">Salah Jama</a> and UK Minister Lord Collins issue joint statement as co-chairs of a newly launched High-Level Panel on Social Protection in Fragile and Conflict Settings.

The six-month mission aims to tackle poverty, crisis resilience and humanitarian
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee u

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu howlgelinayey Hey'adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha ee (SARIS), taas oo ay dhawaan ansixiyeen

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kormeer ku tagay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, ayaa sheegay in Wasaaraddani ay tusaale u tahay isku tashiga shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dib-u-dhiska iyo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xoojinaya qaban-qaabada Maalmaha Xorriyadda Qaranka, ayaa magacaabay Guddi ka kooban Wasiirro iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ka shaqeynaya xuska toddobaadka xorriyadda

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay daawashada ciyaar saaxiibitimo oo taariikhi ah, taas oo dhex martay halyeeyadii hore ee xulka Qaranka iyo kuwa Qaaradda Afrika ee kala ah Samuel Etoโ€™o, Jay-Jay Okocha

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanku ay ka gaareen guulo. Kulanka oo

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanku ay ka gaareen guulo.

Kulanka oo
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah ,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Heyโ€™adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane Mahad Maxamed Salaad. Agaasimaha Heyโ€™adda Nabad

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah ,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Heyโ€™adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo Mudane Mahad Maxamed Salaad.

Agaasimaha Heyโ€™adda Nabad
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š๐Ÿ๐š-๐ ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š. Muqdisho, Axad, 01 Juunyo 2025: โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan gaar ah, oo uu

๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š๐Ÿ๐š-๐ ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š.

Muqdisho, Axad, 01 Juunyo 2025: โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan gaar ah, oo uu
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa galabta u ambabaxay Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaas oo uu ku tagayo casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxwaynaha Dalkaas. Raโ€™iisul

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa galabta u ambabaxay Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaas oo uu ku tagayo casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxwaynaha Dalkaas.

Raโ€™iisul
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Raโ€™iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha, ayaa ka wada hadlay xiriirka

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Raโ€™iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha, ayaa ka wada hadlay xiriirka
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Prime Minister Hamza Abdi Barre, who is on an official working visit to Djibouti, met today with President Ismail Omar Guelle at the Presidential Palace in Djibouti City. The two leaders discussed further strengthening the already strong bilateral relations and bonds. Their

Prime Minister <a href="/HamzaAbdiBarre/">Hamza Abdi Barre</a>, who is on an official working visit to Djibouti, met today with President Ismail Omar Guelle at the Presidential Palace in Djibouti City. The two leaders discussed further strengthening the already strong bilateral relations and bonds. Their
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta booqday magaalada taariikhiga ah ee Carta oo ahayd halkii lagu soo unkay Jamhuuriyadda saddexaad ee

At the close of the WAM Annual Meeting, DPM Salah Jama reaffirmed Somaliaโ€™s full commitment to the new 2025โ€“2030 WAM Strategyโ€”marking a bold shift from crisis response to Somali-led solutions, national standards, and long-term stability.#Somalia.

OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa. Raโ€™iisul Wasaaraha, ayaa si gaar ah hambalyo

OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara, si loo ilaaliyo badqabka isgaarsiinta dalka. Kulanka Golaha oo uu guddoominayey

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Xargaha Isgaarsiinta ee Badda hoos mara, si loo ilaaliyo badqabka isgaarsiinta dalka. 

Kulanka Golaha oo uu guddoominayey
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: "๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐๐ง๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š" Muqdisho, Sabti, 14 Juunyo 2025: โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: "๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐๐ง๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š" 

Muqdisho, Sabti, 14 Juunyo 2025: โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda
OPM Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somalipm) 's Twitter Profile Photo

Raโ€™iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Gogosha Wadatashiga Qaran oo maalintii 2-aad ka socota Muqdisho, ayaa ka warbixiyey Siyaasadda Xukuumadda DanQaran ee ku aaddan dhinacyada midnimada, amniga, doorashooyinka,