PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile
PEC

@pecpuntland

Puntland Electoral Commission (PEC) is an independent body with the mandate to conduct free and fair elections in Puntland.

ID: 910412344529948672

linkhttps://pec.pl.so calendar_today20-09-2017 07:56:32

1,1K Tweet

9,9K Followers

15 Following

PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddiga Doorashooyinka Puntland(PEC ) ayaa gaba-gabo marinaya dib u eegis xeerarka Doorashooyinka Qof iyo Codka wajigiisa kowaaad, iyagoo qodobada xeerarka Doorashooyinka mid mid u dul istaagay.

PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa soo gabagabeeyey dib u eegista gudaha (Internal Review) ee qabyo-qoraalka xeerarka Doorashooyinka.

PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddi hoosaadka Xisbiyada Siyaasadda oo uu hogaaminayo Guddomiye ku xigeenka Mudane Abdinur Sheikh Mohamed, ayaa kulamo gaar gaar ah oo lagu dardargelinayo Dimoqraadiyadda la yeeshay Xisbiyada Siyaasadda ee kala ah Xisbiga Runcad iyo Xisbiga Ifiye.

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta kulan ay la qaateen xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Puntland iyo PUNSAA oo ay hoggaaminayso Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka uga hadlay Masada ka qaybgalka iyo kor uqaadida wacyiga Haweenka ee Doorashooyinka qof iyo codka ah.

Guddoomiye Kuxigeenka PEC , ayaa maanta shir-Guddoomiyay kulanka Guddi hoosaadka Xisbiyada Siyaasadda iyo Xisbiyada Siyaasadda ee kala ah Xisbiga Mideeye iyo Xisbiga Shaqaalaha, kaas oo ay uga wada hadleen qorshayaasha guddiga, shaqooyinka iyo qorshayaasha Xisbiyada.

Guddoomiye Kuxigeenka
<a href="/PECPuntland/">PEC</a> , ayaa maanta shir-Guddoomiyay kulanka Guddi hoosaadka Xisbiyada Siyaasadda iyo  Xisbiyada Siyaasadda ee kala ah Xisbiga Mideeye iyo Xisbiga Shaqaalaha, kaas oo ay uga wada hadleen qorshayaasha guddiga, shaqooyinka iyo qorshayaasha Xisbiyada.
PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiye Kuxigeenka PEC, ayaa maanta shir-Guddoomiyay kulanka Guddi hoosaadka Xisbiyada Siyaasadda iyo Xisbiyada Siyaasadda ee kala ah Xisbiga Mideeye iyo Xisbiga Shaqaalaha, kaas oo ay uga wada hadleen qorshayaasha guddiga, shaqooyinka iyo qorshayaasha Xisbiyada.

PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha PEC, Ahmed Mohamoud Omarayaa, shacabka Puntland, kan Soomaalyeed iyo Guud ahaa man ummadda islaamka ahugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah hambalyo ugu diray Ciidamada Difaaca Puntland iyo qoysaskooda.

Guddoomiyaha PEC, Ahmed Mohamoud Omarayaa, shacabka Puntland, kan Soomaalyeed iyo Guud ahaa man ummadda islaamka ahugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah hambalyo ugu diray Ciidamada Difaaca Puntland iyo qoysaskooda.
PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland, Mudane Ahmed Mohamoud Omar, oo uu wehehliyo Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane Abdinur Sheikh Mohamed Is-hak, ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka asbuuclaha ah ee Guddiga oo ay uga wadahadleen shaqooyinka Guddiga.

August 24 2025: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland, Mudane Ahmed Mohamoud Omarr, oo uu wehehliyo Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane Abdinur Sheikh Mohamed Is-hak, ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka asbuuclaha ah ee PEC

August 24 2025: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland, Mudane Ahmed Mohamoud Omarr, oo uu wehehliyo Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane Abdinur Sheikh  Mohamed Is-hak, ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka asbuuclaha ah ee <a href="/PECPuntland/">PEC</a>
PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Garowe talaado 23-9-2025. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland mudane Ahmed Mohamoud Omar, Xoghayaha Guud Asad Ahmed iyo xubno kamid ah guddiga ayaa maanta kormeer ku tegay goobta uu ka socdo dhismaha cusub ee xarunta Guddiga.

Garowe talaado 23-9-2025.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland mudane Ahmed Mohamoud Omar, Xoghayaha Guud Asad Ahmed iyo xubno kamid ah guddiga ayaa maanta kormeer ku tegay goobta uu ka socdo dhismaha cusub ee xarunta Guddiga.
PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha PEC , Mudane Ahmed Mohamoud Omar, oo uu wehehliyo Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane Abdinur Sheikh Mohamed Is-hak, ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka asbuuclaha ah ee Guddiga oo ay uga wadahadleen shaqooyinka Guddiga.

Guddoomiyaha <a href="/PECPuntland/">PEC</a> , Mudane Ahmed Mohamoud Omar, oo uu wehehliyo Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane Abdinur Sheikh  Mohamed Is-hak, ayaa maanta shir Guddoomiyay kulanka asbuuclaha ah ee Guddiga oo ay uga wadahadleen shaqooyinka Guddiga.
PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Garowe 27-11-2025: Waxaa maanta Guddiga iyo Xisbiyada Siyaasada Puntland ugu soo xirmay Shirka wada-tashiga Xeerarka Doorashooyinka ee kala ah: Xeerka Doorashooyinka, Xeerka Xisbiyada/Ururada iyo Xeerka Diiiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka ee Guddiga.

Garowe 3-12-2025: Waxaa maanta Guddiga iyo Bulshada Rayidka Puntland u furmay shirka wada-tashiga Xeerarka Doorashooyinka ee kala ah: Xeerka Doorashooyinka, Xeerka Xisbiyada/Ururada iyo Xeerka Diiiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka ee Guddiga.

Garowe 4-12-2025: Waxaa maanta Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo Bulshada Rayidka Puntland u soo xirmay Shirka wada-tashiga Xeerarka Doorashooyinka ee kala ah: Xeerka Doorashooyinka, Xeerka Xisbiyada/Ururada iyo Xeerka Diiiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka ee Guddiga.

Bosaaso 16-12-2025: Guddiga Doorashooyinka Puntland oo sii wada latashiga xeerarka ee daneeyayaasha ayaa maanta uga furmay Shirka wada-tashiga xeerarka Doorashooyinka, Ururada/Xisbiyada Iyo Diiwaangelinta Codbixiyaha ee Guddiga Iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Boosaaso.

Bosaaso 16-12-2025:
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo sii wada latashiga xeerarka ee daneeyayaasha ayaa maanta uga furmay Shirka wada-tashiga xeerarka Doorashooyinka, Ururada/Xisbiyada Iyo Diiwaangelinta Codbixiyaha ee Guddiga Iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Boosaaso.
PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Bosaaso 17-12-2025: Waxaa maanta Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo Bulshada Degmada Bosaaso u soo xirmay Shirka wada-tashiga Xeerarka Doorashooyinka ee kala ah: Xeerka Doorashooyinka, Xeerka Xisbiyada/Ururada iyo Xeerka Diiiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka ee Guddiga.

Guddoomiyaha Guddiga PEC,Ahmed M Omar & G/K Guddiga,Abdinur Sheekh ayaa maanta shir Guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah. Kulanka maanta ayaa waxa diirada lagu saaray qorshayaasha sanadka cusub oo ay kamid yihiin sii wadida & dardargelinta latashiyada xeerarka ee bulshada.

Guddoomiyaha Guddiga <a href="/PECPuntland/">PEC</a>,Ahmed M Omar &amp; G/K Guddiga,Abdinur Sheekh ayaa maanta shir Guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah.
Kulanka maanta ayaa waxa diirada lagu saaray qorshayaasha sanadka cusub oo ay kamid yihiin sii wadida &amp; dardargelinta latashiyada xeerarka ee bulshada.
PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland, oo uu weheliyo G/K Guddiga ayaa maanta shir Guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee Guddiga. Kulanka ayaa ku saabsanaa qorshayaasha sanadka cusub iyo dardargelinta latashiyada xeerarka ee bulshada qaybeheeda kala duwan. -DHAMMAAD-

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland,  oo uu weheliyo G/K Guddiga ayaa maanta shir Guddoomiyey kulanka asbuuclaha ah ee Guddiga.
Kulanka ayaa ku saabsanaa qorshayaasha sanadka cusub iyo  dardargelinta latashiyada xeerarka ee bulshada qaybeheeda kala duwan.
-DHAMMAAD-
PEC (@pecpuntland) 's Twitter Profile Photo

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo sii wada latashiga xeerarka ee daneeyayaasha ayaa 16-kii bish Boosaaso ku qabtay qabtay Shirka wada-tashiga xeerarka Doorashooyinka, Ururada/Xisbiyada Iyo Diiwaangelinta Codbixiyaha ee Guddiga Iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Boosaaso.

Dhahar 30-12-2025: Waxaa Caawa Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo Bulshada Degmada Dhahar u furmay Shirka wada-tashiga Xeerarka Doorashooyinka ee kala ah: Xeerka Doorashooyinka, Xeerka Xisbiyada/Ururada iyo Xeerka Diiiwaangelinta Codbixiyayaasha.