profile-img
Ogaansho

@OGAA_NSHO

Omar Inshar nin ujeedkiisu yahay in uu kafiicanyah siduu shalay ahaa .

calendar_today29-04-2017 19:39:03

5,1K Tweets

75,0K Followers

139 Following

Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Malaaikta waxay leeyihiin cuquul aanan shahwo lahayn , xoolahana shahwo aanan caqli lahayn , banii aadamkana caqli iyo shahwo , qofkii caqligiisa ka guulaystaa shahwadiisa wuxuu ku biiri malaaikta qofkii shahwadiisa ka xoog badisaana wuxuu ku biiri xoolaha '

Oraah loo nisbeeyo

Malaaikta waxay leeyihiin cuquul aanan shahwo lahayn , xoolahana shahwo aanan caqli lahayn , banii aadamkana caqli iyo shahwo , qofkii caqligiisa ka guulaystaa shahwadiisa wuxuu ku biiri malaaikta qofkii shahwadiisa ka xoog badisaana wuxuu ku biiri xoolaha ' Oraah loo nisbeeyo
account_circle