Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profileg
Ogaansho

@OGAA_NSHO

Omar Inshar nin ujeedkiisu yahay in uu kafiicanyah siduu shalay ahaa .

ID:858405288491315203

linkhttp://www.youtube.com/ogaansho calendar_today29-04-2017 19:39:03

5,1K Tweets

75,0K Followers

139 Following

Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Waxa lagu magacaabo khubarada galbeedka waa noolayaal ka samaysan jahli iyo aqoon xumo juquraafiyadeed aadan waligaa arag .

Noolahaan ka cabanaayo jahliga juquraafiyadeed wuxuu simaayaa koonfurta sudan iyo Somaliland 😝 asagoona ogayn in soomaalidu isku diin isku af yihiin hal

account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Xusuus : Maalinkuu bush ku dhawaaqay dagaalku in uu yahay saliibi ' this Crusade ' yacnii jihaad masiixi barakaysan 😀
laakiin waa beesha caalamka , isbahaysiga caalamiga ah ee www ........

account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

20kii sano ee u dambeeyay waxaa is dilay 60,000 oo askar hore ameerikaan ah taasoo ka dhigan in maalin wlaba ay is dilaan 20 askar rugcadaa ah kuwa ka qayb galay dagaaladii Vietnam , Ciraaq , Afghaanistaan
sabab ?
Askarigu markuu dagaalka ka fariisto wuxuu dib u soo

20kii sano ee u dambeeyay waxaa is dilay 60,000 oo askar hore ameerikaan ah taasoo ka dhigan in maalin wlaba ay is dilaan 20 askar rugcadaa ah kuwa ka qayb galay dagaaladii Vietnam , Ciraaq , Afghaanistaan sabab ? Askarigu markuu dagaalka ka fariisto wuxuu dib u soo
account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Ninkaan waa Matthew Bryden khabiir siyaasi Canadi ah
tvga abi axmed hadal ay maqlaayaan dhamaan itoobiyaanka ayuu yiri :

' Dowlada federaalka soomaaliya waa mashruuc ku dhisan taageerada dibadeed waa shay aanan jiri karin taageero shisheeye la'aantii , wuxuu sii raaciyay

Ninkaan waa Matthew Bryden khabiir siyaasi Canadi ah tvga abi axmed hadal ay maqlaayaan dhamaan itoobiyaanka ayuu yiri : ' Dowlada federaalka soomaaliya waa mashruuc ku dhisan taageerada dibadeed waa shay aanan jiri karin taageero shisheeye la'aantii , wuxuu sii raaciyay
account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Amiirka Hurdo : 20 sano ayaa u buuxsantay koomada uu ku jiro Al Waliid Bin khaalid
2005 asagoo gaari ka xaynaayo ayuu shil culus galay maskaxda dhiig uga furmo 18 sano ayuu jiray taasoo ka dhigan maanta in uu jiro 38 sano

Maalinkaas ilaa iyo hadda koomo ayuu ku jiraa nafta

Amiirka Hurdo : 20 sano ayaa u buuxsantay koomada uu ku jiro Al Waliid Bin khaalid 2005 asagoo gaari ka xaynaayo ayuu shil culus galay maskaxda dhiig uga furmo 18 sano ayuu jiray taasoo ka dhigan maanta in uu jiro 38 sano Maalinkaas ilaa iyo hadda koomo ayuu ku jiraa nafta
account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Villa Somalia ma ku dhiiran kartaa sidaan oo kale ?
Dalka Niger ayaa ciidanka maraykanka amar ku siiyay in uu reer yadiisa ka qaato dalkaas waana mida socoto ciidanka maraykanka ayaa bilaabay in uu ka baxo dalkaas .

Arrinkaan wuxuu imaaday kadib markuu shacabku banaan baxay in

Villa Somalia ma ku dhiiran kartaa sidaan oo kale ? Dalka Niger ayaa ciidanka maraykanka amar ku siiyay in uu reer yadiisa ka qaato dalkaas waana mida socoto ciidanka maraykanka ayaa bilaabay in uu ka baxo dalkaas . Arrinkaan wuxuu imaaday kadib markuu shacabku banaan baxay in
account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Waxaan daawaday film Documentari uu sameeyay DW tuulooyinka iyo magaalooyinka yar yar ee talyaaniga in ay haawanaayaan dad la'aan , sida marwadaan ku nool kaligeed tuulo weyn oo laga guuray , waxaa sii dheer shay talyaaniga ka jiro baryahaan iibinta guryaha sicir aad u hooseeyo

Waxaan daawaday film Documentari uu sameeyay DW tuulooyinka iyo magaalooyinka yar yar ee talyaaniga in ay haawanaayaan dad la'aan , sida marwadaan ku nool kaligeed tuulo weyn oo laga guuray , waxaa sii dheer shay talyaaniga ka jiro baryahaan iibinta guryaha sicir aad u hooseeyo
account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Calan Miinaysan : Daanta galbeed daafaha ramalla , koox yuhuud ah ayaa arkay calankaan oo meesha ka mudan cay kadib mid ayaa go'aansaday in uu meesha ka tuuro laakiin .....
waa muuqaalka ugu shidan hadda caalamka ..

account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Mar kale xaqiiqada qowmka :
Ninkaan waxaa lagu magacaabaa Rick Allen waa xubin baarlamaan maraykan ah wuxuu leeyahay
Maxay jaamacada Colombia si weyn ugu taageeri la'dahay israaiil ' waa ballantii ilaahay u qaaday ibraahiim barakaytnta israaiil ma waxaad rabtaa in jaamacada

account_circle
ناصر بن راشد النعيمي(@AlnuaimiNasser1) 's Twitter Profile Photo

أقرّ مجلس النواب الأمريكي 26.4 مليار دولار لمساعدة إسرائيل،ويشمل التمويل 4 مليارات دولار نظامي الدفاع الصاروخي الإسرائيلية، 'القبة الحديدية' و'مقلاع داود'، و1.2 مليار دولار لنظام الدفاع 'الشعاع الحديدي'، الذي يتصدى للصواريخ قصيرة المدى وقذائف الهاون.
كما تشمل الحزمة 4.4 مليار

account_circle
Ogaansho(@OGAA_NSHO) 's Twitter Profile Photo

Xaqiiqad Dagaalka : Diinteena Ayaa na amrayso in aan israaiil taageerno : Hadalkaas ninka leh ma ahan qof caadi ah waa madaxa golaha baarlamaanka maraykanka ( United States House of Representatives )

account_circle