Somalia National Football Team (SFF) #OceanStars
@nationalsomalia
Somalia national football team, nicknamed the Ocean Stars, represents Somalia in international football and is controlled by the Somali Football Federation.
ID: 1170802209841434624
https://footballsomalia.so 08-09-2019 20:53:04
348 Tweet
1,1K Followers
8 Following
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana.