Mursal Isse🇸🇴 (@mursalise) 's Twitter Profile
Mursal Isse🇸🇴

@mursalise

SNA-DANAB🇸🇴

ID: 1155542108268302336

linkhttps://m.me/Mursalsse calendar_today28-07-2019 18:14:42

3,3K Tweet

16,16K Takipçi

582 Takip Edilen

Mursal Isse🇸🇴 (@mursalise) 's Twitter Profile Photo

Alxm waxaa maanta reerka ku soo biiray wiil isaga iyo hooyadiina waa cafimaad qabaan waa ilahay mahadii awlaadu waa hadyad ilahay bixiyo masha alllh aabe noqo mid dalkiisa iyo diintiisa dadkiisa anfaca oo baariya❤🤲

H.A.K (@eofsecurityms) 's Twitter Profile Photo

Habalyo walal mursal iyo Dumashi Alla mahad leh oo idinku irsaaqay wiil maanta. Alle ha ka dhigo kii DDD anfaca. Amiin x.com/MursalIse/stat…

Nada Dhouh (@ndhouh) 's Twitter Profile Photo

Walaalaha wada dhashay Amb Iftin Hussein Sudi Sowda Sudi Wax ka qalbi wanaagsan ma jiro Halkana kula saaxib ahay Hal habeena codkooda maqlay hadana maasha allah inaa in badan aqaana mooda say kuso dhaweynayn Kartidooda waad yaabaysaa #ilmasuudi Nolosha idilkeed farxad ku dhamaysta 🥰😍

Walaalaha wada dhashay <a href="/IftinSudi/">Amb Iftin Hussein Sudi</a> <a href="/SowdaSudi/">Sowda Sudi</a> 

Wax ka qalbi wanaagsan ma jiro
Halkana kula saaxib ahay  
Hal habeena codkooda maqlay hadana maasha allah inaa in badan aqaana mooda say kuso dhaweynayn
Kartidooda waad yaabaysaa 
 #ilmasuudi
Nolosha idilkeed farxad ku dhamaysta 🥰😍
Mursal Isse🇸🇴 (@mursalise) 's Twitter Profile Photo

Wax yar ayaa hadhay fadhiga halaga kaco plz rer hiiraan gobanimo ayey sameeyen waana garab istagnay Shabelada hose iyo shabelada iyo galgadud Bay iyo bakool iyaguna waa ku soo dabo jiraan Somali haday bararugtay waa masha allh anaguna hiil iyo hoo waa idin la garab taaganahay🇸🇴💪

Gudoomiye Cali jayte 10,00$ ku doonsiiyey labo wiil oo xooga dalka ah oo shalay labo nin oo Khawaarij ah ku dilay muqukuri🇸🇴💪

Gudoomiye Cali jayte 10,00$ ku doonsiiyey labo wiil oo xooga dalka ah oo shalay labo nin oo Khawaarij ah ku dilay muqukuri🇸🇴💪