Dr.Mohamed Ali Farah (@drmohamedafarax) 's Twitter Profile
Dr.Mohamed Ali Farah

@drmohamedafarax

Public Figure | Politician | PhD

ID: 1131123641134006273

calendar_today22-05-2019 09:04:26

44 Tweet

241 Followers

95 Following

H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

It was great to lay the foundation stone for the construction of a new building for Ministry of Planning, Economic Development and International Cooperation of Government of #Puntland, #Somalia.

It was great to lay the foundation stone for the construction of a new building for Ministry of Planning, Economic Development and International Cooperation of Government of #Puntland, #Somalia.
Dr.Mohamed Ali Farah (@drmohamedafarax) 's Twitter Profile Photo

Xiisadda ka dhextaagan hoggaanka Dawladda Federaalka ayaa kasii daraysa, taasoo keeni karta isku-dhac ciidamada kala raacsan labada hoggaamiye. Haddaba; waxaan ku talinaynaa in caqligu shaqeeyo, dalkana loo turo, si loo bilaabo doorashada Golaha Shacabka oo madlan.

Dr.Mohamed Ali Farah (@drmohamedafarax) 's Twitter Profile Photo

#Puntland waxay u jihaysatay doorashada madlan 25/10/2021, taasoo ka dhacaysa Degmooyinka kala ah: Qardho, Ufayn iyo Ayl. waxaana si xawli ah ugu diyaargaroobay ururrada siyaasadda ee ku tartamaya golayaasha deegaanka ee degmooyinkaas. Ifafaale fiican muuqda ee aan taageerno.

Xoosh Docol ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@xooshdocol) 's Twitter Profile Photo

#Ikran4Justice - Madaxweyneheennu haddii uu mucaaradka ku eedayn jiray qaran-dumis maanta asagaa ku eedaysan; Daddaalad-diid, Dulmiye & dumiye intaba. Rah baa la yiri; "Biyo ka warran", suu yir; "Dabadayda ha laga dayo". Hadda caddaalad darrada Farmaajo maammulkiisa ha laga dayo.

#Ikran4Justice - Madaxweyneheennu haddii uu mucaaradka ku eedayn jiray qaran-dumis maanta asagaa ku eedaysan; Daddaalad-diid, Dulmiye & dumiye intaba. Rah baa la yiri; "Biyo ka warran", suu yir; "Dabadayda ha laga dayo". Hadda caddaalad darrada Farmaajo maammulkiisa ha laga dayo.
Dr.Mohamed Ali Farah (@drmohamedafarax) 's Twitter Profile Photo

Soomaaliya waxaa ka dhacay isbedel, waxaana la doortay madaxweyne cusub, waa in isbeddel la taaban karo ku yimaadaa hab-dhaqanka siyaasadeed ee Soomaalida, waxaana arrintaas hormuud u noqon kara madaxweynaha cusub Xassan Sh. Maxamuud.

Xoosh Docol ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@xooshdocol) 's Twitter Profile Photo

Riโ€™da oggolka ah, badanaa waa la iska maalaa inta ay istaagto. Halka riโ€™da dhibka badan garka iyo gafuurka la isu qabto. Caanaha godolka ka horreeya waxaa la dhahaa XOOX, caanaha godolka ee ugu dambeeya na waxaa la dhahaa DHARAQ. Bal maxaa ka xusuusataa? #BiciidMagazine

Dr.Mohamed Ali Farah (@drmohamedafarax) 's Twitter Profile Photo

Nabadaa naas la nuugo leh, aan ka wada shaqayno ilaalinta nabadgelyada magaalada Garowe, khilaafka siyaasadeedna wadahadal iyo isfahan baa xal u ah.

Hassan shegow๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช (@sheegow99) 's Twitter Profile Photo

Damuljadiid dastuurka xagee ulla Ordi rabaan Senator Cabdi Qeydiid ,Ninkii Dastuurka aan Lagu midaysaneyn daabaca Darajaduu doono Ha Lahaado Asiga ayaa qaadaaya Mas'uuliyadda & Dhibta ka dhalata ....

Dr.Mohamed Ali Farah (@drmohamedafarax) 's Twitter Profile Photo

Doodda dastuurka Soomaaliya waa mid culus, waxaana muuqanaya in lagu kala fogyahay falsafada waxka beddelka dastuurka, arrintaan sida fudud loogu ordayo, waxay dhaawacaysaa midnimada iyo wadajirka dalka, halaga fiirsado.

The Daily Somalia (@thedailysomalia) 's Twitter Profile Photo

#Puntland's President Said Deni is set to depart for the #UAE tomorrow, with a stopover in #Ethiopia, following Puntland's decision to withdraw recognition of #Somalia's Federal Government led by President Hassan Sheikh. This move coincides with President Hassan's recent visit to

#Puntland's President Said Deni is set to depart for the #UAE tomorrow, with a stopover in #Ethiopia, following Puntland's decision to withdraw recognition of #Somalia's Federal Government led by President Hassan Sheikh. This move coincides with President Hassan's recent visit to
Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Bismillahโ€ฆ I had the pleasure of meeting Deputy Commissioner of Higher Education Dr. Mohamed Ali Farah today. Beyond getting acquainted with each other, we discussed a number of challenges & opportunities facing the higher education sector. Dr. Farah is a consummate

Bismillahโ€ฆ

I had the pleasure of meeting Deputy Commissioner of Higher Education Dr. Mohamed Ali Farah today. 

Beyond getting acquainted with each other, we discussed a number of challenges & opportunities facing the higher education sector. 

Dr. Farah is a consummate
Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Anigoo ku hadlaaya magaca Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare ee Soomaaliya waxaan tahniyad iyo bogaadin u dirayaa dhamaan waalidiinta, macallimiinta & ardayda ka qeybgashay kuna guuleystay imtixaanka dugsiga sare ee sannad-dugsiyeedka 2025. Iyadoo dhamaan Ardayda u fariisatay iyo

Anigoo ku hadlaaya magaca Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare ee Soomaaliya waxaan tahniyad iyo bogaadin u dirayaa dhamaan waalidiinta, macallimiinta & ardayda ka qeybgashay kuna guuleystay imtixaanka dugsiga sare ee sannad-dugsiyeedka 2025. 

Iyadoo dhamaan Ardayda u fariisatay iyo
Marag Magazine (@maragmagazine) 's Twitter Profile Photo

๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฌ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ท๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด ๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฒ ๐—ฎ๐—ต. ๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ญ๐˜ข ๐˜ฅ๐˜ฆ๐˜จ ๐˜Œ-๐˜ฑ๐˜ข๐˜ฑ๐˜ฆ๐˜ณ๐Ÿ‘‰tinyurl.com/3rxafe86

๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฌ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ท๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด ๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฒ ๐—ฎ๐—ต.

๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ญ๐˜ข ๐˜ฅ๐˜ฆ๐˜จ ๐˜Œ-๐˜ฑ๐˜ข๐˜ฑ๐˜ฆ๐˜ณ๐Ÿ‘‰tinyurl.com/3rxafe86
Marag Magazine (@maragmagazine) 's Twitter Profile Photo

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป: ๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ถ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต โœ๏ธDr Maxamed Cali Faarax ๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ฉ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ๐Ÿ‘‰tinyurl.com/3x8enp3w

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ป: ๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ถ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต

โœ๏ธDr Maxamed Cali Faarax

๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ฉ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ๐Ÿ‘‰tinyurl.com/3x8enp3w
Abdinur Sheikh Mohamed (@abdulnuursheikh) 's Twitter Profile Photo

Bismillahโ€ฆ. โ€œ Weep like a [baby] for the land you could not defend like a man." Quote from Aisha, mother of Muhammad XII, the last Muslim Amir of Andalusia circa 1492 as he surrendered the Alhambra Palace to Catholic Monarchs. These timeless words ring true to this day for

Bismillahโ€ฆ.

โ€œ Weep like a [baby] for the land you could not defend like a man." 

Quote from Aisha, mother of Muhammad XII, the last Muslim Amir of Andalusia circa 1492 as he surrendered the Alhambra Palace to Catholic Monarchs. 

These timeless words ring true to this day for
Marag Magazine (@maragmagazine) 's Twitter Profile Photo

๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ: ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ โœ๏ธ Dr Maxamed Cali Faarax ๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ฉ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ ๐Ÿ‘‰tinyurl.com/5fyntz8u

๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ: ๐—ง๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ

โœ๏ธ Dr Maxamed Cali Faarax

๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ฉ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ ๐Ÿ‘‰tinyurl.com/5fyntz8u
Marag Magazine (@maragmagazine) 's Twitter Profile Photo

๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿญ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ท๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด. ๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ฉ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ ๐˜Œ-๐˜ฑ๐˜ข๐˜ฑ๐˜ฆ๐˜ณ๐Ÿ‘‰๐Ÿ“– tinyurl.com/2df2ffr9

๐—–๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿญ-๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ท๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด.

๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ฉ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ ๐˜Œ-๐˜ฑ๐˜ข๐˜ฑ๐˜ฆ๐˜ณ๐Ÿ‘‰๐Ÿ“– tinyurl.com/2df2ffr9
ุนุงุฏู„ ุญู†ูŠู ุฏุงูˆุฏ (@davut1374) 's Twitter Profile Photo

ุฃู…ุฑูŠูƒุง ุงู†ู‡ุฒู…ุช ููŠ ุงู„ุฎู„ูŠุฌ ู„ู…ุงุฐุง ุŸ. ู„ู„ุฃุณุจุงุจ ุงู„ุชุงู„ูŠุฉ : * ุฃูˆุฑูˆุจุง ู„ุฃูˆู„ ู…ุฑุฉ ู…ู†ุฐ ุงู„ุญุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠุฉ ุงู„ุซุงู†ูŠุฉ ุชู‚ูˆู„ุง ู„ุงุŒ ู„ุณู†ุง ุนุจูŠุฏุงู‹ ู„ูƒ ุจุนุฏ ุงู„ุขู† * ุงู„ุนุฑุจ ู‚ุงู„ูˆุง ู„ุงุŒ ุฏูุนู†ุง ู„ูƒ ุฃู…ูˆุงู„ู†ุง ู„ุชุญู…ูŠู†ุง ููุดู„ุชุŒ ูˆู„ู† ู†ุฏูุน ู„ูƒ ุฑุฌุงู„ู†ุง ู„ูŠู‚ุงุชู„ูˆุง ู†ูŠุงุจุฉ ุนู† ุฑุฌุงู„ูƒ ุงู„ุฌุจู†ุงุก ูˆูŠูƒูˆู†ูˆุง ุญุทุจุงู‹ ู„ู…ุบุงู…ุฑุงุชูƒ * ุงู„ุฃูƒุฑุงุฏ ู‚ุงู„ูˆุง ู„ุงุŒ

Marag Magazine (@maragmagazine) 's Twitter Profile Photo

๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป-๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ: ๐—œ๐˜€๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ, ๐—ซ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ-๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต Qore: Dr.Mohamed Ali Farah ๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ฉ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ ๐Ÿ‘‰tinyurl.com/4mrtpry4

๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป-๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ: ๐—œ๐˜€๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ, ๐—ซ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฎ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ-๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต

Qore: <a href="/DrMohamedAFarax/">Dr.Mohamed Ali Farah</a> 

๐˜๐˜ข๐˜ญ๐˜ฌ๐˜ข๐˜ฏ ๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฌ๐˜ฉ๐˜ณ๐˜ช๐˜ด๐˜ฐ ๐Ÿ‘‰tinyurl.com/4mrtpry4