Naasir Maxamed Boobe (@boobemohamed) 's Twitter Profile
Naasir Maxamed Boobe

@boobemohamed

Former somali dictator, former Geeljire hore, .Dictator Naasir

ID: 1358874689775493127

calendar_today08-02-2021 20:26:09

1,1K Tweet

708 Followers

364 Following

Ⓜ️OALIM (@moalim23) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Haramcad waxay bilaabeen u aargudida Shahiidkeen FARXAAN QAROOLE. DIGNIIN Cadowga Dagaal Toos Ah idinkuma aado Ee Miinoyinka Iska Eega!. Insha Allah Guul, Ciidankeeygow🇸🇴🙌 @NEWSYL15 @Sabuul_Galeey @Wadani_Hubeysan Safia Saciid Naasir Maxamed Boobe halima y Muhsin

Ciidanka Haramcad waxay bilaabeen u aargudida Shahiidkeen FARXAAN QAROOLE. DIGNIIN
Cadowga Dagaal Toos Ah idinkuma aado Ee Miinoyinka Iska Eega!.
Insha Allah Guul, Ciidankeeygow🇸🇴🙌
@NEWSYL15
@Sabuul_Galeey @Wadani_Hubeysan Safia Saciid Naasir Maxamed Boobe halima y Muhsin
Naasir Maxamed Boobe (@boobemohamed) 's Twitter Profile Photo

Allaha u naxariisto inta ku dhimatay Qaraxyada Beledweyne. Dhaawaca allaha bogsiiyo. Argagaxisada naf-caariga waa in si wadajir ah loola dagaalama loona ciribtiraa qowlaysatada arxanka daran.

Suleiman Hashi (@suleimanhashi) 's Twitter Profile Photo

Reer Hiiraan hada way u cadaatay in Dagaalka lagagga baxay, waxan sheegaynay waa intan, waar Dagaal qabiil laguma guulaysto, waxanni waa Argagixiso caalami ah, waa FEKER, Mab'da dawli ah iyo aragti qaran uun baa lagu jabin karaa. Allow Soomaali hogan sii.

Naasir Maxamed Boobe (@boobemohamed) 's Twitter Profile Photo

Mooryaanta #MBB waxaan leeyahay habaar lagu kari wa calimka soomaaliyeed #shekhxirsi wa shekh bulshada somaliyed ku dhaadato eebe karaameyay allaha sharfo Sheikh Abdi Hersy Kooshin @KarkaarShuayb @CaliMacalin71 @Sabuul_Galeey fadlan mooryantan hala Bari qiimaha ay leyihin culimada

War aniga #kalitalisnimada sharaf baa u arkaa walaahi, #Dictator-ka waa haybad eebe bixiyo 😁ee nacas walbo helin . Ani isoodhaha dictator baa tahay aan idin duceeyee MBB 🤣🤣 wa dawakhdeenee 🤣

Naasir Maxamed Boobe (@boobemohamed) 's Twitter Profile Photo

Ileen gafana dhiig helay jaqid kamadaayo #damujadid ma dayso dhaca iyo hunguriyaynta shaqaalaha iyo boobka hantida qaranka #Nomoredamushabab Durba waa bilaabeen damujadid wa bilaa iimaan 🤣🤣Hassan Sheikh Mohamud ilaahay ka baq

Ileen gafana dhiig helay jaqid kamadaayo #damujadid ma dayso dhaca iyo hunguriyaynta shaqaalaha iyo boobka hantida qaranka #Nomoredamushabab
Durba waa bilaabeen damujadid wa bilaa iimaan 🤣🤣Hassan Sheikh Mohamud ilaahay ka baq
Safia Saciid (@safia8885079) 's Twitter Profile Photo

@CaliMacalin71 Abdiaziz Hassan Mohamed 🇸🇴 🇪🇹 🇪🇷 The HOA Warrior Naasir Maxamed Boobe @Wadani_Hubeysan Kentucky Gamefowl Society Tahir @MikaelMohamed5 Fatimo @Mahraj01 Allaha la garab galo lakiin yeey noqonin sida kuwa laga sheegaayo dhabarka in laga toogto Ciidanka Ciidanka ha fojignadan yaan loo soo adegsan ciidan reer bay Somaliya sheydhan aya ku dhex shaqeysto oo aan Rabin Nabad in ay noqoto Somaliya insha allah kheyr badan

Elham Ishmael ✍︎ (@eishmael_) 's Twitter Profile Photo

Team Nabad iyo Nolol for your bravery, hard work, and dedication to our country, thank you. Keep on fighting champions ❤️❤️

Team Nabad iyo Nolol for your bravery, hard work, and dedication to our country, thank you. Keep on fighting champions ❤️❤️