Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile
Abdirahman Abdirisak

@abdirahmansom

Chairman of @Punsaa_pl, Executive Director at @Tadamunsocial Society, striving to improve the lives of many Somalis. RTs ≠ endorsement!

ID: 336316917

calendar_today16-07-2011 03:01:23

2,2K Tweet

1,1K Followers

1,1K Following

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

Waa Qarracan iyo murug dagaallada sokeeye ee tusbaxa furtay noqday oo aan joogsanayn oo sida bahalnimada ah Soomaali u dirirayso oo diin iyo dhaqan midna aan la xeerinayn. Waa Dab baxaya oo fidaya guri walbana gubaya, hadaan loo wada kicin oo balaayada aan layska qaban wallee

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

I started reading 'Lords of Poverty' at the beginning of 2025. I will try to summarize what I have read and reflect on our context and humanitarian aid in East Africa once I finish it.

I started reading 'Lords of Poverty' at the beginning of 2025.

I will try to summarize what I have read and reflect on our context and humanitarian aid in East Africa once I finish it.
Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

Sanadka cusub go'aan qaado, naftaada isbadal ku samee. Maalinkii 30 daqiiqo kaliya wax akhri. 12 book ka badan sanadkii waad akhrin. Wax joogtee, isbar inaad wax yar qabato oo joogta ah. "أحب الأعمال إلى الله أدومها وإن قل"

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

The VOA Somali Branch provided daily news updates for Somali speakers on politics, economics, and social events in the Horn of Africa. The cessation of this important broadcasting service has left the community without crucial insights into the region's realities and has silenced

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

Dadka xilalka inoo haya haday gabeen masuuliyadii ay ummadda hayeen waxay ahayd inay xishoodaan oo ay aamusaan. Wax qabad la’aantooda waxaaba ka sii daran waxay barayaan faca soo koraya iyo fahamka siyaasadda ay ka qaadanayaan ee ah aflagaadada iyo marin habaabinta. Jaamacadaha

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

Runta aan isu sheegno: Reer Mudugow dilkan iyo habeen walba inaad daawanaysaan fintada oo faraha kasii baxaysa goormaad talo iyo go'aan ka gaaraysaan. Mid ogaada hadaad isleedihiin dowlad iyo ciidan baa wixii aad dayacdeen wax ka qaban kara malaad ku hurudaan. Beelaha reer

Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA) (@punsaa_pl) 's Twitter Profile Photo

PUNSAA was honored to host Eric Robinson, Associate Director, Africa at the National Endowment for Democracy (NED). His extensive experience in promoting Somali civil society is invaluable. We deeply appreciate his visit and look forward to continuing our vital collaboration!

Heritage Institute (@hipsinstitute) 's Twitter Profile Photo

Our Executive Director, Mursal Saney, and Deputy Director, Dr. Abdirashid Ismail, paid a courtesy visit to Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA) in Garowe. They were warmly received by Chairman Abdirahman Abdirisak, Executive Director Dahir Farah Hussein, BoD Member Shukri Hashi Jama, Finance Manager

Our Executive Director, Mursal Saney, and Deputy Director, Dr. Abdirashid Ismail, paid a courtesy visit to <a href="/Punsaa_PL/">Puntland Non-State Actors Association (PUNSAA)</a> in Garowe. They were warmly received by Chairman Abdirahman Abdirisak, Executive Director Dahir Farah Hussein, BoD Member Shukri Hashi Jama, Finance Manager
GEED Forum (@geedforum) 's Twitter Profile Photo

The forum began with a panel discussion on the status of illegal migration, the challenges and potential solutions to the problem. The discussion revolved around reforming education, creating employment opportunities, awareness raising and reigniting hope for youth.

The forum began with a panel discussion on the status of illegal migration, the challenges and potential solutions to the problem. The discussion revolved around  reforming education, creating employment opportunities, awareness raising  and  reigniting hope for youth.
Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

10 Dardaarran oo aan nolosha ka bartay: Markastoo Cimri ii kordho, waxaa ii cadaanaya arimo dhallinyaranimadaydii iga qarsoonaa, gadgadoonka noloshana waxaan ka bartay wax aanan ka barteen kutubta kaliya. Socdaalkaas nolosha aan galay, ayaan idinkala wadaagayaa 10 dardaarran aan

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

Ibnu Khalduun ayaa laga hayaa: "Caamada haddii ay siyaasadda gasho ama ay ka hadasho, waxay fasahaadisaa nidaamkeeda." Haatan, dowladda Puntland ayay tahay inay maamusho arinta Markabka ee ma ahan wax lagu jaangoynayo hawada iyo jacaylka dadweynaha oo maanta qofba dhinac u

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

Siyaasadda Soomaaliya marka la joogo dadku waa labo: 1- Dad og waxay ka shaqaynayaan oo haya shaqo ay wax ku hagaajiyaan ama ay wax ku bi’iyaan. 2- Iyo koox ku kallifan oo uga shaqeeya dameeri dhaan raacday, kuwa duruuftu ku khasabtay iyo kuwa iyagoon is ogeyn isku dhex arkay

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

Shirka Horumarinta gobolka Mudug waxaan u rajaynayaa inuu miro-dhalo, waana ku mahadsantahay Dowladda, Guddiga shirka, Guddiga horumarinta Gaalkacyo iyo Odayaasha gobolka. Horumarka in caqliga iyo cududa loo mideeyo waa midka uu kaga soo maaxan karo tallaabooyin dhaxalgal u

Abdirahman Abdirisak (@abdirahmansom) 's Twitter Profile Photo

Shirka Madasha Arimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (Country Humanitarian Forum - CHF 2025) ee maanta ka furmay magaalada Baydhabo waxaan rajaynayaa inay deeqaha dunida oo sii gabaabsi ah ay soomaalidu xaqiiqsato inay cid kale isku hallaynin oo ay la timaado hab ay kuwajihi karto

إن الظلم والفساد المترسِّخ في الطبقتين السياسية والمالية قد أفرزا جيلاً جديداً لا يرى في الانتماء العِرقي أو الديني معياراً للولاء، بل ينحاز إلى المظلومين وينادي بالعدالة. ويُعد زهران ممداني نموذجاً مبكّراً لحراك عالمي يتبلور في مواجهة الظلم والظلام الذي انزلقت إليه البشرية. أما

إن الظلم والفساد المترسِّخ في الطبقتين السياسية والمالية قد أفرزا جيلاً جديداً لا يرى في الانتماء العِرقي أو الديني معياراً للولاء، بل ينحاز إلى المظلومين وينادي بالعدالة.
ويُعد زهران ممداني نموذجاً مبكّراً لحراك عالمي يتبلور في مواجهة الظلم والظلام الذي انزلقت إليه البشرية.
أما