Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile
Drs Xurmo Guray.

@xurmoxamdi

hadad tabacdid doolar, diinar iyo geel tigaad daaqa, doonistaada oo idil hadad daruurahaas gaadhid.................

❤️taageere SAY WALAHI 🕊️🥰💯.

ID: 1479913634285473794

calendar_today08-01-2022 20:34:41

7,7K Tweet

3,3K Followers

880 Following

Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile Photo

waxuu ahaa imtixaankii shahaadiga ahaa ee pl goobtuna waa badhan , sanaag puntland 2025. pl ma aha meel dadkeeda qol mugdi ah oo dayacan lagu afduubto, wax yalaha aan layabay waxa kamid ahaa saaka in dad lagayeen imtixan pl ah laguma galin. intaas waxaa dheer , imtixan

Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile Photo

hadii runtu wax tarayso ugasad adaa dalka inta kala gowsay ugu horeeyay maantana dal baan ahay aqalka cad hortiisa sawir ugu soo galay, marka guryo noqodka aan qaabays nayn maad inaga daysid.

Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile Photo

orwkaa marku xarig la an yahay socod dheer socda, xamsana suudoono ayuu u hadlayaa madaba uusan u jeedin gabood falka uu umada kagalay in aysan cidina kala xisabtamayn.

Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile Photo

waxaan akhriyay waxay isla soo bikaacisay gabadhan , waxa ugu wayn waa muqdishuu katagay oo garowe ayuu tagay, tusaale in aad qasri dagantahay oo aad u dheelmatay guriga aad seexatid, intaas unweeye. muqdishu waa magaalo madaxda umada somaliyeed mana qaado dadka oo dhan,

waxaan akhriyay waxay isla soo bikaacisay gabadhan , waxa ugu wayn waa muqdishuu katagay oo garowe ayuu tagay,  tusaale in aad qasri dagantahay oo aad u dheelmatay guriga aad seexatid, intaas unweeye. 

muqdishu waa magaalo madaxda umada somaliyeed mana qaado dadka oo dhan,
Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile Photo

dad waa wayn oo cilad kadhigay nin hebel ayaa wiil hebel abti u ah 😃, ninkastaa wiil ayuu abti uyahay, wiilkastaana abti waa leeyahay, maxaa gaara oo aad keenteen ? waxkasta oo lasheegi lahaa oo afkaar ah waa lagaran waayay ama waa lawaayay markaasaa halkaas lagaaray, fool

Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile Photo

pl waa meel lagu guuro lagana guuro waana in ay fahmaan dadka pl. waxaa imanaya siyaasi aan qorshe dowladeed lahayn aqoon lagu sameeyana cayr ka ah , kadib waxuu kabilaabayaa pl wadooyin iyo tekaday leedahay oo uu ku celcelinayo.

Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile Photo

HSM ragaan iyo caruurtii uu cajiinka kadaadinayay hooyooyinkoodna ka oohinayay in aysan iskaga khaldamin ayaan usheegayna. sharciga hadii labaal maro ragu waa simanyahay ee hala ogaado.

HSM ragaan iyo caruurtii uu cajiinka kadaadinayay hooyooyinkoodna ka oohinayay in aysan iskaga khaldamin ayaan usheegayna.

sharciga hadii labaal maro ragu waa simanyahay ee hala ogaado.
Drs Xurmo Guray. (@xurmoxamdi) 's Twitter Profile Photo

aar sidan maxay tahay ? 😄😄😄 ayagaaba kawaalay , NN hadiiba ay halkaas gaartay oo laga dhex walabaysanayay haadaan baa looga tilaabsaday .

Ina-Cigaal 🇺🇸☕️ (@nimcoe) 's Twitter Profile Photo

Politics is a game of rules, and insults aren’t free fire. The Kacaan women may have forgotten that not every man can be mocked. But let this be a reminder —